Qarax khasaare geystay oo ka dhacay duleedka degmada Galcad
GALCAD (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maanta qarax khasaare geystay uu ka dhacay duleedka degmada Galcad ee gobolkaasi.
Qaraxa oo ahaa miino ayaa waxaa lagu soo warrmayaa inuu si gaar ah uga dhacay deegaanka Cali Heelle oo hoostaga magaaladaas oo dhawaan laga saaray Al-Shabaab.
Wararka ayaa intaasi ku daraya in qaraxa uu haleelay mooto Fekon...
2.7 mln people displaced by drought in Horn of Africa: WFP
NAIROBI - Drought conditions in the Horn of Africa region have displaced around 2.7 million people, the United Nations World Food Program (WFP) said Sunday.
In a regional situation update report, the WFP said that 1.7 million people in Somalia, 516,000 people in Ethiopia and 466,000 people in Kenya have been displaced by drought.
The WFP report further disclosed that the...
One person missing after boat carrying miraa capsizes in Lamu
LAMU, Kenya - One person is yet to be found following a tragic boat accident that occurred in the waters of Mkokoni-mlango wa Chanu in Lamu East Sub County.
Reports indicate that two people were rescued from the boat which capsized on Friday morning.
The three individuals were transporting miraa from Mokowe jetty in Lamu West to the border town of...
XOG: Muxuu yahay ujeedka safarka madaxweyne Xasan ee Galmudug?
DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa todobaadka soo socda booqasho ku tegi doono Galmudug, isaga oo tegaya deegaanadii ugu dambeeyay ee laga saaray Al-Shabaab, sida ay innoo sheegeen ilo wareedyo lagu kalsoonyahay.
Wararka ayaa sheegaya in madaxweynaha uu saldhigan doono degmada Galcad ee gobolka Galgaduud, halkaas oo la filayo inay xudun u noqoto wajiga 2-aad ee dagaalka...
QOOR QOOR oo kulan isugu yeeray saraakiisha ciidanka DF iyo kuwa ATMIS
DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa xalay kulan deg-deg ah isugu yeeray saraakiisha laamaha amnniga maamulkaasi, kuwa Xoogga dalka iyo sidoo kale ciidamada howlgalka ATMIS.
Kulankan oo saacado qaatay ayaa waxaa looga hadlay xaaladda ammaanka guud ee Galmudud, gaar ahaan amniga magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulkaasi.
Sidoo kale waxaa shirkan lagu soo hadal qaaday...
DF Soomaaliya oo war cusub kasoo saartay qorshaha bixitaanka ATMIS
MUQDISHO (SMN) - La-taliyaha dhanka amniga ee madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xuseen Macalin Maxamuud oo u warramay warbaahinta ayaa ka hadlay arrimo ku aadan qorshaha kala guurka ee ay ciidamada ATMIS uga baxayaan guud ahaan Soomaaliya.
Xuseen Macallin ayaa shaaca ka qaaday in dowladda Soomaaliya ay ka go'an tahay inay dhammeystirto qorshahan, si ay ciidamada Soomaaliya ula wareegaan amniga dalka.
Sidoo kale...
Sheekh Aadan Madoobe oo kormeeray xarumaha guddiyada BF + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kormeer shaqo ku tagay xafiisyada guddiyada ee Golaha Shacabka BJFS.
Guddoomiyaha ayaa u kuur galay shaqada ka socota guddiyada, kuwaas oo ku howlan kor-joogteynta hay'adaha dowladda iyo sida ay u socdaan kulamada guddiyada. Waxaana uu Guddoomiyuhu ku dhiirageliyay xildhibaannada in ay ilaaliyaan joogitaanka...
Miraa Traders Fight Back at Exploitative Cartels
NAIROBI - Kenyan miraa traders are protesting the exorbitant commissions they are being forced to pay to cartels within the industry following the resumption of Miraa exports to Somalia.
Speaking in Meru on Friday, July 14, the traders lamented that for the past nine months, they have been forced to pay an extra $4.5 (Ksh636) per kilo to these clandestine cartels...
Maxkamadda Racfaanka G/Banaadir oo dhageysatay eed loo haysto 36 ajaaniib ah
MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir ayaa maanta u fariisatay Dhageysiga dacwad loo haysto 36 Eedeysane oo Ajaanib ah ku waa oo hore xukun ugu riday Maxkamadda Gobolka Banaadir, iyadoo Eedeysanayasha loo haysto in ay sifo sharci darro ah uga kalluumaysteen xeebaha Soomaaliya.
Xeer ilaaliye ku-xigeen guud ee Maxkamadda Racfaanka Yaxye Maxamuud Saciid ayaa Maxkamada Racfaanka ka hor sheegay...
Ganacsatada Qaadka Kenya oo shaaciyay inay caqabad kale soo wajahday
NAIROBI (SMN) - Ganacsatada Qaadka Kenya ayaa ka cabanaya lacago baad ah oo lagu qasbayo in AY siiyaan shaqsiyaad awood badan oo ugu hanjaba inay ka joojinayaan in loo iib geeyo Soomaaliya, oo ah suuqa kaliya ay haystaan xiligan.
Ganacstada oo markii Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud dib loo doortay kadib billaabay dhoofinta Miraa ee Soomaaliya ayaa lagu qasbay inay $4.5...












