Soomaaliya iyo Jordan oo ka wada-hadlay dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa kulan miro dhan ah la qaatay Taliyaha Ciidanka Dalka Jordan Sarreeye Gaas,Yousef Huneiti iyagoo ka wada hadlay sidii loo xoojin lahaa xiriirka labada dowladood ee dhanka difaaca.
Wasiirka ayaa markii uu gaaray Xarunta Taliska Guud ee Ciidanka Xoogga dalka Jordan (JAF) waxaa lagu guddoonsiiyay shahaado-sharaf ciidan oo dhameystiran, waxaana...
Somalia releases a preliminary report on Mogadishu plane crash
MOGADISHU, Somalia - The Somali Civil Aviation Authority spoke about the plane crash at Mogadishu airport, which injured two people who were among the passengers onboard.
A preliminary report from the aviation authority said that the plane skidded off the runway, which was the reason for the accident.
The aviation agency said the plane was leased to HALA Airline. The statement...
Sawirro: Adeegga baasaboorka oo la gaarsiiyey Soomaalida ku nool Ireland
MUQDISHO (SMN) - Soomaalida ku dhaqan wadanka Jamhuuriyadda Ireland ayaa soo dhaweysay adeegga dowladda Soomaaliya ay soo gaarsiisay ee baasaboorada iyo waraaqaha Aqoonsiga.
Guddoomiyaha Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Ireland Xaaji Axmed Gadaf ayaa Dowladda Soomaaliya, Wasaaradda Arimaha Dibadda iyo Safaaradda Soomaaliya ee Biljamka uga mahad celiyay sida wanaagsan ee Adeega Baasaboorka ay usoo gaarsiiyeen Somalida ku dhaqan Ireland oo baahi aad...
Villa Somalia oo faahfaahisay shirka lagu casuumay madaxdii hore ee dalka
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya xaqiijinta Soomaali heshiis ah ayaa barri daahfuraya kulan wadatashi ah oo ay wada qaadanayaan madaxdii hore iyo siyaasiyiinta dalka, kaas oo ku saleysan wadatashi iyo is-qancin in looga gudbo xaaalada dalka uu ku jiro.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo uga mahad-celiyey madaxdii hore sida ay u...
DF oo faah-faahin ka bixisay shilka diyaaradeed ee ka dhacay Aadan Cadde
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista hawada XFS Fardowsa Cusmaan Cigaal ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegtay in hal ruux uu dhaawac ka soo gaaray shil diyaaradeed oo Garoonka Aadan Cadde ka dhaca.
Wasiirka ayaa sheegtay in Ra’iisul wasaarayaashii hore ee dalka aysan saarneyn diyaaradda ku dhacday garoonka Muqdisho.
AB: Diyaarada ay leedahay Shirkadda Hala Airline oo Rakaab kasoo...
Sawirro: Saddex ra’iisul wasaare hore oo soo gaaray magaalada Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Gaadiidka iyo duulista Hawada XFS Fardowso Cusmaan Cigaal iyo agaasimaha guud ee Madaxtooyada Qaranka ayaa Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku soo dhoweeyay Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka Mudane, Xasan Cali Khayre oo muddooyinkii dambe dalka ka maqnaa.
Xasan Cali Khayre ayaa ka qeyb ah Madaxda ku casuuman Shirweynaha Wada tashiga oo beri ka furmaya Muqdisho, kaas...
Several injured as plane crashes in Somalia Airport
MOGADISHU, Somalia (SMN) - A plane carrying passengers has crash-landed at Mogadishu's Aden Adde International Airport on Tuesday morning.
The aircraft operated by Hala Airlines came from Garowe, Puntland capital and it veered off the runway upon landing, according to aviation official.
Several passengers are reported to have sustained wounds as result of the crash, who were taken to hospital.
This is a...
Diyaarad siday shacab oo shil ku gashay Garoonka Muqdisho + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Faahfaahino kala duwan ayaa ka soo baxaya shilka diyaaradda Halla Airlines oo maanta ku dhacday gudaha garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho.
Diyaaradda oo ka timid magaalada Garoowe ayaa waxaa saarnaa ugu yaraan 34 ruux oo rakaab ahaa, sida ay ku warrameen ilo wareedyo ku sugan gudaha garoonka.
Shilka diyaaradda ayaa yimid kadib markii ay ka baxday dhabaha ay...
PM calls on Puntland leaders to resolve polls dispute through dialogue
MOGADISHU, Somalia - The Prime Minister of Somalia, Hamza Abdi Barre has called for a peaceful end to the political conflict in Puntland state following deadly clashes.
Barre said that he contacted some of Puntland's leaders, urging them to strengthen peace and resolve disputes through amicable dialogue.
On the other hand, he called on Somaliland to stop shelling the city...
Somaliland oo war lama filaan kasoo saartay dagaalka ka socda Laascaanood
HARGEYSA (SMN) - Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland, Maxamed Kaahin Axmed oo mar kale war cusub kasoo saaray colaadda magaalada Laascaanood ayaa si lama filaan ah uga hadlay dagaalka weli ka socda magaaladaas oo xarun u ah gobolka Sool.
Kaahin ayaa ka laabtay eedeyntii ay horay Somaliland ugu jeedisay dowladda federaalka, wuxuuna shaaca ka qaaday in wax lug ah aysan ku...











