Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Southwest State president Lafta-Gareen swears in new Ministers

BAIDOA, Somalia - The President of the Southwest state Laftagareen attended the swearing-in ceremony of the new members of the Cabinet in Baidoa on Sunday.   The Acting Speaker of the Parliament, and other dignitaries were present at the event at the state house, where the new members of the Council of Ministers took the oath. The President, who speaking at...

Wasiirada cusub ee maamulka Koonfur Galbeed oo la dhaariyay + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa ka qeybgalay Munaasabad lagu dhaarinayey Xubnaha Cusub ee Gollaha Wasiiradda maamulka ee uu shalay soo magacaabay.   Masuuliyiin ay ka mid yihiin Ku-Simaha Gudoomiyaha Baarlamaanka, Gudoomiyaha Maxkamada Sare, Wasiiro, Xildhibaano iyo Marti sharaf kale ayaa sidoo kale ka qeyb galay Munaasabadda Dhaarinta Xubaha Cusub. Xubnahan lla magacaabay ayaa isugu jiro wasiiro,...

Maxkamadda racfaanka G/Banaadir oo soo gabagabeysay dacwadda 36 ajaaniib ah

MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda racfaanka ee gobolka Banaadir ayaa markii saddexaad maAnta dhageysatay dacwad loo haysto 36 ajaniib kalluumeysato ah, kuwaas oo u kala dhashay dalalka Iran iyo Pakistan.   Eedeysanayaashan oo lasoo qabtay xilli ay ku sugnaayeen xeebaha Soomaaliya ayaa waxaa horay xukun adag oo ganaax ah ugu ridday maxkamadda gobolka Banaadir, kadib markii lagu helay dambiga lagu soo eedeeyay,...

Heshiis horu-dhac ah oo laga gaaray dagaal beeleedyadii ka dhacay Sh/Dhexe

CADALE (SMN) - Xubnaha ku jira xal u helidda colaadda ka aloosan Gobolka Shabeellaha Dhexe ee uu hoggaaminayo madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in heshiis horu-dhac ah laga gaaray, dagaalkii dadka badan ku dhinteen ee todobaadkii hore ka dhacay deegaanno hoos taga degmooyinka Cadale iyo Raage Ceele.   Ugaas Maxamuud Cali Ugaas iyo Sheekh Shariif Sheekh...

Access to clean, safe water remains elusive for 500m people in Africa

NAIROBI, Kenya - At least one-third of Africans on the continent have no certainty of accessing clean and safe water in latest data that signals that no country has yet achieved ‘effective’ stage of water security. The data shows that 19 countries fall below the threshold of having at least 45 percent accessing clean and safe drinking water. These countries...

Somaliland parliament picks former diplomat as speaker

HARGEISA, Somalia - The former Minister of Foreign Affairs of Somaliland was picked as parliament speaker after an election among the MPs in Hargeisa early today.   Yasin Haji Faratoon won the post after a vote by a show of hands during a house session presided over by the 1st Deputy Chairman of the Somaliland House of Representatives. Faratoon contested against...

Sawirro: R/W Xamza oo kulan la yeeshay xildhibaanada ka soo jeedo Puntland

MUQDISHO (SMN) - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan casho sharaf iyo xog-wareysi isugu jira hoygiisa kula yeeshay Xildhibaannada labada Aqal ee deegaan doorashadoodu tahay Puntland.   Ra'iisul Wasaaraha ayaa Xildhibaannada warbixin ka siiyey heshiisyadii Golaha Wadatashiga Qaranka iyo dadaalka Xukuumadda Dan-Qaran ee ku aaddan sidii loo ilaalin lahaa nabadda iyo xasilloonida Puntland, islamarkaana khilaafka...

Golaha wakiilada maamulka Somaliland oo maanta yeeshay guddoon cusub

HARGEYSA (SMN) - Xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland ayaa maanta Yaasiin Xaaji Maxamuud Faratoon u doortay inuu noqdo guddoomiyaha cusub ee golahaaasi, kadib doorasho ka dhacday magaalada Hargeysa.   Xildhibaan Yaasiin Faratoon ayaa waxa uu helay 46 cod, halka musharrax Maxamed Khadar oo la tartamayay uu isna helayu 35 cod. Guddoomiyaha cusub ayaa beddalaya, Cabdirasaaq Khaliif oo iska casilay xilkaas, kana soo baxay...

Wasiirka arrimaha dibadda XFS oo ka hadlay xiriirka Soomaaliya iyo Ruushka

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka arrimaha dibadda xukuumadda federaalka Soomaaliya Abshir Cumar Huruuse ayaa ka hadlay xiriirka Soomaaliya iyo Ruushka iyo waxa waxa uu yahay is-afgaradkii ay kala saxiixdeen labada dal.   Wasiirka iyo wafdi uu hoggaaminayo oo dhawaan tegey dalka Ruushka ayaa magaalada Mascow kula kulmay Sergey Lavrov oo ah wasiirka arrimaha dibadda dalkaas, waxayna labada wasiir ka wada hadleen arrimaha...

Turkiga oo ka carooday falkii Soomaaliya looga eryay Agaasimihii Isbitaalka Digfeer

MUQDISHO (SMN) - Wasiiru dowlaha wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya, Cali Cumar Balcad oo hortegay guddiga arrimaha dibadda ee Golaha Shacabka ayaa ka hadlay xiisad dhanka maamulka ah oo ka taagan isbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho, kaas oo ay wada maamulaan dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga.   Cali Balcad ayaa soo hadal qaaday arrinta agaasimaha isbitaalka oo todobaadkii hore la eryay, sida uu...

WARAR KALE

Somalia Sends Disaster Officials to China for Flood Response Training

MOGADISHU, Somalia — Somalia's disaster management agency on Saturday dispatched 25 officials to China for specialized training on flood preparedness and emergency response, as authorities...

Somali Defence Minister Hails Djibouti’s Role in Peace Efforts at Independence Anniversary

BELEDWEYNE, Somalia — Somalia's Minister of Defence, Ahmed Moallim Fiqi, on Saturday praised Djibouti's contribution to peace and stability in Somalia as he joined...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo Beledweyne uga qeyb galay xuska 49-aad ee madaxbannaanida Jabuuti

Beledweyne – Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan uga qeyb galay xuska iyo dabaal-degga munaasabadda 49-aad...