Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Soomaaliya oo shirweyne caalami ah uga qayb-gashay dalka Shiinaha + Sawirro

BEIJING (SMN) - Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan Dalka Shiinaha  Danjire Cawaale Kullane, ayaa ka qayb galay shirka heerka sare ee hay’adda horumarinta Caalamiga ah ee Shiinaha (CIDCA) ee Madasha Wax-qabadka Caalamiga ah ee horumarinta wadaagga oo ka dhacay xarunta saaxiibtinimada ee magaalada Beijing.   Madasha CIDCA, oo ah madal la aasaasay ka dib wada-hadalladii heerka sare ee madaxweyne Xi...

Galmudug oo Al-Shabaab ku eedeysay dagaal beeleedyada ka socda Galgaduud

DHUUSAMAREEB (SMN) - Wasiirka wasaaradda warfaafinta maamulka Galmudug, Abshir Cabdi Shiiqow oo wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Shabelle ayaa ka hadlay dagaal beeleedyada haatan ka soo cusboonaaday gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya.   Wasiirka ayaa shaaca ka qaaday in dagaal beeleedyadan ay yihiin kuwa soo noq-noqday, isla-markaana saameyn ku yeeshay dadka deegaanka ee ku dhaqan gobolkaasi. Sidoo kale waxa uu tilmaamay in...

Mareykanka oo faah-faahin ka bixiyay duqeymo uu ka fuliyay Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Warsaxaafadeed ka soo baxay taliska milatariga Maraykanka ee Afrika ee loo yaqaan AFRICOM ayaa lagu sheegay in kadib codsi uga yimid dowladda Soomaaliya ay saddex duqaymood oo is difaacid ah la beegsadeen Ururka Al-Shabaab.   Weeraradan dhanka cirka ah ayaa si gaar ah uga dhacay agagaarka degmada Afmadow, qiyaas ahaanna 105km dhinaca waqooyi ka xigta magaallo xeebeedka Kismaayo. AFRICOM...

AU says troop withdrawal not to compromise stability in Somalia

Mogadishu, Somalia - The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) said Friday the troop withdrawal will not affect security and stability in Somalia.   Mohamed El-Amine Souef, the special representative of the Chairperson of the AU Commission for Somalia and head of ATMIS, said the AU mission remains committed to ensuring an efficient and effective transition process that would not...

Hay’adda SoDMA oo agab waxbarasho ku wareejisay Mu’asasada Imaamu Shaafici

MUQDISHO (SMN) - Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SoDMA ayaa Maanta Mu'asasada Imaamu Shaafici ku wareyjisay Agab waxbarasho oo muhiim u ah ubadka Soomaaliyeed ee iskuulkaas wax ku barto.     Agabka xaruntaas hay’adda maareynta gaarsiisay waxaa kamid ah kuraas,miisas iyo agab xafiiseed waxaana guddoomiyaha hay’adda maareynta musiiboyinka qaranka Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle agabkaan uu ku wareejiyey maamulka sare ee Mu,asasadaas,iyaga...

Xildhibaanada BF Soomaaliya ku metala Puntland oo baaq culus soo saaray

GAROOWE (SMN) - Qaar ka mid ah xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ku metala Puntland ayaa war kasoo saaray xaaladda maamulkaasi.   Xildhibaanadan oo maalmihii dambe ku sugnaa caasimadda Garoowe ayaa ku baaqay in doorashada madaxtinimada Puntland xilligeeda lagu qabto. Sidoo kale waxa ay ka digeen in haatan la furo dastuurka Puntland, si loogu sameeyo wax ka beddal. Halkan hoose...

The former immediate Finance minster welcomes his sacking

MOGADISHU, Somalia - The Minister of Finance Dr. Elmi Mohamud Noor has positively welcomed his sacking by Prime Minister Hamsa Abdi Barre on Saturday, July 8.   In a Facebook post, Noor said he was happy with the role he played in Somalia's debt relief plan, financial reform, and tax system during his tenure as the Minister of Finance. "It was...

At least 40 Al-Shabaab fighters killed in raid near Afmadow – ministry

MOGADISHU, Somalia -The federal government of Somalia reported an operation in Welmarow, 40 km away from Afmadow in the Lower Juba region, targeting Al-Shabaab.   The SNA in cooperation with foreign forces swept into an area housing Al-Shabaab meeting near Afmadow, which falls under the Jubaland state of Somalia, according to a statement. "A planned operation carried out by the Somali...

DF Soomaaliya oo war kasoo saartay howlgallo ka dhacay duleedka Afmadow

AFMADOW (SMN) - Dowladda federaalka Somaaliya, gaar ahaan wasaaradda warfaafinta ayaa ka warbixisay howlgallo culus oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay gobollada Jubbooyinka ee koonfurta Soomaaliya.   Qoraalkan ayaa lagu sheegay in saddex howlgal oo ka dhacay duleedka degmada Afmadow lagu dilay illaa 40 xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab. "Howlgalka oo dhacay saddex jeer oo kala duwan waxaa lagu beegsaday goob ay...

Somali PM carried out first cabinet reshuffle of his premiership

MOGADISHU, Somalia - Prime Minister Hamsa Abdi Barre has reshuffled his cabinet following a dispute over the suspension of senior officials at the finance ministry.   Bihi Iman Cige, who was the Minister of Labor and Social Affairs, was appointed as the Minister of Finance of the Federal Government of Somalia, replacing Dr. Ilmi Mohamud Nur. The PM also appointed Dr....

WARAR KALE

Ururka Difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha Soomaaliyeed ee loosoo gaabiyo (CSHRD)

Muqdisho, Soomaaliya – Ururka Difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha Soomaaliyeed (CSHRD), ayaa ka qeyb galay munaasabad ay Xarunta Hormarinta Qoyska Guryasamo ku qabatay magaalada Muqdisho, taas...

Soomaaliya oo ku biirtay 15 heshiis oo caalami ah, kuna dhaqaaqday casriyeyn taariikhi ah...

Muqdisho, Soomaaliya – Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday in Soomaaliya ay si rasmi ah ugu biirtay...

Somalia Accedes to Fifteen International Maritime Conventions and Legal Instruments in a Historic Modernization...

Mogadishu, Somalia – The Ministry of Ports and Marine Transport today announced the decision of the Federal Republic of Somalia to accede to Fifteen...