Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Sheekh Shariif oo sheegay in DF ay gabtay doorkeedii colaadda Laascaanood

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynihii hore ee dowladdii KMG aheyd, Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa war cusub ka soo saaray dagaalka u dhexeeyo ciidamada SSC iyo kuwa Somaliland ee ka socda magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.   Sheekh Shariif ayaa farriin nabadeed u diray labada dhinac, si xal looga gaaro colaadda muddada dheer ka taagan magaaladaasi. Sidoo kale madaxweynihii hore ee dalka...

Guddoomiye Seynab Xaabsey oo ka jawaabtay eedeyn loo jeediyay

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha maamulka degmada Warta Nabafda, Seynab Maxamuud Xaabsey ayaa ka hadashay warar lagu baahiyay baraha bulshada oo lagu sheegay inay taageero u muujisay Al-Shabaab.   Seynab Xaabsey ayaa sheegtay in aysan la shaqeynin Al-Shabaab, isla-markaana ay kala dhexeyso aragti iyo dagaal oo kaliya. Sidoo kale waxa ay digniin u dirtay dad ay sheegtaan inay u adeegaan Al-Shabaab, isla-matkaana iska...

Muxuu madaxweyne Xasan Sheekh ka yiri weerarkii Cowswayne?

DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha dowladda Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay jeediyay khudbad xasaasi ah ayaa ka hadlay weerarkii xooganaa ee dhowaan Al-Shabaab ay ku qaadeen gudaha deegaanka Cowsayne ee gobolka Galgaduud.   Ugu horreyn madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shaaca ka qaaday in aysan jirin sheegashada Al-Shabaab ee ku aadan inay weerarkaasi ku leysay askar badan, isaga oo tilmaamay...

Taliska ciidanka Xoogga oo loogu baaqay inuu ka hortago weerarada Al-Shabaab

MUQDISHO (SMN) - Mahad Wehliye Raan oo ah falanqeeye arrimaha amniga ayaa ka hadlay kororka weerarada ay Al-Shabaab ku qaadaan saldhigyada ciidamada dowladda ee ku yaalla koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya.   Wehliye oo u warramay Shabelle ayaa sheegay inay jirto habacsanaan dhanka ciidamada iyo saraakiishooda, isaga oo tilmaamay in aysan jirin feejigaan ka horReysa weerarada. Sidoo kale wuxuu tilmaamay in arrintan ay...

Sawirro: Ra’iisul wasaaraha XFS oo gaaray degmada Aadan Yabaal

AADAYAN YABAAL (SMN) - Ra'iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeelaha Dhexe, halkaas oo si weyn loogu soo dhaweeyay.   Ra'iisul wasaare Xamza ayaa degmadaas u tegay arrimo la xiriira howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socda deegaanada dowlad goboleedka HirShabelle. Wararka ayaa sheegaya in safarka...

President’s addresses to the nation focuses on fight against Al-Shabaab

DHUSAMAREB, Somalia - In his address to the nation, Somali President Hassan Sheikh Mohamud, said that it is time to hold accountable those who abused the power of the army.   "It is time to hold accountable those who abused the power of the army, committed betrayal, and set people on fire. The time for accountability to begin," said the president. The...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan la yeeshay safiirka Qatar + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay'adda Maaraynta Masiibooyinka Qaranka Maxamuud Macalim Cabdulle ayaa maanta la kulmay Safiirka Dalka Qatar Soomaaliya u jooga H.E dr. Abdalla Bin saalim Al- nucaymi.   Guddoomiyaha SoDMA, ayaa kala hadlay safiirka sidii dowladda Qatar ay gacan wayn uga gaysan lahayd ka hortagga Duufaanta El-niinada oo laga cabsi qabo inay wax yeeleyso dalka iyo sidii loo xoojin lahaa...

Taliyihii Nabad-Sugidda degmada Doolow oo maanta xaaskiisa ay dishay

DOOLOW (SMN) - Faah-faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dil maanta loo geystay taliyihii Nabad-Sugidda degmada Doolow ee gobolka Gedo oo lagu magacaabi jiray, Ibraahim Hilowle Xuseen   Wararka ayaa sheegaya in marxuumka ay dishay xaaskiisa, isla-markaana gacanta lagu dhigay, markii ay goobta tageen ciidanka amniga. Guddoomiye ku xigeenka siyaasadda degmada Doolow, Aadan Barre oo la hadlay Shabelle ayaa sheegay in...

Gunmen kill cab driver in Afgoye, outside Somali capital

AFGOYE, Somalia – Reports from the southern agriculture city of Afgoye indicate that unknown gunmen killed a civilian early on Tuesday morning amid increased security measures in place.   The murder of victim identified as Abas Osman Abshirow has been gunned down in the Fayuma neighborhood. Abshirow was a cab driver and the motive behind his assassination remains unclear. Police sealed off...

Sawirro: Muxuu ahaa ujeedka shirka uu furay R/W ku xigeenka dalka?

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa daah-furay shirka bandhigga qaab-dhismeedka wadashaqeynta iyo isku duwidda deeqaha uu caalamku ku taageero Soomaaliya.   Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka ayaa xusay in Xukuumadda #DanQaran ay ahmiyad gaar ah siinayso sidii barnaamijyada gargaarka ee lagu taageerayo Soomaaliya loogu beddeli lahaa barnaamijyo horumarineed oo wax ka taraya nolosha shacabka...

WARAR KALE

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya oo beeniyay wararka sheegaya in Kenya ay masaafurisay

MUQDISHO – Ra'iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Jibriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa beeniyay wararka sheegaya in 25-kii bishan laga soo celiyay dalka...

Somalia’s deputy prime minister denies reports of deportation from Kenya

MOGADISHU — Somalia's Second Deputy Prime Minister Jibril Abdirashid Haji has denied reports that he was denied entry and deported from Kenya on June 24,...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo xarigga ka jaray mashaariic horumarineed, kana dhagax-dhigay kuwo cusub

MUQDISHO -Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada Muqdisho ka daah-furay mashaariic horumarineed oo isugu jira waddooyin iyo xarumo...