Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Ciidamada dowladda Soomaaliya howlgal ku dilay xubno ka tirsanaa Al-Shabaab

JOWHAR (SMN) - Faah-faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howlgal qorsheysan oo ay maanta ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ka sameeyeen gudaha deegaanka Ceel-qurac oo ku yaalla xadka u dhaxeeya goballada Galguduud iyo Shabeelaha dhexe.   Howlgalkan ayaa waxaa lagu beegsaday saldhig ay ku sugnaayeen Al-Shabaab oo ku yaalla halkaasi, sida ay shaacisay dowladda Soomaaliya. Qoraal kasoo baxay dowladda ayaa lagu sheegay...

Taliska Hiiraan oo farageliyay gadood ay sameeyeen ciidamo ka tirsan Booliska

BELEDWEYNE (SMN) - Taliyaha qaybta guud ee booliska gobolka Hiiraan Korneel Isaaq Cali Cabdulle oo u warramay Idaacadda Shabelle ayaa ka hadlay gadood ay maalmo ka hor sameeyeen ciidamo ka tirsan kuwa booliska ee ka howlgala magaalada Beledweyne.   Korneelka ayaa shaaaca ka qaaday inay xalliyeen tabashada ciidamadaas oo ka cabanayay mushaaraad ka maqan afar bilood, wuxuuna intaasi ku daray in...

Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka magaalada Laascaanood + Khasaaraha

LAASCAANOOD (SMN) - Waxaa weli isa soo taraya khasaaraha ka dhashay dagaal u dhexeeyay ciidamada milatariga Somaliland iyo kuwa dadka deegaanka ee SSC oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay bariga magaalada Laascaanood ee gobolka Sool.   Dagaalkan oo qaatay in ka badan 10 saacadood ayaa soo billowday shalay, wuxuuna soo gaaray illaa xalay, kaas oo sababay khasaarihii ugu xooganaa. Dhimashada ayaa lasoo...

Wasiirka maaliyadda Soomaaliya oo kulan la yeeshay madaxda IMF + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Md. Biixi Iimaan Cige ayaa kulan is-xog wareysi ah la yeeshay Madaxda Hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF iyo kooxda qaabilsan hannaanka deyn cafinta Soomaaliya oo hada meel gabo-gaba ah maraya.   Kulan kaan oo lagu qabtay aaladda fogaan araga ayaa diiradda lagu saaray qodobada mudnaanta gaar ka ah leh ee haatan hor...

Wasiirka Cali Xaaji oo hortagay guddiga horumarinta adeegga bulshada ee BF

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dr; Cali Xaaji Aadam, oo ay wehliyaan Wasiiru Dowllaha Wasaaradda Drs; Maryam Maxamad Xuseen, Wasiir Ku xigeenka Wasaaradda Xildhibaan Dr ; Maxamad Xuseen Maxamad ayaa guddiga horumarinta adeegga bulshada ee Golaha Shacabka ayaa Warbixin guud ka siiyay qorsha-howleedka iyo qaab-dhismeed guud ee Wasaaradda Caafimaadka howlaha baaxadda leh ee horyaalla waxyaabihii uqabsoomay iyo halka...

Sawirro: Muxuu ahaa ujeedka kulanka uu guddoomiyay ra’iisul wasaare Xamza?

MUQDISHO (SMN) - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey kulan looga hadlayey horumarinta Caddaaladda iyo Garsoorka dalka, kaas oo ay ka soo qeyb galeen Hay'adaha kala duwan ee ka shaqeeya arrimaha garsoorka.   Kulanka ayaa lagu falanqeeyey muhiimadda ay leedahay fulinta go'aamada ka soo baxa Maxakamdaha dalka oo ay fuliyaan Booliska iyo sidii ay dhinacyadu...

Sawirro: Cabdikariin Guuleed oo la kulmay madaxweynaha Koonfur Galbeed

BAYDHABO (SMN) - Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa qaabilay Ergeyga Madaxweynaha Jamhuuriyada uqaabilsan Wada-Hadalada Soomaaliya iyo Soomaaliland Mudane Abdikariin Husein Guled oo maanta Baydhabo soo gaaray.   Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Somaliland Mudane Abdikarim Hussein Guled iyo Madaxweyne Laftagareen ayaa ka wada hadlay hanaanka loo wajahayo Wadahadallada DFS iyo Somaliland. Madaxweyne Cabdicasiis Laftagareen...

UN’s new envoy pays first visit Somaliland for talks with Bihi

HARGEISA, Somalia - The President of Somaliland, Muse Bihi Abdi received the UN Envoy for Somalia Catriona Laing at his office during her visit to Hargeisa on Monday.   The meeting discussed the cooperation between the United Nations and Somaliland, and the projects in the breakaway region, according to the presidency of Somaliland. "In this meeting, issues were discussed including the...

Sawirro: Maxamuud Sayid Aadan oo ka dagay degmada Luuq ee gobolka Gedo

LUUQ (SMN) - Madaxweyne ku xigeebka 1-aad ee maamulka Jubbaland, Maxamuud Sayid Aadan iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray degmada Luuq ee gobolka Gedo.   Sayid Aadan ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee degmadaas kusoo dhaweeyay mas'uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka, saraakiil ciidan iyo qaybaha bulshada. Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland ayaa Luuq u tegay dhameystirka dadaallada ay Jubbaland kula wareegeyso gacanta gobolka...

Fighting resumes in the disputed city of Las Anod

LAS ANOD, Somalia -  Heavy fighting again erupted in the town of Lasanod on Saturday following UN calls for a ceasefire and an immediate cessation of the hostilities.   Local forces in Lasanod accused Somaliland troops of launching the early morning attack from the eastern side in the latest attempt to retake the Sool regional capital. The details of the casualty figures remain unclear but reports...

WARAR KALE

Kenya oo masaafurisay ra’iisul wasaare ku xigeenka labaad ee Soomaaliya

MUQDISHO - Kenya ayaa toddobaadkan dalkeeda ka musaafurisay ra'iisul wasaare ku xigeenka labaad ee Soomaaliya, kaddib markii lagu eedeeyay inuu si musuqmaasuq ah ku...

Kenya deports Somalia’s second deputy prime minister over alleged passport fraud

NAIROBI, June 26 - Kenya this week deported Somalia's second deputy prime minister back to his ​country for suspected fraudulent acquisition of ‌a Kenyan...

FBI-da Mareykanka iyo hay’adaha Soomaaliya oo Muqdisho ku qabtay eedeysane musuqmaasuq lagu raadinayay

Muqdisho, Soomaaliya – Hogaamiye lagu sheegay inuu hormuud ka ahaa mid ka mid ah qorshayaashii ugu weynaa ee musuqmaasuqa xilligii faafaha ayaa lagu xiray...