Somalia: Suspected US airstrike targets Al-Shabaab positions
MOGADISHU, Somalia - A suspected US military airstrike was reported in the Middle Shabelle region, targeting Al-Shabaab-held areas amid stepped-up military operations.
A local resident, who asked to remain anonymous, told Radio Shabelle by phone that the fighter jets dropped bombs on rural locations around the Ruunnirgood district on Monday.
The central town which is among several key villages recaptured by the...
Diyaarado dagaal oo duqeymo culus ka gaystay xadka Sh/Dhexe iyo Galgaduud
AADAN YABAAL (SMN) - Wararka naga soo gaaraya Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in maanta diyaarado dagaal ay duqeymo xoogan ka gaysteen agagaarka degmada Ruun-nirgood ee gobolkaas, halkaas oo ay ku sugan yihiin Al-Shabaab.
Duqeymaha ayaa waxaa lagu soo wariyay inay billowdeen saaka aroortii hore, ayada oo xoogooda laga dareemayo xadka u dhexeeya gobollada Shabeelaha Dhexe iyo Galgaduud.
Ilo dadka deegaanka ah...
Sawirro: Ra’iisul Wasaare Xamsa oo si diiran loogu soo dhaweeyay Minneapolis
MINNEAPOLIS (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa waxaa si weyn ugu dhaweeyay magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota, kumaankun oo Jaaliyadda Soomaaliyeed ah.
Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa munaasabad ballaaran oo ay qabteen Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Mareykanka, hadal uu ka jeediyay waxa uu kaga warramay xaaladda guud ee dalka gaar ahaan horumarka ay Dowladdu...
Somali Minister of Health Addresses UN General Assembly on Global TB Fight
New York, USA – Dr. Ali Haji Aden, the Federal Government of Somalia’s esteemed Minister of Health and Social Welfare, took center stage on the fringes of the 78th United Nations General Assembly, held in the bustling metropolis of New York City. His impassioned speech resonated through the assembly halls as he addressed the critical issue of the fight against...
Prime minister delivers speech to Somali community in Minnesota
Minnesota - Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre paid a visit to Minnesota on Sunday, to address crowds of Somali-Americans from all walks of life.
"Somalia has a stable government now," Barre said to a crowd of about 1,600 at the DoubleTree Hotel in Bloomington. "If we don't have a stable government we cannot work on improving security issues and other...
Somaliland’s stance on unification talks with Somali Government
Hargeisa, Somaliland - Somaliland gained independence from the British Empire on June 26, 1960. Four days later on July 1, 1960, the Somaliland government of that time which gained full recognition from more than 35 governments - voluntarily united with Somali la Italian and what was called the Republic of Somalia (Somali Republic) was established. According to International Law,...
Somaliland oo war cusub ka soo saartay wada-hadallada dowladda federaalka
HARGEYSA (SMN) - Somaliland ayaa mar kale ku gacan sayrtay inay dowladda Federaalka Soomaaliya la gasho wada-hadallo ku saabsan in labada dhinac ay dib u midoobaan.
Arrintan ayaa timid kadib markii madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni uu sheegay inuu diyaar u yahay inuu dhex-dhexaadiyo labada dhinac.
Museveni ayaa qoraal uu soo dhigay X (Twitter) ku sheegay in labada dhinac ay wajahayaan caqabado...
Xubno ka tirsan Al-Shabaab oo lagu qabtay howlgal ka dhacay Yaaqshiid
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha maamulka degmada Yaaqshiid Mudane Suleymaan Maxamuud Maxamed oo ay wehliyaan taliyeyaasha Booliska iyo Nabad-Sugidda degmadaasi ayaa xalay kormeeray xaafadaha Yaaqshiid, ayaga oo u kuur galayay xaaladda guud ee degmadaasi.
Ujeedka kormeerkan ayaa ahaa mid ay mas'uuliyiinta ugu kuurgalayeen amniga iyo sida ay xaaladddu tahay habeenkii, maadaama hadda isbeddal weyb laga dareemayo caasimadda.
Guddoomiye Suleymaan Maxamuud Maxamed ayaa...
Wasiirka caafimaadka XFS oo khudbad ka jeediyay shir ka dhacay New York
NEW YORK (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya H.E Dr Ali Haji Aden ayaa Khudbad ka jeediyey Shir duceedka heerkiisu sareeyo oo looga hadlayey la dagaalanka Cudurka Qaaxada kaas lagu qabtay Magaalada New york ee uu kasocda Shirka Golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobey.
Madasha Waxaa ka soo qeybgaley Wasiiradda Caafimaadka dalalka Caalamka waxaana si...
Somali president meets with U.S. Defense Secretary Lloyd Austin in Djibouti
DJIBOUTI — The president of Somalia Hassan Sheikh held a meeting with U.S. Defense Secretary Lloyd Austin in Djibouti on Sunday as his country relies on American support.
Austin who arrived in Djibouti on his first trip to Africa as Secretary of Defense assured President Hassan Sheikh of U.S. continued help in the fight against Al-Shabaab militants.
Both sides discussed ways...








