Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Maxkamadda G/Banaadir oo la horgeeyay mas’uuliyiin loo haysto Musuq-maasuq

MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta si rasmi ah uguda gashay dhageysiga dacwad ka dhan ah mas'uuliyiin ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya oo loo haysto musuq-maasuq, gaar ahaan xatooyo xoolo dadweyne.   Maxkamadda ayaa waxaa maanta kasoo muuqday afar mas'uul oo ka tirsan Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda, kuwaas oo loo soo xiray falal la xiriira Musuq-maasuq. Afarta mas'uul ayaa kala...

Faah-faahino ka soo baxaya dagaal ka dhacay duleedka magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Wararka naga soo gaaraya duleedka magaalada Muqdisho, gaar ahaa deegaanka Ceelasha Biyaha ayaa sheegaya inuu xalay ka dhacay dagaal culus oo u dhexeeyay ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya iyo xubno ka tirsan Al-Shabaab.   Dagaalka ayaa yimid, kadib markii ay Al-Shabaab weerar ku qaadeen saldhig ay ciidamada dowladda ku leeyihiin halka loo yaqaano Arbacow oo dhacda agagaarka Ceelasha Biyaha. Qaar...

DF Somalia oo war kasoo saartay howlgalladii ka dhacay Ceel-qurac

MUQDISHO (SMN) - Warsaxaafadeed kasoo baxay dowladda Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay howlgal ay si wadajir AH ciidamada Xoogga dalka iyo saaxibada caalamiga ah uga sameeyeen xadka u dhexeeya gobollada Galgaduud iyo Shabeelaha Dhexe ee maamul goboleedyada Galmudug iyo HirShabelle.   Wasaaradda warfaafinta Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in howlgalkan oo ka dhacay deegaanada Gal-libaax iyo Ceel-qurac lagu beegsaday xubno ka...

Gunmen assassinate former district official in Somali capital

MOGADISHU, Somalia - Men armed with pistols killed an elderly man who in the past held a district-level position. The shooting took place in the capital, Mogadishu today.   Faqay Abdulle Mayow, who once served as the deputy commissioner of finance in Awdhiigle district, was attacked by hooded assailants while walking towards his house. Somali security forces who sealed off the...

Somaliland, SSC trade blame for re-starting LasAnod fighting

LAS ANOD, Somalia - Somaliland and SSC Khatumo accused each other of being responsible for yesterday's war between the parties in the eastern city of Lasanod.   Somaliland said: "The forces of the Puntland, supported by allied and terrorist groups launched an attack on the position of our army in the town of Lasanod city". Somaliland said that its army is...

Agaasimihii isbitaalka Digfeer oo laga ceyriyay dalka, kuna laabtay Turkiga

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadan ayaa sheegay in dalka laga eryay agaasimihii isbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho, kaas oo dhalasho ahaa ka soo jeeday dalka Turkiga.   Wasiirka ayaa ku eedeeyay agaasimaha inuu sameeyay ku takrifal awoodeed, sidoo kalena uu la shaqeyn waayay wasaaradda caafimaadka ee dowladda Soomaaliya. Cali Xaaji ayaa tilmaamay in dacwado...

Sawirro: Xisaabiyaha guud ee Qaranka oo kormeer ku tegay garoonka Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Xisaabiyaha Guud ee Dowladda Mudane, Cabdiraxmaan Maxamed Anas oo uu wehliyo ku-xigeenkiisa Mudane Cabdirisaaq Maxamed Abiikar ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Xafiiska Maareeyaha gegida diyaaradaha Muqdisho.   Xisaabiyaha ayaa sidoo kale tegay qeybta Dakhli uruurinta garoonka, Xafiiska Bankiga dhexe laanta madaarka, qeybaha socdaalka iyo jinsiyadaha, hay’adda saadaaha hawada, iyo dhammaan qeybaha kala duwan ee garoonka Aadan Cadde. Ujeedka...

Somali, Sidama chief administrators vow to nurture saplings

ADDIS ABABA - Chief administrators of Somali and Sidama states have vowed to nurture saplings planted as part of the Green Legacy Initiative.   Speaking at today's record-breaking planting campaign in Jigjiga, Somali Regional State Chief Administrator Mustefee Mohammed said we will continue to take care of the saplings until they grow up as this is a matter of survival. Among the...

Somalia military kills dozens of Al-Shabaab members

MOGADISHU, Somalia (SMN) - Somali army killed at least 30 Al-Shabaab militants during an operation in South of the country.   The state media, citing a senior commander reported that the covert assault was carried out in El-Qurac, an area between Middle Shabelle and Galgaduud regions. The two sides engaged in a heavy gunfight that lasted for about an hour and there...

Guddoomiye ku xigeenkii degmada Awdheegle oo lagu dilay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya toogasho saaka ka dhacday magaalada Muqdisho oo lagu dilay guddoomiye ku xigeenkii maamulka iyo maaliyadda degmada Awdheegle ee gobolka Shabeelaha Hoose, Marxuum Faqay Cabdulle Mayoow.   Mas'uulkan ayaa kooxo hubeysan waxa ay ku dileen agagaarka isgoyska Ceelgaabta ee magaalada Muqdisho, ayada oo ay baxsadeen raggii ka dambeeyay toogashada. Maxamuud Saakow oo ah...

WARAR KALE

Kenya oo masaafurisay ra’iisul wasaare ku xigeenka labaad ee Soomaaliya

MUQDISHO - Kenya ayaa toddobaadkan dalkeeda ka musaafurisay ra'iisul wasaare ku xigeenka labaad ee Soomaaliya, kaddib markii lagu eedeeyay inuu si musuqmaasuq ah ku...

Kenya deports Somalia’s second deputy prime minister over alleged passport fraud

NAIROBI, June 26 - Kenya this week deported Somalia's second deputy prime minister back to his ​country for suspected fraudulent acquisition of ‌a Kenyan...

FBI-da Mareykanka iyo hay’adaha Soomaaliya oo Muqdisho ku qabtay eedeysane musuqmaasuq lagu raadinayay

Muqdisho, Soomaaliya – Hogaamiye lagu sheegay inuu hormuud ka ahaa mid ka mid ah qorshayaashii ugu weynaa ee musuqmaasuqa xilligii faafaha ayaa lagu xiray...