Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

An explosion hits Mahas as President on visit to the frontline town

MAHAS, Somalia - An explosion said to be a suicide car bombing was reported in the central town of Mahas, which lies eastern Hiran region.   The attack was targeted a military base in the city, where the president of Somalia Hassan Sheikh was set to deliver a speech to government troops and local community fighters. There was no immediate claim of responsibility...

Faah-faahino ka soo baxaya qarax xoogan oo goordhow ka dhacay degmada Maxaas

MAXAAS (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in goordhow qarax loo adeegsaday gaari uu ka dhacay gudaha degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan.   Qaraxa oo ahaa is-miidaamin ayaa lagu soo warramayaa inuu ka dhacay afaafka hore xero ay dagan yihiin ciidamada Xoogga dalka ee ku sugan halkaasi, Wararka ayaa sheegaya in qaraxa uu si gaar ah uga dhacay...

Ugandan police foil church bombing, Al-Shabaab blamed for the averted attack

KAMPALA, Uganda - Police in Uganda announced Sunday that they had thwarted a bomb attack at a Pentecostal church in the capital.   They said they arrested a 28-year-old man as he attempted to enter the grounds of Rubaga Miracle Centre Cathedral in Kampala with an explosive device in his backpack. Police spokesperson Patrick Onyango told reporters that the man had been...

Madaxweynaha Jubbaland oo ku wajahan gobolka Gedo

KISMAAYO (SMN) - Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa ku wajahan gobolka Gedo oo khilaafkiisa siyaasadeed ay u muuqanayaan kuwo haatan xal laga gaaray.   Axmed Madoobe ayaa Kismaayo kula kulmay mucaaradka maamulkiisa iyaga oo ka wada-hadlay sidii looga gudbi lahaa marxaladda khilaafka, Jubbalandna loogu horseedi lahaa horumar iyo xasillooni siyaasadeed. Qorshaha tagista Madaxweynaha Jubbaland ee gobolka Gedo ayaa lagu...

Somalia’s PM in Qatar to explore joint investment opportunities

DOHA - Somalia’s Prime Minister Hamza Abdi Barre landed in Qatar on Monday for a five-day visit where he is scheduled to meet with top officials in a bid to expand ties between Doha and Mogadishu across multiple fields.   The Somali diplomat is expected to meet with Qatar’s Prime Minister and Minister of Foreign Affairs Sheikh Mohammed bin Abdulrahman Al...

US donates $2 million to bolster the fight against Al-Shabaab

Mogadishu, Somalia: The U.S. Department of State has awarded $2 million to the UN Support Office in Somalia (UNSOS) Trust Fund to bolster the fight against al Shabaab.   UNSOS supports Somali Security Forces and the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) in their joint operations against al-Shabaab. The award will finance transport and in-theater medical evacuation for Somali Security Forces...

Jubaland ministers visit troops in the frontlines outside Kismayo city

KISMAYO (SMN) – The planning minister of Jubaland state Abdirahman Abdi Ahmed accompanied by the acting petroleum minister Mohamed Dekow Hussein paid a visit to the regional forces at frontlines against Al-Shabaab.   According to the reports the team toured the military bases in Jana Abdalla and other areas within the Lower Juba region on Monday to inspect the anti-Al-Shabaab war preparations. Their...

Somali military deals a major blow to Al-Shabaab in latest operations

MOGADISHU -- Somali National Army (SNA) said its forces on Monday killed 43 al-Shabab militants and injured several others after conducting an operation in Galgaduud region, central Somalia.   The Ministry of Information, Culture and Tourism said in a statement issued in Mogadishu, the capital of Somalia, that the SNA forces also destroyed three battle wagon vehicles belonging to the militant...

Ciidamada Booliska oo xalay howlgal ka sameeyay magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ee qeybta gobolka Banadir ayaa xalay howlgallo ka fuliyey xaafado ku yaalla degmada Hodan ee gobolka Banaadir, askarta ayaa baaray guryaha ay shacabku degan yihiin iyaga oo ka raadinaya hub iyo walxa kale oo wax u dhimi kara ammaanka guud ee magaalada Muqdisho.   Ciidamada ayaa sidoo kale isku soo aruuriyay dhalinyaro fara badan oo...

Sawirro: Dowladaha Soomaaliya iyo Masar oo ka wada-hadlay arrimo muhiim ah

QAAHIRA (SMN) - Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Axmed Siciid Maxamed oo Safar shaqo ku jooga Dalka Masar ayaa kulan kula yeeshay Magaalada Qaahira ee Caasimada Dalka Masar Taliyaha Socdaalka iyo Jinsiyadda Dalkaas.   Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda iyo Taliyaha Socdaalka iyo Jinsiyadda Dalka Masar ayaa ka wada hadleen qodobo ay kamid yihiin In Dadka...

WARAR KALE

Prime Minister Abiy Discusses Bilateral Ties with Somali President

Addis Ababa, June 30, 2026 (ENA) — Prime Minister Abiy Ahmed held bilateral discussions on Monday with President Hassan Sheikh Mohamud of Somalia to...

At least 3 people killed in flash floods in Ghana

Accra, Ghana – At least three people have died after torrential rains caused severe flooding in parts of the Ghanaian capital, Accra.   Emergency teams used...

Ugu yaraan 3 qof oo ku dhintay daadad ka dhashay roobab mahiigaan ah oo...

Accra, Ghana – Ugu yaraan saddex qof ayaa ku dhintay kadib markii roobab mahiigaan ah ay sababeen daadad xooggan oo saameeyay qaybo badan oo...