Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Ugaas Xasan Cabdi oo weerar culus ku qaaday madaxweyne Laftagareen

MUQDISHO (SMN) - Wasiirkii Hore ee Warfaafinta Koonfur Galbeed Ugaas Xasan Cabdi Maxamed oo u warRamayey Shaballe ayaa Madaxweynaha maamulkaasi, Cabdicasiis Xasan Maxamed( Laftagareen) ku eedeeyay in uu ka gaabiyey labo arrimood oo muhiim u ah xiligan deegaanada Koonfur Gakbeed Soomaaliya.   Labadaasi arrimood waxaa ay kala yihiin dagaalka looga xoreynayo dalka Al-Shabaab iyo doorasho daah-furan oo ka dhacda Koonfur Galbeed. Ugaas...

Ciidamada Danab iyo kuwa Jubbaland oo la wareegay deegaano horleh

KISMAAYO (SMN) - Wararka ka imaanaya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay ciidamada kumaandooska Danab ee Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Daraawiishta Jubbaland ay howlgallo culus ka sameeyeen duleedka Kismaayo.   Howlgallada oo ahaan kuwa qorsheysan ayaa waxaa si gaar ah loogua beegsaday goobo ay ku sugnaayeen xubno ka tirsan Al-Shabaab oo dhaca galbeedka magaaladaasi. Deegaanada ay la wareegeen...

Somaliland oo ku hanjabtay inay soo afjari doonto dagaalka ka socda Laascaanood

LAASCAANOOD (SMN) - Warsaxaafadeed kasoo baxay wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland ayaa waxaa looga hadlay xiisadda dagaal ee magaalada Laascaanood, taas oo u dhexeyso ciidamada milatariga Somaliland iyo kuwa dadka deegaanka ee SSC-Khaatumo.   Somaliland ayaa ku hanjabtay inay soo afjari doono dagaalka muddada dheer ka socda magaaladaasi, ayna ka saari doonto ciidamada huwanta ee ku sugan halkaasi. "Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland waxay qaadaysaa...

More than 30 Al-Shabaab members killed in operation – ministry

MOGADISHU, Somalia - Over 30 Al-Shabaab members were killed in a joint operation by the Somali government forces and their allied foreign partners in the Galgaduud region.   The operation was carried out in the areas of Dab Hagar, Dab Qurun, Oodaale, and Eel Sabah in the towns of Wabxo and Eelgaras, which are under Galmudug State. The combined forces destroyed explosives...

Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay saraakiisha ciidamada Gorgor

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Xarunta Howlgalinta Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed ee Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha guutooyinka Gorgor ee Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed, ayaa ka dhageystay warbixinno ku saabsan dagaalka lagu ciribtirayo Khawaarijta.   Madaxweynaha oo ka hadlay muhiimadda dagaalka ciidanka xooga dalka iyo dadka Soomaaliyeed ay kula jiraan Khawaarijta uu u leeyahay jiritaanka dadka...

Sheekh Aadan Madoobe oo soo xiray kalfadhiga 3-aad ee Golaha Shacabka

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay Kalfadhiga 3-aad kulankiisa 23-aad ee Golaha Shacabka.   Kulanka oo ajandihiisu ahaa ansixinta Hindise Sharciyeedka Qaxootiga iyo Magangelyo-doonka Soomaaliya iyo hadal jeedinta Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS ayaa waxaa ogolaaday 134-Xildhibaan, waxaa diiday,1 Mudane, waxaa ka aamustay 6-Xildhibaan. Wasiiru Dowladaha Arrimaha Gudaha...

Somali police avert car bomb attack in the capital; 6 injured

MOGADISHU, Somalia - The security officials in Mogadishu said that they averted an attack used by a car filled with explosives and driven by an Al-Shabaab suicide bomber.   The car has exploded at a checkpoint in the city's northern Dayniile district, where the paramilitary police are manning a checkpoint to protect the capital from outside attacks. An official in the Dayniile...

Four Shabaab terror suspects killed in dusk raid, bomb-making materials recovered

GARISSA, Kenya - At least four al-Shabaab terror suspects were killed in a dusk raid on a hideout in the Harbole-Fafi area in Garissa County.   Multi-agency teams raided their hideout in an ambush and recovered Improvised Explosive Devices (IED) making materials, medicine, and other assorted items. Officials said the raid happened on September 12 evening and stopped a major planned terrorist...

China’s 45th naval fleet sets sail for escort mission in Gulf of Aden

The 45th fleet of the Chinese People's Liberation Army (PLA) Navy on Tuesday set sail from a military port in the coastal city of Qingdao, east China's Shandong Province, to take over an escort mission from the 44th naval fleet in the Gulf of Aden and the waters off Somalia.   The 45th fleet is composed mainly of naval troops and...

Sarkaal ka tirsan Al-Shabaab oo lagu dilay duqeyn ka dhacday Galgaduud

DHUUSAMAREEB (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in mar kale kale diyaaradaha dagaalka Mareykanka ay maanta duqeyn horleh ka gaysteen gobolkaas aas, taas oo lagu beegsaday xubno ka tirsan Al-Shabaab.   Duqeynta oo aheyd mid xoogan ayaa waxaa lagu soo warramayaa inay ka dhacday inta u dhexeysa deegaanada Ceel-Garas iyo Ceel la helay oo ka wada tirsan...

WARAR KALE

Somalia chairs meeting of African ambassadors in Cairo to strengthen continental cooperation

CAIRO — Somalia chaired the regular meeting of the Group of African Ambassadors in Cairo on Tuesday, with diplomats discussing ways to strengthen continental...

African Union, EU discuss support for Somalia security mission amid visa tensions

MOGADISHU — The head of the African Union Support and Stabilization Mission in Somalia (AUSSOM) held talks on Tuesday with senior European Union officials...

Ra’iisul wasaare Abiy oo ka hadlay xiriirka labada dal iyo madaxweynaha Soomaaliya

Addis Ababa  — Ra’iisul wasaare Abiy Axmed ayaa Isniintii shalay wadahadallo laba geesood ah la yeeshay madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, si loo xoojiyo...