Al-Shabaab militants killed in latest military operations in Somalia
TEHRAN, Aug. 27 (MNA) – The government of Somalia announced that 13 members of the al-Shabaab terrorist group were killed in the south of the country during the military operation of the Somali army.
The Somali National News Agency reported that the country's army, in cooperation with international partners, carried out a military operation in the Juba area.
During the operation,...
Sheekh Shariif oo dalbaday in baaris lagu sameeyo weerarkii Cowswayne
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynihii hore ee dowladdii KMG aheyd, Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa war qoraal ah oo uu soo saaray, wuxuu uga hadlay weerarkii xooganaa ee ay Al-Shabaab ku qaadeen deegaanka Cowswayne ee gobolka Galgaduud, kaas oo lagu dilay askar badan.
Sheekh Shariif ayaa ugu horreyn tacsi u diray ehellada askarta lagu laayay weerarkaasi, isaga oo ku dhaawac ah...
Xaggee ayey marayaan dadaallada Soomaaliya ee ku biirista Ururka EAC?
MUQDISHO (SMN) - Cabdisalaan Hadliye Cumar Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Bulshada Bariga Afrika oo saxaafadda uga warbixiyay shirka wada xaajoodka farsamo ee ku biiritaanka Soomaaliya Urur Gobolleedka Iskaashiga Dhaqaalaha ee Bariga Afrika, isla markaana ay la leeyihiin wafdiga ka socda Urur Gobolleedka Iskaashiga Dhaqaalaha ee Bariga Afrika oo maalmahan shirar uga socdo magaalada Nairobi ee...
Somaliland leader vows revenge on SSC after loss of key military base
HARGEISA, Somalia - The President of Somaliland, Muse Bihi Abdi, spoke today about the fighting that took place yesterday in the Sool region, especially in the Goojacade camp.
Muse Bihi said that his troops would take revenge for the losses inflicted by the SSC-Khatumo. Bihi was a meeting with the Wadani party and Somaliland army officials.
"Yesterday, we suffered our biggest...
Golaha Aqalka Sare oo maanta ansixiyay Sharciga Ilaalinta Maaraynta Deegaanka
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ay wehliyeen ku xigeennadiisa, ayaa maanta shir guddoomiyay kulankiisa 7-aad ee kalfadhiga Saddexaad ee Golaha Aqalka Sare oo ajandihiisu ahaa:-
1- Akhrinta saddexaad ee Hindise Sharciyeedka Ilaalinta Maaraynta Deegaanka
2- Akhrinta labaad ee Hindise sharciyeedka Xafiiska Hanti-dhowrka Guud ee JFS.
Ugu horrayn, waxaa la gudagalay ansixinta...
Trade unions lauds enactment of Environmental Management Bill in Somalia
MOGADISHU - Somalia's apex labour body; the Federation of Somali Trade Unions has lauded parliament for enacting the historical Environmental Management Bill, following a long legislative journey, that triggered consultations among stakeholders.
The passage of the Bill, the organization said, signifies a notable advancement towards the creation of a sustainable and equitable future for Somalia. Members of both the...
Somali leaders gather in central town for national dialogue
MOGADISHU, Somalia - President Hassan Sheikh opened a national consultation meeting in Dhusamareb, which coincides with the military's success in the war against Al-Shabaab.
The conference is attended by the leaders of Jubaland, Southwest, HirShabelle, and Galmudug. Also, Prime Minister Hamza Abdi Barre and the mayor of Mogadishu are present.
The presidency said that the talks will focus on security, the...
Shir DF iyo dowlad goboleedyada uga furmay Dhuusamareeb + Sawirro
DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Dhuusamareeb ka furay, Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee dowladda federaalka iyo dowlad-goboleedyada dalka.
Madaxda heer federaal iyo heer dowlad goboleed ayaa shirkan kaga arrinasanaya xaaladda amniga dalka, dhameystirka howlgalada dib u xoreynta, xasilinta deegaanada laga saaray Al-Shabaab iyo gaarsiinta adeegyada aasaasiga ah ee bulshada.
Shirka waxaa ka soo...
Maxkamadda Ciidamada oo xukun adag ku riday askari horay dil u geystay
MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda Ciidamada qalabka Sida ayaa xukun dil toogasho ah ku xukuntay Ex Dable Booliis Sakariye Cali Axmed oo hore ugu Eedaysanaa dilka bareer ah oo uu u geystay Ex Xiddigle Booliis Marxuum Cali Xasan Siyaad.
Dilkan ayuu Sakariye ka fuliyey Degmada Dayniile 28/7/2022,sidoo kale Sakariye ayaa hore usii qaatay Baastolad uu lahaa Marxuumka iyo qorigii Dowladda isagoo...
Somali forces repel Al-Shabaab attack in Galgadud region
MOGADISHU, Somalia - A fierce fighting between the government forces and Al-Shabaab happened in Osweine, which is 20km away from El Dheer district in the Galgaduud region.
The battle came after members of the Al-Shabaab launched an attack on the military bases in the area, which was recently recaptured by the SNA troops along with local militia.
The reports from the central...










