Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Congo oo Sheegtay Inay Soo Riday Laba Drone oo Rwanda Leedahay Kadib Markii Ay Galeen Hawadeeda

Kivu,Congo - Ciidamada qalabka sida ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Koongo ayaa sheegay inay soo rideen laba diyaaradood oo aan duuliye lahayn (drones) oo la sheegay inay leeyihiin ciidanka Ciidanka Difaaca Rwanda iyo xulafadooda, kadib markii ay si sharci darro ah u galeen hawada Congo ee bariga dalka.   Bayaan ay ciidamada Congo ku daabaceen barta X  ayaa lagu sheegay in...

Qaramada Midoobay oo Diiday Inay Ka Baxaan Sudaanta Koonfureed ka dib Amar kasoo baxay Dowlada

Akobo,Sudaanta Koonfureed -  Hawlgalka Qaramada Midoobay ee Koonfurta Suudaan (UNMISS) ayaa shaaca ka qaaday inaysan raacin amarka dowladda Koonfurta Suudaan ee ahaa in laga xiro saldhigeeda ku yaalla magaalada Akobo, oo ah goob ay ka taliso mucaaradka kuna dhow xadka Ethiopia, halkaasoo kumanaan dad ah ay ka barakaceen colaadda iyo dagaalada gobolka.   Jaraa’id ka soo baxay ciidanka dowladda ayaa ku...

Weerarro ay Fuliyeen Boko Haram oo Ka Dhacay Waqooyi-Bari ee Nigeria

 Kukawa, Nigeria - Weerarro isku xiran oo ay fuliyeen kooxda argagixisada ah ee Boko Haram ayaa habeenkii ka dhacay waqooyi-bari ee Nigeria, kuwaas oo sababay dhimashada ugu yaraan 12 askari iyo saddex qof oo rayid ah. Weerarradan ayaa ka dhacay saddex deegaan oo kala ah Kukawa, Dalwa iyo Goniri, iyagoo dhacay maalmo yar kadib weerar kale oo lagu qaaday...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo loo jeediyay Eedeymo ku saabsan hoggaanka hay’adaha amniga

Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Hassan Sheikh Mohamud ayaa wajahaya eedeymo ku saabsan sida loo maamulayo hay’adaha amniga ee dalka. Guddoomiyaha Xisbiga Shacabka Soomaaliyeed Cabdiraxmaan Suleymaan Jaamac ayaa sheegay in madaxweynuhu uu ku socdo hannaan siyaasadeed oo uu ku bartilmaameedsanayo siyaasiyiin mucaarad ah, isla markaana uu hoggaanka hay’adaha amniga u dhiibay saraakiil uu ku tilmaamay inay ka soo jeedaan...

Wasiirka Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka Soomaaliya oo ka qeyb gashay shirka Haweenka Adduunka

New York – Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka Soomaaliya oo khudbad ka jeedisay shirka Haweenka Aduunka ee ka socda New York.   Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi iyo wafdi ballaaran oo ay hogaamineyso ayaa Soomaaliya sanadkaan uga qeybgalaya shirka sanadlaha ah ee Haweenka Aduunka oo ka socda magaalada New York ee dalka...

Somalis in US Sue Trump Administration Over Plan to End TPS Protections

Boston, United States – Several Somali nationals living in the United States have filed a lawsuit against the administration of Donald Trump, challenging a decision to end Temporary Protected Status (TPS) for Somali migrants, a move that could affect more than a thousand people.   The lawsuit, filed Monday in a federal court in Boston, comes after the U.S. government announced...

Dhaqdhaqaaqyo Siyaasadeed iyo Amni oo ka socda Buurhakaba

Buurhakaba, Baay – Degmada Buurhakaba ee gobolka Baay waxaa ka socda dhaq-dhaqaaqyo siyaasadeed iyo kuwo amni oo isa soo taraya, kuwaas oo la sheegay inay salka ku hayaan diidmo ka dhan ah madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen).   Wararka laga helayo gudaha degmada ayaa tilmaamaya in maamulka Buurhakaba iyo saraakiisha amniga ay hub iyo darees kala duwan...

Ciidamada Jubbaland oo howlgal ka dhan ah Al-Shabaab ka fuliyay deegaanka Kudhaa

Jubbada Hoose, Soomaaliya – Ciidamada Daraawiishta iyo kuwa ka tirsan Nabadsugidda ee dowlad-goboleedka Jubbaland ayaa maanta howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Kudhaa ee gobolka Jubbada Hoose.   Howlgalka ayaa sababay dhimasho iyo dhaawac, waxaana uu yimid kadib markii ciidamada Daraawiishta iyo Nabadsugidda ay weerar ku qaadeen deegaanno la sheegay inay ku sugnaayeen xubno ka tirsan Al Shabaab, kuwaas oo...

Guddoomiyaha SoDMA oo Ka Hadlay Muhiimadda Siyaasadda Cusub ee Maareynta Masiibooyinka Qaranka

Muqdisho - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa sheegay in Soomaaliya ay ka gudubtay marxaladdii doodaha iyo qorsheynta, isla markaana loo gudbay dhisidda nidaamyo rasmi ah oo wax ku ool u ah ka-jawaabista masiibooyinka.   Wuxuu xusay in Soomaaliya ay si joogto ah ula tacaasho abaaro, colaado iyo saameynta isbeddelka cimilada, sidaas darteedna aan la dhayalsan karin...

Somalia Moves to Build Formal Disaster Response Systems, Agency Chief Says

Mogadishu, Somalia – Somalia has moved beyond the stage of debate and planning on disaster management and is now building formal systems capable of responding effectively to emergencies, the head of the country’s disaster management agency said.   Mahmoud Moallim Abdulle, commissioner of the National Disaster Management Authority, said Somalia frequently faces droughts, conflict and the growing impacts of climate change,...

WARAR KALE

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed Oo Muqdisho Kula Kulmay Safiirka Shiinaha Ee Soomaaliya

MUQDISHO – Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magaalada Muqdisho kulan miro-dhal ah kula qaatay Safiirka Dowladda Shiinaha u...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya Oo Ka Hadlay Arrimaha maamulka Somaliland

MUQDISHO — Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa lagu soo bandhigay warbixin tirakoobyo wadata oo ku saabsan...

Madaxweyne Al-Sisi Oo Trump Uga Mahadceliyay Taageerada Masar Ee Arrinta Biyo-Xireenka Itoobiya

PARIS – Madaxweynaha Masar, Abdel Fattah Al-Sisi, ayaa uga mahadceliyay Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump mowqifka uu ka qaatay muranka la xiriira Biyo-xireenka Weyn ee...