Wasiirka arrimaha dibadda XFS oo shir muhiim ah ka daah-furay Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga JFS Mudane Abshir Cumar Jaamac (Huruuse) ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daah-furay shirweynaha Qurbe joogta Soomaaliyeed.
Shirkan ayaa waxa ka soo qeyb galay wasiiro ka tirsan XFS,Xildhibaano ka tirsan labada Gole Baarlamaan,Bulshada rayidka iyo Qurbe joogta Soomaaliyeed.
Wasiirka Arrimaha dibadda XFS Abshir Cumar Jaamac oo shirka furay ayaa sheegay in qurba joogta...
Ciidamada DF oo gacanta ku soo dhigay haweeney dil ka geysatay Gedo
BELEDXAAWO (SMN) - Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa howlgal culus oo ay maanta ciidamada dowladda Soomaaliya ku soo qabteen haweeney dil argagax leh ka geysatay qaybo ka mid ah gobolka Gedo, taas oo markii hore goobta ka baxsatay.
Dhacdadan ayaa timid, kadib markii haweeneyda oo ku hubeysneyd mindi ay haweeney kale ku dishay deegaanka Oodan oo hoostaga degmada...
Maxkamadda CQS oo xukun adag ku riday xubin ka tirsan Al-Shabaab
MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda Darjada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta 15 sano oo xabsi ciidan ah ku xukuntay Yuusuf Duqow Xuseen Dhicisow, oo lagu helay kamid ahaanshiyaha Al-Shabaab.
Maxamed Cabdi Muumin oo ka tirsan garsoorayaasha Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa ku dhawaaqay xukunka ninkan oo ay horay usoo qabteen ciidanka Booliska.
Sidoo kale Maxkamadda ayaa sheegtay in ninkan uu...
Qaar ka mid ah shaqaalaha Hay’adda SoDMA oo tababar looga furay Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Mahamoud Moallim Abdulle ayaa Maanta shaqaale katirsan hay'adda SoDMA u furay Aqoon-is-weydaarsi ku saabsan hoggaanka Haweenka ee Hawlaha Bani'aadamnimada, kaas oo socondoono muddo Afar Maalin ah.
Siminarkaan ayaa waxaa sare loogu qaadayaa fahamka Shaqalaha Hay’adda ee ku aadan Hogaanka Haweenka ay ku leeyihiin arrimaha Bani’addamnimada, kaas oo qayb...
Somalia attends Int’l forum in China
BEIJING, China - The Somali ambassador to China Awale Kulane has attended an International conference hosted by China International Development Cooperation Agency.
Established in March 2018, the China International Development Cooperation Agency (CIDCA) aims to elevate the political importance of foreign aid, better align the country’s aid agenda with its overall foreign policy, and tackle bureaucratic fragmentation.
Somalia's participation in the...
Family Members Killed In Somalia Explosion
BULO-BURDE, Somalia - Eight members of the same family were killed in a mine explosion in central Somalia on Sunday, as confirmed by local security officials.
Sadam Abdi Idow, the commissioner of the Bulo-Burde district, told Radio Shabelle that a landmine buried on the road hit the motorcycle the farmers were riding.
The victims were 7 men and one woman,...
Daawo: Villa Soomaaliya oo shirweyne isugu yeertay madaxdii hore ee dalka
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu soo warramayaa inuu casuumaad u diray dhammaan madaxdii hore ee dalka soo martay, si ay uga qayb-galaan shirweyne guud oo looga hadlayo xaaladda Soomaaliya.
Madaxweynayaashii hore iyo ra'iisul wasaareyaashii hore ee dalka ayaa shir isugu imaanayo 11-ka illaa 12-ka bishaan, kaas oo ka dhacaya caasimadda, sida ay ogaatay SHABELLE.
Wararka...
U.S. airstrikes kill 10 al-Shabaab members in Somalia
MOGADISHU, Somalia - At the request of the Federal Government of Somalia, U.S. Africa Command conducted three collective self-defense airstrikes overnight in a remote area near Afmadow, approximately 105 kilometers north of Kismayo, against al-Shabaab terrorists.
The airstrike was in support of Somali National Army forces who were engaged by the terrorist organization.
Working with the Somali National Army, U.S. Africa Command’s initial assessment is that the...
Madaxweynaha maamulka HirShabelle oo magacaabay wasiiro cusub (Aqriso)
JOWHAR (SMN) - Madaxweynaha dowlad goboleedka HirShabelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo wareegto soo saaray ayaa sameeyey xilka qaadis iyo magacaabis.
Madaxweynaha ayaa Mudane Xasan Cabdi Yuusuf u Magacaabay Wasiiru-dowlaha Wasaarada Awqaafta iyo Arrimaha Diinta HirShabelle, Isagoo xilka ka qaaday wasiirkii xilkaas hayay oo lagu eedeeyay waxqabad la'aan.
Sidoo kale Ilyaas Yuusuf Ibaahin ayaa isna loo magacaabay Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada...
Dad beeraley ah oo qarax miino lagula eegtay gobolka Hiiraan + Khasaaraha
BUULO-BURDE (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay uu gobolkaas ka dhacay qarax miino oo haleelay mooto ay la socdeen dad shacab ah, xilli ay marayeen duleedka degmada Buulo-Burde.
Qaraxa oo ahaa mid culus ayaa wuxuu si gaar ah uga dhacay deegaanka Jicibow oo dhaca jinka wabiga, waxaana ku dhintay dad isku qoys...












