CID oo baaraysa shaqaaqo dhex martay askar ka tirsan Ilaalada Shacabka iyo ilaalada Hotel Dayax
MUQDISHO – Sida ay Shabelle u xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan Booliska, waxaa CID-da loo gudbiyay askar ka tirsan ciidanka Ilaalada Shacabka iyo ciidamo ilaalo ah oo ka tirsan Hotel Dayax, kuwaas oo maanta shaqaaqo ku dhex martay dhabarka dambe ee hotelka oo ku yaalla degmada Waaberi.
Goobjoogayaal ayaa sidoo kale Shabelle u sheegay in shaqaaqadu ay bilaabatay kadib markii ciidanka...
Ciidamada Booliska Dhoobley oo Sameeyey Hawlgallo Lagu Baacsanayo Ka Ganacsiga Maandooriyaha
DHOOBLEY – Ciidamada Booliska Soomaaliya ee degmada Dhoobley ayaa sameeyay hawlgallo lagu baacsanayo dadka ka ganacsada maandooriyaha noocyadiisa kala duwan, iyadoo laga fuliyay qaybo ka mid ah xaafadaha magaalada.
Intii uu socday hawlgalku, ciidamada ayaa gacanta ku dhigay tiro dad ah oo lagu eedeeyay ka ganacsiga maandooriyaha, sidoo kale waxaa la soo qabtay qaar ka mid ah dadka isticmaalayay. Waxaa...
Midowga Afrika oo cambaareeyay duqayn drone ah oo dad rayid ah ku dishay Goma
Addis Ababa, Ethiopia – Midowga afrika ayaa si kulul u cambaareysay duqayn drone ah oo lagu qaaday magaalada Goma ee bariga Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Koongo, taas oo sababtay dhimashada dad rayid ah oo ay ku jiraan shaqaale samafal.
Bayaan uu soo saaray guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika, Mahmoud Ali Youssouf, ayaa lagu sheegay in ururku si weyn uga walaacsan yahay...
Jaamacadda Carabta oo soo dhoweysay ansixinta Dastuurka cusub ee Soomaaliya
QAAHIRA — Jaamacadda Carabta ayaa soo dhoweysay ansixinta iyo dhaqangalka Dastuurka cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyadoo ku tilmaantay tallaabo muhiim ah oo xoojinaysa dhismaha hay’adaha dowladnimo iyo nidaamka sharci ee dalka.
Xoghayaha Guud ee ururka, Ahmed Aboul Gheit, ayaa bayaan uu soo saaray ku hambalyeeyay hoggaanka iyo shacabka Soomaaliyeed ansixinta rasmiga ah ee dastuurka, isaga oo ku tilmaamay “guul...
Arab League welcomes adoption of Somalia’s new constitution
CAIRO — The Arab League on Thursday welcomed the adoption and entry into force of Somalia’s new constitution, describing it as a major step toward strengthening state institutions and consolidating political stability in the Horn of Africa nation.
In a statement, the league’s secretary-general Ahmed Aboul Gheit congratulated Somalia’s leadership and people on the formal approval of the constitution, calling...
Hormuud Salaam Foundation Commits $700,000 to Somalia Drought Relief
MOGADISHU, Somalia — The Hormuud Salaam Foundation announced it has committed $700,000 in emergency humanitarian aid to support families affected by severe drought across south-central Somalia.
The foundation, the humanitarian arm of Hormuud Telecom and Salaam Somali Bank, said the funding will help meet urgent needs including water, food and other basic supplies for communities facing worsening hardship.
Prolonged dry...
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Howlgallo Ka Wada Shabeellaha Dhexe
Soomaalia,Shabeellaha Dhexe - Ciidamada Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo qorsheysan ka wada deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe, kuwaas oo lagu beegsanayo Xubno ka tirsan kooxda Al-Shabaab ee ku dhuumaaleysanaya dhulka howdka ah.
Howlgaladan ayaa waxaa fulinaya gaar ahaan Ururka 171-aad ee Kumaandooska GorGor, oo ka tirsan Guutada 17-aad Qeybta 1-aad, kuwaas oo ka sameeyay howlgallo sifeyn ah koonfurta...
Ciidamada Milatariga oo La Geeyay Waddooyinka Johannesburg si Looga Hortago Rabshadaha
Koonfur Afrika,Johannesburg - Ciidamada milatariga ayaa Arbacadii lagu arkay waddooyinka magaalada Johannesburg, oo ah magaalada ugu weyn Koonfur Afrika, kadib markii dowladda ay go’aansatay inay adeegsato ciidanka si ay uga caawiyaan booliska la dagaallanka dambiyada abaabulan, rabshadaha kooxaha burcadda ah iyo macdanta sharci-darrada ah.
Ciidamada ayaa si gaar ah loogu arkay xaafadda Riverlea, halkaas oo muddooyinkii dambe ay ka dhacayeen...
Weerar Drone ah oo Ka Dhacay Congo laguna Dilay Shaqaale ka Tirsan UNICEF
Goma,Congo- Magaalada Goma ee bariga Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Koongo ayaa wajahday weerar culus oo loo maleynayo in loo adeegsaday drone, kaas oo sababay dhimashada shaqaale gargaarka bini’aadantinimo ka tirsan hay’adda UNICEF. Weerarka ayaa si weyn uga naxiyay bulshada caalamka iyo hay’adaha gargaarka.
Qofka la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Karine Buisset, oo ahayd muwaadin Faransiis ah kana shaqeynaysay UNICEF....
Israel Weighs Military Base in Somaliland to Counter Yemen’s Houthis: Report
BERBERA — Israel is studying the possibility of establishing a military and intelligence base on the coast of Somaliland as part of efforts to counter attacks by Yemen’s Iran-backed Houthi rebels, according to a report by Bloomberg.
Israeli officials have visited a site west of the port city of Berbera, assessing land located on elevated terrain suitable for surveillance and...












