Ciidamo horleh oo lagu kordhiyay kuwa xasilinta caasimada Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Ciidamadan ayaa ka qeyb qaadanaya sugidda amniga magaalada Muqdisho iyaga oo xoojinaya ciiidamo horay si gaar ah loogu xil-saaray xasilinta caasimadda.
Ciidankan cusub oo qeyb ka noqonaya kuwa xasilinta caasimada ee loo yaqaano Boolis Milataaro ayaa maanta lagu wareejiyey qalab iyo gaadiidkii ay ku howlgeli lahaayeen.
Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir, Mahdi Cumar Muumin (Macallin Mahdi) iyo Taliyaha Ciidamada...
Golaha Ammaanka QM oo go’aan ka gaaray dhoofinta dhuxusha Soomaaliya
NEW YORK (SMN) - Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa soo saaray qaraar cusub oo taabanaya dhoofinta dhuxusha, oo ay hore Qaramada Midoobay ugu soo rogtay cunaqabatayno kala duwan.
Qaraarkan cusub ayaa lagu sheegay, "in iyada oo la ogsoon yahay in xaaladda Soomaaliya ay weli khatar ku tahay ammaanka iyo nabadda caalamka, in haddana golaha ammaanku uu si wadajir ah...
Faah-faahino ka soo baxaya duqeymo ka dhacay gobolka Gedo
CEELWAAQ (SMN) - Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in maanta diyaaradaha dagaalka Kenya ay duqeymo xoogan ka fuliyeen qaybo kamid ah gobolkaasi, gaar ahaan aagga degmada Ceelwaaq.
Duqeymaha ayaa saacadihii ugu dambeeyay ciidamada Kenya waxa ay ku garaaceen deegaano ay ka mid yihiin Khadiijo Xaaji iyo Faxfax-dhuun oo dhammaan hoostaga degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo.
Ilo deegaanka ah ayaa...
Sawirro: Wafdi ka socda Itoobiya oo lagu soo dhaweeyay magaalada Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS Mudane Salax Axmed Jaamac ayaa magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyey dhiggiisa dalka Ethiopia, Mudane Dekeme Mekonnen Hassan iyo wafdi oo uu hoggaaminayo.
Wafdiga ka socda dalka Itoobiya ayaa u yimid caasimadda Muqdisho sidii ay wada hadallo ku dhisan danaha labada dal iyo sidii loo sii xoojin lahaa iskaashi dhinacyada kala duwan ee u...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay hoggaanka taliska CXD + Sawirro
AADAN YABAAL (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa la kulmay hogaannada taliska Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed, si loo xaqiijiyo qorshaha dalka ka dhanka ah Al-Shabaab.
Hogaannada taliska CXDS ayaa la wadaagay Madaxweynaha qorsheyaal muddo kooban Khawaarijta dalka looga sifeynayo, iyaga oo adkeeyay sida naf-hurnimada iyo...
First Ethiopia-Somalia Joint Ministerial Commission Meeting Kicks off in Mogadishu
Addis Ababa, Ethiopia - The first Ethiopia-Somalia Joint Ministerial Commission Meeting kicked off in Mogadishu today, according to the Ministry of Foreign Affairs.
Deputy Prime Minister and Minister of Foreign Affairs Demeke Mekonnen is participating at the Ethiopia-Somalia Ministerial Commission Meeting, Spokesperson of the Ministry of Foreign Affairs, Ambassador Meles Alem said.
During the meeting, the performance of the bilateral agreements...
Qarax khasaare gaystay oo maanta ka dhacay gobolka Galgaduud
DHUUSAMAREEB (SMN) - Faah-faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax maanta ka dhacay deegaanka Wamooley oo ka tirsan gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya.
Deegaanka uu qaraxu ka dhacay ayaa u dhexeeya deegaanada Ceelgaras iyo Ceel-lahelay oo ay shalay la wareegeen ciidamada dowladda iyo kuwa dadka deegaanka.
Qaraxa oo ahaa miino ayaa ka dhex dhacay guri ku yaalla...
Soomaali laga soo musaafuriyay dalka Libya
TRIPOLI (SMN) - Wasiirka arrimaha gudaha Liibiya Imed Trabelsi ayaa Arbacadii shalay ku dhawaaqay in dalka ku yaalla waqooyiga Afrika uu soo tarxiilay in ka badan 250 qof oo tahriibayaal ah oo aan sharciyeysnayn oo ka kala yimid waddamada Saxaraha ka hooseeya ee Afrika iyo Aasiya, loona dhoofiyay dalalkooda.
“Maanta, waxaa meeshan (Xarunta Tarik al-Sikka) laga musaafurin doonaa koox dad...
Three Al-Shabaab commanders killed in Somalia operation – ministry
MOGADISHU, Somalia - The government of Somalia said that an operation in the Galmudug state killed three leaders of Al-Shabaab, the latest blow to the militant group.
In the operation that took place last night in West of El-La Helay, three leaders were killed, namely Olol Ali Guled, Shuuke Ali Dheeg, and Isse Barre, according to the Somali government.
"The government...
Libya deports over 250 undocumented migrants, including Somalis
TRIPOLI, Libya - Libyan Interior Minister Imed Trabelsi announced Wednesday that the north African country deported over 250 undocumented migrants from sub-Saharan African nations and Asia to their respective countries.
"Today, a group of individuals from various nationalities will be deported from this place (the Tarik al-Sikka detention centre). It involves people from Somalia, Niger, Chad, Sudan, Bangladesh and Nigeria,"...











