Somali president is in Galmudug on mission for Al-Shabaab war
DHUSAMAREB - The President of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud is in Dhusamareb, Galmudug state on a mission to focus on the acceleration of operations against Al-Shabaab.
Mohamud arrived in Dhusamareb City on Saturday under tight security and he is set to visit troops on the frontlines to boost the morale of the SNA fighting Al-Shabaab.
He discussed with President Ahmed Abdi...
Boost as US Military Conducts Operations in Lamu in War Against Al Shabaab
LAMU, Kenya - The US military has boosted the war on al Shabaab after they staged a high-level military operation at Magogoni Airfield in Lamu County.
The US Defense Visual Information Distribution Service (DVIDS) said the high-stakes operation was carried out jointly by the US Army and Air Force, under the 475th Expeditionary Air Base Squadron.
“The 475th EABS provides base...
Muxuu ra’iisul wasaaraha XFS ka yiri gulufka ka dhanka ah Al-Shabaab?
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay in mudda kooban lagu soo afjari doono howlgalka ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socda degaanada Galmudug iyo Hirshabeelle kadibna loo gudbi doono Koonfur Galbeed iyo Jubbaland
“Waxaan rajeynayaa in muddo gaaban lagu soo afjari doono Khawaarijta ku harsan deegaannada Galmudug iyo Hirshabelle, si loogu gudbo...
Somali, foreign forces target Al-Shabaab bases in Hiran region
MOGADISHU, Somalia - The Federal Government said that the National Army with the help of foreign partners carried out a planned operation in the Hiran region on Saturday.
The offensive took place in Qoob Yahaas area within the Hirshabelle regional state.
The allied forces targeted Al-Shabaab headquarters in the area, While the operation was taking place there was a meeting of...
Dowladda Soomaaliya oo faah-faahisay weerar ka dhacay gobolka Hiiraan
MUQDISHO (SMN) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in howlgal ay si wadajir ah u fuliyeen ciidamada Soomaaliya iyo saaxiibadooda caalamiga ah lagu beegsaday deegaan ay ku sugnaayeen maleeshiyada Al-Shabaab oo ku yaalla bartamaha Soomaaliya.
Warbaahinta dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ka dib markii la helay xog sirdoon ah ay ciidamo wadajir ah howlgal ku bartilmaameedsadeen maleeshiyo Al-Shabaab ka tirsan...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo amray in ciidamo cusub laga qoro Galmudug
DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo haatan ku sugan Dhuusamareeb ayaa amray in Galgaduud laga qoro ciidamo cusub oo la dagaaalama Al-Shabaab, sida uu shaaciyay guddoomiyaha gobollkaas, Cilmi Cali Ganey.
Gudoomiyaha ayaa sheegay in madaxweyne Xasan Sheekh iyo Qoor Qoor ay isla garteen in la diyaaro dhalinyaro deegaanka ah oo ka qayb-qaata dagaalka Al-Shabaab.
Sidoo kale waxa uu...
Somalia reopens National Blood Bank to address critical shortage
MOGADISHU - Somalia reopened the National Blood Bank Saturday for the first time in more than 30 years, in a significant move to address the shortage of blood supplies and save lives.
Somalia Prime Minister Hamza Abdi Barre, who inaugurated the fresh start for the center in Mogadishu, said it’s a crucial achievement for his nation, which has been grappling...
R/W Xamza oo ka qayb-galay shaacinta natiijada imtixaanka dugsiyada sare
MUQDISHO (SMN) - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb galay munaasabad lagu soo bandhigayey natiijada imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 12aad ee sannad dugsiyeedka 2022/23, ayaa abaalmarinno guddoon siiyey qaar kamid ah ardeydii gashay kaalimaha hore.
Ra'iisul Wasaaraha ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray guud ahaan ardeyda imtixaanka gudubtay, gaar ahaan kuwooda ku...
Sawirro: Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray magaalada Dhuusamareeb
DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayaan Wasiirro ka tirsan Xukuumadda iyo saraakiisha Ciidamada Qalabka Sida ayaa soo gaaray magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta dowlad-goboleedka Galmudug.
Madaxweyanaha ayaa waxaa sii diirran ugu soo dhaweeyey Dhuusamareeb Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye, Kuxigeenkiisa Mudane Cali Daahir Ciid, Guddoonka iyo XIldhibaannada Golaha Wakiillada Galmudug, iyadoo qorshaha...
Sawirro: Maxaa ka soo baxay kulankii Golaha Shacabka Soomaaliya?
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay Kalfadhiga Seddaxaad Kulankiisa 13-aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad JFS.
Kulanka oo ajandihiisu ahaa akhrinta 1-aad ee Hindise Sharciyeedka Kaalmo Sharciyeedka Federaalka, qeybinta Hindise Sharciyeedka Xuquuqda Naafada Soomaaliyeed iyo qaraarka ku saabsan habraaca ansixinta wax ka bedelka dastuurka KMG.
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda...












