Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Sawirro: Ra’iisul wasaare Xamza oo xilalka u kala wareejiyay wasiirada cusub

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta xilalka u kala wareejiyay Wasiiradda cusub ee Wasaaradaha Maaliyadda, Mudane Biixi Iimaan Cige iyo Wasiirkii hore Dr Cilmi Maxamuud Nuur, Wasiirka cusub ee Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, Mudane Maxamed Cilmi Ibraahim, si ay u gutaan waajibaadka Qaran ee loo Igmaday.   Ra’iisul Wasaaraha oo ka hadlay munaasabadaha xilalka loogu...

Somali Govt says 40 Al-Shabaab members killed in Jubaland

KISMAYO, Somalia - The SNA forces with the support of the Jubaland regional soldiers have carried out several operations in which many Al-Shabaab fighters died.   The operations took place in Weel Maarow and other areas located just 42 km away from Jilib district in the Middle Jubba region, the is the main base of Al-Shabaab. The government said the allied...

Wasiir Khadiijo Al-Makhsuumi oo maanta hortegtay Golaha Aqalka Sare

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ay wehliyaan ku xigeennadiisa, ayaa maanta shir guddoomiyay kalfadhiga Saddexaad kulankiisa 2-aad ee Golaha Aqalka Sare.   Ajandaha kulanka ayaa ahaa Akhrinta koowaad ee Hindise Sharciyeedka ilaalinta iyo maaraynta deegaanka. Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo isbadalka Cimillada XFS Khadiijo Maxamed Almakhsuumi, ayaa Sanatarrada Aqalka Sare u faahfaahisay...

Somali elite political leaders gather to discuss national issues

MOGADISHU, Somalia - President Hassan Sheikh and ex-leaders are gathering at Villa Somalia on Wednesday to discuss the current political and security situation.   The head of state will brief the former presidents, prime ministers and opposition leaders on the achievements of the government in the first past year in office. The meeting is attended by former President Sharif Sheikh Ahmed,...

UNICEF alarmed by deaths of 6 children in landmine explosion in Somalia

MOGADISHU, Somalia - UNICEF is deeply saddened by reports that six children were among the victims in a landmine explosion that killed 8 people on Sunday, near the town of Bulaburde, in the Hirshabelle state of Somalia.   The children were part of two families traveling in an auto-rickshaw when it struck the landmine. Losing loved ones in such tragic circumstances...

Qatar Charity supports Somali fishermen with fishing boats

DOHA, Qatar - As part of its humanitarian contribution to achieving comprehensive and sustainable development for needy groups, Qatar Charity has donated a set of fishing boats equipped with the necessary equipment and tools to low-income fishermen in Somalia.   The project aims to enable fishermen to increase their productivity and improve financial income, as 6 fishing boats were delivered to...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo si rasmi ah u furay shirweynaha Wadatashiga

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.   Wasiirka Wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska Soomaaliya, Daa’uud Aweys Jaamac oo saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in shirkani uu muhiimad weyn u leeyahay masiirka Umadda Soomaaliyeed, samaynta go’aamada wadar oggolka ah ee ku salaysan siyaasadda dowladda Soomaaliya. “Waa...

Xiisad dagaal oo ka taagan gobolka Shabeelaha Hoose

AFGOOYE (SMN) - Xiisad dagaal oo u dhexeyso laba maleeshiyo beeleed ayaa maanta ka taagan duleedka deegaanka Yaaqbari-wayne ee gobolka Shabeelaha Hoose   Xiisaddan ayaa salka ku hayso dilal la xiriira aanooyin qabiil oo ka taagan halkaasi, waxaana laga cabsi inuu dagaal ka dhex qarxo labada beelood Maleeshiyaadka labada dhinac ayaa sidoo kale lagu soo warramayaa inay hub uruursi ka wadaan duleedka...

Wararkii ugu dambeeyay ee furitaanka shirka Villa Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya waxaa maanta ka furmaya shir laba geesood ah oo u dhexeeyo madaxda dowladda iyo madaxdii hore ee dalka, sida ay shaaca ka qaaday Villa Soomaaliya.   Shirkan oo ay  gogashiisa dhigtay DFS ayaa waxaa lagu casuumay madaxweynayaal hore, raiisul wasaarayaal hore iyo guddoomiye baarlamaanadii hore ee dalka, si ay wadahadal ula yeeshaan madaxda...

Sawirro: Maxaa looga hadlay shirka ay mucaaradka ku yeesheen Muqdisho?

MUQDISHO (SMN) - Xubnaha mucaaradka ayaa xalay magaalada Muqdisho ku yeeshay kulan ballaaran oo hordhac u ahaa shirka maanta ka furmaya xarunta Villa Soomaaliya.   Shirkan oo ah mid xasaasi ah ayaa waxaa ka qayb-galay Madaxweyne horeShariif Sheiikh Axmed, Guddoomiye hore Shariif Xasan Shiikh Aden, R/W hore Abdiweli Maxamed Cali Gaas, R/W hore Omar Abdirashid, R/W Xasan Cali khayre, R/W xigeen...

WARAR KALE

Ururka Difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha Soomaaliyeed ee loosoo gaabiyo (CSHRD)

Muqdisho, Soomaaliya – Ururka Difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha Soomaaliyeed (CSHRD), ayaa ka qeyb galay munaasabad ay Xarunta Hormarinta Qoyska Guryasamo ku qabatay magaalada Muqdisho, taas...

Soomaaliya oo ku biirtay 15 heshiis oo caalami ah, kuna dhaqaaqday casriyeyn taariikhi ah...

Muqdisho, Soomaaliya – Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday in Soomaaliya ay si rasmi ah ugu biirtay...

Somalia Accedes to Fifteen International Maritime Conventions and Legal Instruments in a Historic Modernization...

Mogadishu, Somalia – The Ministry of Ports and Marine Transport today announced the decision of the Federal Republic of Somalia to accede to Fifteen...