Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Wasiiro ka tirsan Jubbaland oo booqday jiidda hore ee dagaalka + Ujeedka

KISMAAYO (SMN) - Wasiirka wasaaradda qorsheynta, maalgashiga iyo iskaashiga caalamiga ah ee dowlad goboleedka Jubbaland mudane Cabdiraxmaan Cabdi Axmed oo uu wehliyo sii hayaha wasiirka wasaaradda batroolka iyo macdanta Jubbaland Maxamed Deeqoow Xuseen ayaa dhiirigalin iyo garab istaag ugu tagay ciidamada ku sugan furimaha hore ee deegaanada waqooyi ee gobolka Jubbada hoose gaar ahaana deegaanka Janaa Cabdalle iyo deegaano...

Somalia PM Hamza Abdi Barre leaves for Qatar on official visit

MOGADISHU, Somalia - The Prime Minister of Somalia today left the country for Qatar on an official visit to the Gulf nation, which has political influence in the Horn of Africa country.   During his trip, PM Hamza Abdi Barre will hold talks with the leaders of Qatar on the strengthening of bilateral relations and cooperation in all areas of mutual...

Al-Shabaab oo weerar culus ku qaaday Daaru-Nicma iyo dagaal ka dhacay

RUUN-NIRGOOD (SMN) - Warar ka laga helayo gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya haatan dagaal u dhexeeyo ciidamada dowladda iyo xubnaha Al-Shabaab uu ka socda gudaha deegaanka Daaru-Nicma oo hoostaga degmada Ruun-Inirgood ee gobolkaasi.   Dagaalka ayaa yimid kadib markii ay Al-Shabaab weerar ku billowday qaraxyo ku qaadan farriisimo ay ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa Macawiisleyda ay ku leeyihiin halkaasi. Ilo deegaanka ah...

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo maanta u dhoofay dalka Qatar + Ujeedka

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo wafdi ballaaran oo hoggaaminayo ayaa booqasho rasmi ah maanta ugu ambabaxay magaalada Dooxa ee dalka Qatar.   Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa inta uu joogo kulamo kala duwan la yeelan doono madaxda dalka Qatar, oo ay ka wada hadli doonaan xoojinta xiriirka iyo iskaashiga soo jireenka ah ee ka dhaxeeya labada waddan...

Guuleed oo la kulmay Ergeyga gaar ah ee Norway u jooga Soomaaliya + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Wadahadallada DFS iyo SOMALILAND Mudane Abdikarim Hussein Guled  ayaa maanta kullan muhiim ah kula la qaatay Xafiiskiisa Ergeyga Gaarka ah ee Soomaaliya u jooga Wasaaradda Arrimaha Dibadda Norway Heidi Elburgi Johansen iyo Carsten Carlsen, oo ah siihayaha Safaaradda Norway ee Somaliya.   Kullanka ayaa diirada lagu saaray dardargalinta wada-hadallada...

Duqeymo xoogan oo ka dhacay xadka Shabeelaha Dhexe iyo Galgaduud

JOWHAR (SMN) - Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya howlgallo iyo duqeymo xoogan oo maanta ka dhacay deegaano ka kala tirsan Galmudug iyo HirShabelle.   Duqeymaha ayaa waxaa lagu soo warramayaa in lagu garaacay xadka u dhexeeya  Shabeelaha Dhexe iyo Galgaduud, gaar ahaan goobo ay ku sugan yihiin Al-Shabaab. Warara ayaa sheegaya in duqeynta xoogeeda ay ka dhacday duleedka degmada Ruun-Nirgood,...

Somali Govt deploys elite forces to frontlines as war take new shape

MOGADISHU, Somalia - The government of Somalia has deployed elite troops to the front lines of the war, especially in the east of the Galgaduud region, after army retreats.   A total of 1,500 soldiers have been sent to the central region from the coastal town of Adale in the Middle Shabelle region, where President Hassan Sheikh is making mobilization. The head...

Daawo: Jawaari oo si adag uga hadlay dagaalka lagula jiro Al-Shabaab

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Soomaaliya, Mudane Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) oo la hadlay warbaahinta ayaa war ka soo saaray dagaalka adag ee lagula jiro Al-Shabaab, isla-markaana ay hoggaamineyso dowladda.   Jawaari ayaa ku baaqay in la taageero ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa dadka deegaanka ee howlgallada culus ka wada gobollada dalka. Sidoo kale waxa uu sheegay in...

Al-Shabaab uses insiders to conduct Mogadishu attacks – mayor

MOGADISHU, Somalia - The mayor of Mogadishu says he believes that Al-Shabaab could not carry out a bomb attack in the capital city without an inside job or facilitation.   Speaking at a public rally to support the ongoing military operations in the country, Yusuf Hussein Jimale alias Madale said the government of Somalia is dealing with Mogadishu security. The government's long-running battle...

Increased Military Movement in Sool as Somaliland prepares to strike back

LAS ANOD, Somalia - A large number of military convoys were seen moving in separate areas in the Sool region on Monday morning, circulating around Las Anod city amid reports that the breakaway region of Somaliland is in the final stage to strike back after Goojacadde loss.   The troops from Somaliland with tanks and artillery headed to Oog area, where they...

WARAR KALE

At least 3 people killed in flash floods in Ghana

Accra, Ghana – At least three people have died after torrential rains caused severe flooding in parts of the Ghanaian capital, Accra.   Emergency teams used...

Ugu yaraan 3 qof oo ku dhintay daadad ka dhashay roobab mahiigaan ah oo...

Accra, Ghana – Ugu yaraan saddex qof ayaa ku dhintay kadib markii roobab mahiigaan ah ay sababeen daadad xooggan oo saameeyay qaybo badan oo...

Danjiraha Soomaaliya oo shir-guddoomiyay kulanka Danjirayaasha Afrika ee Qaahira

Qaahira – Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Masar, ahna Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u fadhiya Ururka Jaamacadda Carabta, Cali Cabdi Awaare, ayaa...