Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

AG submits annual audit reports to Somali parliament

MOGADISHU, Somalia - The attorney general said he submitted today the annual audit reports to the Federal Parliament of Somalia.   Ahmed Gutale, the AG thanked the President, the Prime Minister, and the entire audited entities for their support and continued cooperation during the audit exercise. The reports contain valuable recommendations aimed at enhancing accountability in the management of public resources,...

Political Turmoil Threatens the Fight Against Al-Shabaab

WASHINGTON, USA - Political infighting has undermined the counter-insurgency campaign waged by the Somali government against al-Shabaab over the past few months.   The offensive was announced to enter its second phase in March, expanding operations to southern regions after recapturing several strategic al-Shabaab strongholds in Hirshabelle and Galmudug. However, the offensive has been stalled. A dispute in Hiiraan region between Hirshabelle state deputy president...

Hantidhawraha Guud ee Qaranka oo kulamo ka wada Muqdisho + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Hantidhawraha Guud ee Qaranka Mudane Abuukaate Axmed Ciise Gutale ayaa maanta kulan la yeeshay maamulka sare ee Xafiiska Madaxweynaha, Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Golaha Shacabka, iyo Aqalka Sare ee JFS.   Kulanka oo diiradda lagu saarayay natiijooyinka muhiimka ah ee ka soo baxay baarista Xafiiska Hantidhawrka Guud iyo warbixinnadii dhawaan lala wadaagay hay’adahaas iyo sidii loo dardargalin lahaa dhaqangalinta...

Duqa Muqdisho oo ku baxay xiisadda ka jirta Qubuuraha Macallin Nuur

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta booqday Qubuuraha Macalin Nuur ee Deegaanka Garasbaaley (Taree Disho) si uu ugu jawaabo cabasho ka timid qaar ka mid ah Bulshada Caasimadda.   Duqa Caasimadda oo ay wehliyeen Agaasimaha Waaxda Dhulka, Agaasimaha Xafiiska Duqa, Afhayeenka Gobolka Banaadir iyo Maamulka Deegaanka Garasbaaley ayaa waxa uu...

SNA, Jubaland troops attack Al-Shabaab near Kenya border

KISMAYO, Somalia - Somali troops launched an attack against Al-Shabaab base in Jubaland state as the region prepares for an all-out offensive to wipe out the militants.   The operation was carried out by the joint forces in a place where it was said that Al-Shabaab fighters were gathering in the vicinity of the airport of Dhoobley district. There was a...

UN, AU hail Burundi soldiers for securing Somalia

MOGADISHU, Somalia - The African Union and United Nations envoys in Somalia have lauded Burundi peacekeepers for their sterling stabilization efforts in Somalia.   Mohammed El-Amine Souef, the special representative of the Chairperson of the AU Commission for Somalia and head of the AU Transition Mission in Somalia (ATMIS), and Anita Kiki Gbeho, the UN Secretary-General's Deputy Special Representative for United...

Wararkii ugu dambeeyay dadaallada ka socda magaalada Garoowe

GAROOWE  (SMN) - Wararka naga soo gaaraya Puntland ayaa sheegaya in haatan Garoowe ay ka socdaan dadaallo xal loogu raadinayo xiisadda ka taagan maamulkaasi.   Wufuud kala duwan oo isugu jirto odayaasha dhaqanka iyo siyaasiyiin ayaa saacadihii ugu dambeeyay gaaray xarunta gobolka Nugaal, halkaas oo lagu soo dhoweeyay. Xubnahaasi waxaa kamid ah Islaan Bashiir Islaan Cabdille, ra'iisul wasaarayaashii hore ee dalka Cumar...

Wasiir Roobow oo amray in si degdeg ah loo soo celiyo xujeeyda Soomaaliyeed

RIYAD (SMN) - Wasiirka Awqaafta iyo arrimaha Diinta Xukuumadda federaalka Soomaaliya Sheekh Mukhtaar Roobow ayaa faah faahin ka bixiyay howlaha xujeyda Soomaaliyeed ee Acmaasha xajka soo dhameeysaty,iyo adegyadii ay dowladda u qabatay xujeeyda muddada ay ku jireen gudashada waajibaadka xadka.   Wasiirka ayaa sheegay in ay dhinteen Afar xaaji oo ay laba dumar ay tahay,sidoo kale waxa u sheegay in la’layahy...

Caqabad horleh oo soo wajahday dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab

MUQDISHO (SMN) - Hay’ad fadhigeedu yahay Mareykanka oo ka shaqeysa arrimaha caaladaha iyo aruurinta xogta isku dhacyada ayaa sheegtay in Is-qab-qabsiga siyaasadeed ee ka jira Soomaaliya uu wiiqayo dagaalka ay dowladda Soomaaliya kula jirtay Al-Shabaab dhowrkii bilood ee la soo dhaafay. Warbixinta hay’adda ACLED ayaa lagu sheegay in Duulaanka wajigiisii labaad oo la qorsheeyay dhawaan inuu ka bilowdo gobollada koonfureed...

Ciidanka DF iyo kuwa Jubbaland oo weerar ku qaaday Al-Shabaab

DHOOBLEY (SMN) - Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya howlgal qorsheysan oo ay xalay ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa Jubbaland ay ka sameeyeen duleedka degmada Dhoobley ee gobolka Jubbada Hoose.   Ciidamada ayaa si gaar ah u weeraray goob ay ku sugnaayeen Al-Shabaab, waxaana halkaas ka dhacay dagaal toos ah, sida ay Shabelle u sheegeen ilo dadka deegaanka ah. Goobta ay...

WARAR KALE

NUSOJ Sounds Alarm Over Repressive Draft Penal Code Threatening Media Freedom and Fundamental Rights

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has today expressed grave concern over the draft Somali Penal Code approved by the Council of Ministers...

Madaxweyne Qoor Qoor oo Sheegay Inuusan u Tartami Doonin Doorashada Galmudug

Dhuusamareeb – Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor), ayaa sheegay inuusan u tartami doonin doorashada madaxtinimada Galmudug ee la filayo inay ka...

Farmaajo oo Shacabka Soomaaliyeed ugu Hambalyeeyay Toddobaadka Xorriyadda

Muqdisho – Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan munaasabadda 26-ka...