Three cops killed and eight injured in Garissa IED attack
NAIROBI, Kenya - At least three police officers on Monday morning were killed when their vehicle ran over an IED in Garissa County.
Eight other officers from the Special Operations Group were injured in the 3 am attack, police said.
The bomb had been placed on the roadside in Kiwanja area and the police vehicles were on the move.
This is the...
Second batch of AU troops set to leave Somalia by September
MOGADISHU, Somalia - Six former ATMIS (African Union Transition Mission in Somalia) forward operating bases (FOBs) are now manned and managed by Somali Security Forces (SSF) with plans well in hand for a second 3 000 troop withdrawal in September.
On hand last week in the east African country was a high-level African Union (AU) delegation to evaluate the first...
Sawirro: Ra’iisul wasaare Xamza oo baaq culus u diray shacabka Soomaaliyeed
MUQDISHO (SMN) - Ra’isul wasaaraha XFS Mudane , Xamse Cabdi Barre ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay ka shaqeeyaan Midnimada, Amniga iyo Hormarinta dalka.
Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, oo ka hadlayay munaasabad loogu mahad celiyay guddigii ka shaqeynayay toddobaadka Xorriyadda dalkeenna, ayaa sheegay in isbeddelka amni ee Caasimaddu uu horseeday in caawa ay degmada Yaaqshiid ku qabsoonto munaasabaddan.
“in...
Diyaaradaha dagaalka Kenya oo markale duqeyn ka fuliyay gobolka Gedo
CEELWAAQ (SMN) - Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya duqeymo ay markale diyaaradaha dagaalka Kenya xalay ka gaysteen qaybo ka mid ah gobolka Gedo.
Duqeynta oo aheyd mid culus ayaa lagu waxaa lagu soo warramayaa in lagu garaacay deegaanka Faxfax-dhuun iyo tuulooyinka ku hareereysan.
Wararka ayaa sheegaya in duqeymaha lala beegsaday goobo ay ku sugnaayeen dad shacab ah, balse ma cadda...
Ciidamada Puntland oo gacanta kusoo dhigay ku dhowaad 30 ajaaniib ah
GAROOWE (SMN) - Ciidamada ammaanka ee Puntland, gaar ahaan kuwa badda ee ayaa gacanta kusoo dhigay ku dhawaad 30 qof oo ajaaniib ah, kuwaa soo isugu jiro Itoobiyaan iyo Eritariyaan.
Ajaaniibtan ayaa lagu qabtay howlgal culus oo ka dhacay degmada Qandala, xilli ay saarnaayeen doon kusii jeeday dhinaca dalka Yemen.
Wararka ayaa intaasi kusii darayA in naaquudihii waday doonta uu ka...
Wasiir Fiqi oo hal arrin ku boggaadiyay Qurbe joogta Soomaaliyeed + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dibu-heshiisiinta XFS Mudane, Axmed Macallim Fiqi oo ka qeybgalay meertada 2-aad ee shirwaynaha qurba joogta Soomaaliyeed oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Arrimaha dibedda ayaa khudbad uu kajeediyay waxaa uu sharraxay xaaladda guud ee dalka, gaar ahaan arrimaha xoraynta dalka, la dagaallanka fikirka iyo maaliyadda ee Al-Shabaab
Wasiir Axmed Macallim Fiqi waxaa...
OP-ED: On World Population Day : Examining Somalia’s road towards a Population and Housing Census
World Population Day is remembered and celebrated around the globe today. Generally, the commemoration draws our attention to the urgency and importance of population issues. Population count is central to human development. Among others, it determines how many persons currently live in the country, and helps the government decide how to distribute funds and assistance to states and localities,...
R/W Xamza oo guddoomiyay kulan looga hadlayay u diyaargarowga ku biirista EAC
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga wadahadallada ku biirista Soomaaliya ee Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga iyo Dhaqaalaha ee Bariga Afrika (EAC), kadib markii dhowaan la aqbalay codsiga Soomaaliya inay ka mid noqoto Ururkaasi.
Kulanka oo ay ka soo gaybgaleen masuliyiin ka kala socotay laamaha kala duwan ee...
WFP team meets with HirShabelle state on humanitarian crisis
JOWHAR, Somalia - The President of the Hirshabelle state, Ali Gudlawe, today received at his office in Jowhar city a delegation led by the Deputy Head of the World Food Agency, WFP in Somalia, Laura Turner.
The President and the visiting WFP team have discussed the problems caused by the floods caused by the Shabelle River in the Hirshabelle...
Somalia hands down 15-year jail sentence to Al-Shabaab member
MOGADISHU, Somalia - The Somali military Court sentenced Yusuf Duqow Hussein Dhicisow, who was a member of the Al-Shabaab group, to 15 years in prison.
In a statement, the military court said that Yusuf Duqow joined Al-Shabaab in Bur-Eylo area which is under Bur-Hakaba town of Bay province. He was paid $70 a month to fight.
The Qaeda-linked Al-Shabaab is...












