Ciidamada ku sugan degmada Awdheegle oo min labo darajo la dalacsiiyay
AWDHEEGLE (SMN) - Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Ibrahim Sheikh Muhudin ayaa booqasho dhiirigelin ah ugu tagay Ciidanka Xooga Dalka ee farriisinkoodu yahay Degmadda Awdheegele ee Gobolka Shabellaha hoose kuwaas oo maalmo kahor iska cabin ku sameeyay dagaalamayaasha Al-Shabaab oo soo weeraray.
Taliyaha ayaa min Labo Darajo Dalacsiiyey askarta ku sugan degmada Awdheegle isaga oo uga mahadceliyay sidii...
DF Soomaaliya oo gaadiid ku wareejisay Koonfur Galbeed iyo Jubbaland
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada dowladda FS ayaa gawaari loogu talagalay baahinta adeegga talaalka ku wareejiyey wasaaradaha caafimaadka dowlad goboleedyada Jubaland iyo Koofur Galbeed.
Gawaaridan oo loogu talagalay in adeegga talaalka lagu gaarsiiyo tuulooyinka iyo magaalooyinka kala fog fog ayaa qeyb ka ah dadaalada wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya ay ku xoojineyso sara u qaadista tayada...
Sawirro: Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo gaaray Baydhabo
BAYDHABO (SMN) - Wasiirada Xanaanada Xoolaha, Hassan Hussein Mohamed (Eeley ) iyo Beeraha Axmed Madoone Nuunow ayaa Maanta lagu soo dhaweeyey Magaalada Baydhabo ee gobolka Baay.
Wafdiga wasiirada ah waxaa Garoonka Diyaaradaha Baydhabo ka soo dhaweeyey, Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Dowladda KGS, Gudoomiyaha Degmada Baydhabo, Sarakiisha Ciidanka iyo Qeybaha kala duwan ee Bulshada.
Labada wasiir iyo wafdigooda ayaaa inta ay...
Ra’iisul wasaare Xamza oo daah-furay mashruuc muhiim ah + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya H.E Hamza Abdi Barre iyo Wasiirka wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Ali Haji Adam ayaa si wadajir ah u daahfuray maanta Mashaariicda Damal Caafimaad iyo COVID-19 Vaccination.
Munaasabadda waxaa kasoo qeybgalay Wasiiro heer Federaalka iyo heer dowlad goboleed, Xildhibaano Agaasimayaal, Xubna sare oo ka socday Hey'adaha Caalamiga ah...
Somali army chief pays a visit to town following Al-Shabaab attack
AWDHEEGLE, Somalia - General Ibrahim Sheikh Muhyadin, the Commander of the Somali National Army arrived in Awdheegle district, Lower Shabelle region on Monday.
His visit came hours after Al-Shabaab after an attack in the district that targeted a military base housing troops from the SNA's elite Gorgor brigade, trained by Turkey.
The commander met with the officers of the Armed...
Landmine blast kills regional MP and city councilor in Somalia
EL GARAS, Somalia - A member of the Galmudug State assembly and a city councilor were killed in an explosion in central Somalia on Monday morning amid an SNA military operation against Al-Shabaab.
MP Mohamed Mohamud (Mohamed Yare), a member of the Galmudug Parliament, and Abdullahi Ibrahim, a member of the local council of Dhusamareb city, were killed in an IED...
Daawo: Golaha Shacabka oo la horgeeyay mooshin ku aadan xarigga Sheegow
MUQDISHO (SMN) - Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa ayaa dood ka yeeshay mooshin ku aadan xarigga Janaraal Sheegow Axmed Cali oo dhowaan lagu soo qabtay dagaal ka dhacay degmada Dharkenley.
Mooshinkan ayaa ku saabsan sidii uu cadaalad u heli lahaa Janaraalka, sida uu shaaciyay xildhibaan Maxamed Cumay Caymoy oo golaha u faah-faahiyay ujeedka mooshinkooda.
Sidoo...
Sawirro: Taliyaha ciidamada Xoogga dalka oo gaaray degmada Awdheegle
AWDHEEGLE (SMN) - Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka General Ibraahim Sheekh Muxyadiin ayaa gaaray degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellada hoose oo shalay khasaare lagu gaarsiiyay Al-Shabaab, kadib weerar ay ku soo qaadeen degmadaasi.
Taliyaha ayaa kulan la qaatay saraakiisha Ciidanka xoogga ee Awdheegle ku sugan waxaana uu ku amaanay sida ay uga hortageen xubnaha Al-Shabaab.
Sidoo kale wuxuu kormeeray fariisimaha ciidamada Xoogga...
Ra’iisul wasaare Xamza Cabdi Barre oo hal arrin ku amaanay dowladda Qatar
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa bogaadiyay mowqifka dowladda Qadar ay ku garab taagan tahay dalkiisa, isagoo caddeeyay in shacabka Soomaaliyeed ay xasuusan doonaan dowladda Qadar.
Wareysi uu siiyay wakaaladda wararka Qatar ee QNA ayuu Ra'iisul wasaaruhu ku sheegay in Qatar aysan waligeed ka caga jiidin fidinta gargaarka iyo taageerada dhammaan arrimaha heer...
Somali army dislodges Al-Shabaab from key village in Galmudug state
EL GARAS, Somalia - The SNA forces with the support of the local clan fighters have peacefully taken full control of the Elgaras area in the Galgaduud region on Monday.
The allied forces were reportedly moved into El-Garas which lies between Dhusamareb, Galmudug state capital, and Elbur town after the Al-Shabaab militants abandoned the area.
After the takeover, the officials said...












