Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay howlgal ku dishay xubnom Shabaab ah
MUQDISHO (SMN) - Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa faah-faahin dheeraad ah ka bixisay howlgallo culus oo ay saacadihii lasoo dhaafay ciidamada dowladda iyo kuwa dadka deegaanka ka sameeyeen qaybo kamid ah gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya.
Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Jeneral Cabdullaahi Cali Caanood oo xalay shir jaraaid ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in hawlgalka dhacay aagga degmada Galhareeri ee gobolka...
Galmudug state leader bids farewell to outgoing EU ambassador
DHUSAMAREB, Somalia - The president of Galmudug State of Somalia Ahmed Abdi Kariye , has received at his office in Dhusamareb city the EU ambassador.
During Wednesday's meeting, the regional leader bid farewell to Tiina Intelmann as she is ending her two-year term as head of the EU mission in Somalia, based in the capital, Mogadishu.
Qoor-Qoor has applauded EU-Galmudug cooperation and...
Golaha Shacabka oo maanta ansixiyey hindise sharciyeedka hanti dhowrka
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiye Ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka BJFS Mudane Cabdullahi Cumar Abshirow, ayaa maanta shir guddoomiyay Kalfadhiga Seddaxaad Kulankiisa 19-aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Waxaana soo xaadirtay 142 Xildhibaan.
Ajandaha kulanka oo ahaa
1.Warbixinta Akhrinta 3aad iyo U Codeynta Hindise-Sharciyedka Hant-dhowrka Qaranka.
2.Qeybinta Akhrinta 2aad ee Hindise-Sharciyeedka Howlgabka iyo Liiltirka Shaqaalaha Rayidka Dowladda.
Guddoomiyaha Guddiga Maaliyadda Mudane Xil.Maxamed...
R/W ku xigeenka dalka oo daah-furay dib u eegista qorshe muhiim ah + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS Mudane Salah Jama ayaa daah-furay dib u eegista muddada dhexe ee Qorshaha Horumarinta Qaranka 9-aad oo ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Qorshaynta iyo maal-gashiga XFS.
Qorshahan oo ku salaysan casharrada laga bartay qorshayaashii horumarinta qaranka ee hore ayaa Dawladdu waxa ay diyaarisay oo ay hir-gelisay qorshaha horumarinta Qaranka (2020-2024).
Qorshahan ayaa waxaa aasaas u ah...
Egypt, Somalia review higher education, research cooperation
CAIRO: Minister of Higher Education Ayman Ashour underlined the depth of Egyptian-Somali relations, especially in the fields of higher education and scientific research.
He made the remarks during a meeting with the Somali Minister of Education, Culture and Higher Education Farah Sheikh Abdulqadir.
The meeting tackled means of enhancing cooperation in the educational and cultural domains, especially the conditions of Somali...
Madaxweyne Qoor Qoor oo la kulmay safiirka Midowga Yurub + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa qaabbilay Danjiraha Midowga Yurub ee Soomaaliya Tina Intelmann oo ay usoo dhammaatay shaqadii danjirinimo ee ay dalka u joogtay iyo Wafdi la socday.
Madaxweyne Qoor Qoor ayaa uga mahadceliyay Tina Intelmann sare u qaadidda kaalinta wadashaqeynta Midowga Yurub ay la leedahay Dowladda iyo dadka reer Galmudug.
Dhankooda Tina Intelmann...
Macallimuu oo war cusub kasoo saaray xaaladda guud ee gobolka Gedo
GARBAHAAREY (SMN) - Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda maamulka gobolka Gedo, Cismaan Nuur Xaaji (Macallimuu) oo la hadlay warbaahinta ayaa ka warbixiyay xaaladda guud ee gobolkaasi, kadib markii ay ka dhaceen isbeddalo ballaaran.
Macallimuu ayaa shaaca ka qaaday in xal waara laga gaaraY dhibaatooyinkii ka taagnaa gobolka, haatana uu shaqada wado maamulka cusub ee lasoo magacaabay.
Sidoo kale wuxuu tilmaamay...
Somali PM Hamza Abdi Barre appoints Dr Hodan as Senior Advisor
MOGADISHU, Somalia - The prime minister of Somalia has appointed Dr. Hodan Osman Abdi to take up a new role at the OPM as the Senior Advisor and National Coordinator of Human Capital Development.
With a remarkable blend of academic qualifications, extensive experience, and a profound commitment to transformative change, Dr. Abdi is an ideal fit for our mission...
Ra’iisul wasaare Xamza Cabdi Barre oo magacaabis sameeyay (Akhriso)
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta sameeyay magacaabis, kadib wareegto uu soo saaray.
Xamza ayaa u magacaabay La-taliyaha Sare, ahna Xiriiriyaha Guud ee Horumarinta Karaanka Bulshada ee Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha, Dr Hodan Cismaan Cabdi.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa sameeyay magacaabistan kadib markuu arkay kartida, aqoonta iyo waaya-aragnimada Marwo Hodan, isla markaana uu Tixgaliyay baahida...
AU mission trains 26 Somali police commanders to up security situation in Somalia
MOGADISHU -- The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) said it has wrapped up a 10-day training of 26 senior commanders from the Somali Police Force (SPF) to enhance their knowledge and skills to tackle crime and help improve the security situation in the country.
The ATMIS said the intensive training on police station management, held in the Somali...











