Al-Shabaab attacks military base in Somalia
BARDERE, Somalia - Reports reaching us in Bardhere district of Gedo region indicate that two suicide blasts and heavy gunfire were heard outside a military base.
The attack was targeted at the ADC camp in Bardhere district, and the reports add that armed men have entered and a face-to-face fight is currently going on.
''The attack that started with the...
Wararkii ugu dambeeyay qaraxyo iyo weerar toos ah oo ka dhacay Baardheere
BAARDHEERE (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar ismiidaamin ahaa oo maanta lagu qaaday xero lagu tabbabaro ciidamada dib u xorreynta oo ku taalla degmada Baardheere ee Gobolka Gedo.
Laba gaari oo laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa lagu beegsaday Xerada ADC oo lagu tabbabaro dhallinyarada dooneysa in ay ka mid noqdaan Ciidanka Xoogga...
AU troops begin their exit from Somalia as mandate nears end
Mogadishu, Somalia – The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) has started to drawdown in compliance with the United Nations Security Council Resolutions (UNSCR) 2628(22) and 2670(22) which mandates ATMIS to drawdown 2000 soldiers by the end of June 2023.
Supported by the United Nations Support Office in Somalia (UNSOS), ATMIS, has handed over the first Forward Operating Base...
Int’l partners call for calm and restraint in Puntland
Mogadishu, Somalia – International partners said they are concerned about the violence in Garowe and its impact on civilians.
The partners call for the immediate de-escalation of tensions and a return to calm.
''We call on all political stakeholders to engage in dialogue as the only avenue to address and resolve differences,'' said the statement.
The recent escalation risks jeopardizing the positive...
Qaraxyo xoogan oo maanta ka dhacay magaalada Baardheere
BAARDHEERE (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in goordhow weerar culus lagu qaaday xero ciidan oo ku taalla degmada Baardheere ee gobolkaasi.
Weerarka ayaa ku billowday qaraxyo xoogan, waxaana kadib xigay dagaal toos ah oo u dhexeeyay ciidamada dowladda iyo xubnaha Al-Shabaab ee weerarka qaaday.
Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa Shabelle u sheegay in xaaladdu ay...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo baaq culus kasoo saaray dagaalka Garoowe
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa ka tacsiyeeyey muwaadiniinta birmo-geydada ah ee ku nafwaayey dagaalka maanta ka dhacay magaalada Garoowe ee caasimadda dowlad-goboleedka Puntland.
Madaxweynaha ayaa ku celiyey baaqiisa ku aaddanaa in la tixgeliyo rabitaanka dadwenaha, lagana fogaado in xalka lagu raadiyo qori iyo rasaas.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed aysan xamili karin colaad cusub oo laga...
Ra’iisul wasaare Xamza iyo Qoor Qoor oo u ambabaxay safar dibadeed
RIYAD (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xalay u ambabaxay waddanka Boqortooyada Sucuudi Carabiya, halkaas oo uu kusoo gudan doono waajibaadka Xajka.
Ra’iisul Wasaaraha waxaa ku wehliya gudashada Xajka Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) iyo Mudanayaal ka tirsan Goleyaasha Dowladda.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa ummadda Soomaaliyeed Ilaahay uga baryay in dhibaatooyinka ragaadiyey dowladnimadooda uu ka dulqaado,...
Sawirro: Muxuu ahaa ujeedka shirka uu guddoomiyay Duqa Muqdisho?
MUQDISHO (SMN) - Duqa magaalada Muqdisho, Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa xalay guddoomiyay shir muhiim ah oo ka dhacay xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar.
Kulanka oo ahaa mid xasaasi ayaa waxaa looga hadlay amniga caasimadda, ayada oo ay goobjoog ahaayeen inta badan saraakiisha laamaha ammaanka iyo guddoomiyeyaasha degmooyinka gobolka Banaadir.
Shirkan ayaa waxaa si gaar ah diiradda loogu saaray munaasabadaha isa...
Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray dalka Mareykanka + Ujeedka
WASHINGTON (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka qeyb gelaya Fadhiga Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa gaaray magaalada Washington ee dalka Maraykanka.
Madaxweynaha ayaa khudbad ka jeedin doona Golaha Ammaanka Qaramada Midoobey isagoo la wadaagaya dalalka xubnaha ka ah Golaha xaaladda amniga Soomaaliya iyo dagaalka ka dhanka argagixisada Alshabaab, waxa...
Maxay Beesha Caalamka ka tiri xiisadda ka taagan magaalada Garoowe?
MUQDISHO (SMN) - Saaxiibada beesha caalamka ee Soomaaliya ayaa sheegay inay ka walaacsan yihiin colaadda magaalada Garoowe iyo 'saamaynta ay ku leedahay dadka rayidka ah' sida lagu shegay war-saxaafadeed ay soo saareen goor dambe oo xalay ah.
"Saaxiibadu waxay ku baaqayaan in si degdeg ah loo dejiyo xiisadda, laguna soo dabbaalo xasillooni. Waxaan ugu baaqaynaa dhammaan daneeyayaasha siyaasadda inay yeeshaan...










