CDF Gen Ogolla holds talks with KDF troops in Somalia
KISMAYO, Somalia - The Chief of Defence Forces Gen Francis Ogolla at the weekend visited Kenyan troops in Somalia as part of a morale boost ahead of a major planned operation against the al Shabaab terror group.
He also held talks with Jubbaland leader Ahmed Madobe, which officials said was to ensure the planned operation on the terror group succeeds.
Al Shabaab's...
Somali, Uganda defense ministers preside over pass-out parade for soldiers
KAMPALA, Uganda - The Minister of Defense of Somalia, Abdulkadir Mohamed Noor, together with his Ugandan counterpart, Vincent Bamulangaki presided over the commissioning parade for the new graduate SNA cadets at the military academy in Uganda.
The graduates were being commissioned after undergoing months of training program that involved combat missions and tactics that are vital for the counter-terrorism...
Guddoomiyaha cusub ee Hey’adda Qaxootiga oo maanta xilka la wareegtay
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa maanta xilka u kala wareejiyay marwo Safiyo Xasan Maxamed, Guddoomiyaha cusub ee Hey’adda Qaxootiga Qaranka iyo guddoomiyihii hore ee hey’adda guddoomiyaha cusub ee Hey’adda Qaxootiga Qaranka.
Mudane Ahmed Moallim Fiqi, ayaa kula dardaarmay guddoomiyaha cusub marwo Safiyo dardargelinta shaqada hey’addan muhiimadda u leh qaranka,...
XOG: Taliyaha Sirdoonka dalka Kenya oo booqasho ku tegay magaalada Kismaayo
KISMAAYO (SMN) - Wafdi uu Hogaaminayo Taliyaha Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Kenya, Nuuradiin Xaaji ayaa socdaalkii ugu horreeyay tan iyo markii xilkaas uu qabtay lagu soo warramayaa inuu maanta ku gaaray magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose.
Warara ay Shabelle heshey ayaa sheegaya in wafdi uu Hogaaminayo Taliyaha Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Kenya, Nuuradiin Xaaji iyo madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ay hadda...
Sawirro: Soomaaliya oo shirweyne caalami ah uga qayb-gashay Shiinaha
BEIJING (SMN) - Safiirka Soomaaliya ee Dalka Shiimaha Danjire Cawaale Cali Kulane ayaa magaalada Beijing kaga qeyb galay xafladda furitaanka shirka 11-aad ee Madasha Nabadda Adduunka (WPF) oo hal-ku-dhiggiisu yahay “Xasilinta Adduunka aan xasilloonayn, iyadoo loo marayo is-afgarad iyo iskaashi.
Shirkan oo uu furay madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda shacbiga Shiinaha Han Zheng ayaa jeediyay Khudbad muhiim ah oo uu kaga hadlayo muhiimadda...
Taliyaha cusub ee ciidamada Xoogga dalka oo gaaray Galgaduud + Ujeedka
DHUUSAMAREEB (SMN) - Taliyaha ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed, General Ibraahim Sheekh Muxyadiin Cadow iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray degmada Galgacad ee gobolka Galgadiuud, halkaas oo si weyn loogu soo dhaweeyay.
Taliyaha ayaa diyaarad Helicpter ah ku tegay Galcad, isaga oo kadib kormeeray saldhigyada ciidamada dowladda iyo kuwa Macawiisleyda ee ku yaalla halkaasi.
Sidoo kale waxa uu warbixin ka dhageystay...
Jubaland and KDF chief discuss cooperation in war on Al-Shabaab
KISMAYO, Somalia - The President of Jubaland, Ahmed Madobe, held a meeting with the KDF chief Gen. Francis Omondi Ogolle, who arrived in Kismayo city for talks.
The two sides discussed security issues and the second phase of the offensive against Al-Shabaab in Jubaland areas and how the Kenyan troops can participate in the campaign.
On the July 1 commemoration,...
Sawirro: Maxay ka wadahadleen Axmed Madoobe iyo taliyaha milatariga Kenya?
KISMAAYO (SMN) - Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa Sabtidii magaalada Kismaayo kulan kula qaatay taliyaha ciidamada milatariga Kenya (KDF),Gen Francis Omondi Ogolla oo booqasho ku tegay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.
Kulanka ayaa lagaga hadlay arrimaha amniga, gaar ahaan wajiga labaad ee howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab, si gaar ahna howlgalka deegaanada Jubaland oo ay...
UAE leaders congratulate Somali president on independence day
ABU DHABI -- President His Highness Sheikh Mohamed bin Zayed Al Nahyan as sent a message of congratulations to Hassan Sheikh Mohamud, President of the Federal Republic of Somalia, on the occasion of his country's Independence Day.
His Highness Sheikh Mohammed bin Rashid Al Maktoum, Vice President, Prime Minister and Ruler of Dubai, and His Highness Sheikh Mansour bin Zayed...
Maxaa ka jira in hub iyo gaadiid dagaal la geliyay magaalada Garoowe?
GAROOWE (SMN) - War qoraal ah oo ka soo baxay taliska qaybta booliska gobolka Nugaal ayaa lagu beeniyey wararka sheegaya in hub iyo gaadiid dagaal oo fara badan la soo galiyey magaalada Garowe ee xarunta Puntland.
Qoral kooban oo ka soo baxay taliska ayaa u qornaa sidan:-
Taliyaha qaybta booliska Gobolka Nugaal G/sare Maxamed Cali Marduuf oo ku hadlaya afka guddiga...












