Xamza oo la kulmay Madaxweynaha Bangiga Horumarinta Afrika + Sawirro
SHARM EL SHEIKH (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa madasha shirka Sharm el Sheikh kula kulmay Madaxweynaha Bangiga Horumarinta Afrika Akinwumi Adesina.
Waxay si gaar ah uga wada hadleen xoojinta mashaariicda Bagiga uu ka fuliyo Soomaaliya iyo sidii uu gacan uga geysan lahaa barnaamijka hormarinta dhaqaalaha ee dowladda Soomaaliya ay waddo.
Dr Adesina ayaa...
Sawirro: Guddoonka labada Aqal oo kulan ku yeeshay Muqdisho + Ujeedka
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe oo ay wehliyaan labadiisa ku-xigeen ayaa maanta kulan la qaatay Guddoomiyaha Aqalka sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdullahi iyo Ku-xigeenka Labaad Mudane Cabdullahi Xirsi Timacade.
Kulanka guddoonka labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa looga hadlay furitaanka kalfadhiga 3-aad ee Baarlamaanka 11-aad ee JFS.
Labada...
Ciidamada ammaanka Beledweyne oo fashiliyay qarax lagu waday boorso
BELEDWEYNE (SMN) - Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa qarax ay ka hortageen ciidamada ammaanka oo maanta ka dhacay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
Taliyaha Saldhiga Galbeed L/Xidggle Siraad Cumar Xiish oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in Booliska uu fashiliyay weerarkaasi, kadib markii ay heleen xogta qaraxaasi.
Siraad Cumar Xiish ayaa shaaciyay in qofka waday qaraxa uu isku...
Guddoomiyaha hay’adda SoDMA oo guddoomiyay shir deg-deg ah + Sawirro
MUQDISHO (SMN) -Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Mahamoud Moallim Abdulle ayaa maanta Guddoomiyey Shir deg-deg ahaa oo heerkiisu sareeyo kaas oo looga hadlaayey xaalada adag ee ka jirta Magaalada #Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan.
Kulankaan oo goobjoog ka ahaa Guddoomiye ku xigeenka Hay'adda Dr Axmed Cabdi Aadan ayaa waxaa ka qeybgalay dhamaan hay'addaha deeqaha bixiya ee...
Somali president Hassan Sheikh opens 6th NCC forum with Federal States
MOGADISHU - Somalia President Hassan Sheikh has today opened a session of the National Consultative Council between the Federal Government and the Federal member states along with Banadir Regional Administration at the Presidential palace.
Villa Somalia said in a statement that the NCC forum is attended by Ahmed Abdi Kariye Qoorqoor of Galmudug, Ali Hussein Gudlawe of Hirshabelle, Abdiaziz...
Ganacsatadii laga soo qabtay suuqa Bakaaraha oo Maxkamad la geeyay
MUQDISHO (SMN) - Xafiiska Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa maantabMaxkamadda gobolka Banaadir horgeeyay 9 eedeysane iyo shirkado loo haysto ka ganacsiga Cabitaano iyo cunooyin dhacay, kuwaas oo maalmo ka hor laga soo qabtay suuqa weyn ee Bakaaraha.
Xeer ilaalinta ayaa ku eedeysay ganacsatadan inay sameeyeen fal khatar ku ah buslahada, isla-markaana ay jawaano iyo taariikh cusub siiyeen raashin iyo...
Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo ka furmay magaalada Muqdisho + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa maanta ka furmay shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee u dhexeeyo dowladda federaalka, dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir.
Shirkan oo ah midkii lixaad ee Golaha Wadatashiga Qaranka, waxaa shir guddoominayo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, ayada oo sidoo kale ay goobjoog yihiin madaxweynayaasha maamullada HirShabelle, Galmudug, Koonfur Galbeed iyo Jubbaland.
Waxaa shirka ka maqan...
Sawirro: Wafdi ka socda Booliska Turkiga oo soo gaaray magaalada Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Wafdi ka socda Boliiska Gaarka ah ee Ozil Harakat ee Dowlada Turkiga, ayaa maanta booqasho koban ku soo gaaray Magaalada Muqdisho.
Taliye Xigeenka Ciidanka Boliiska Soomaliyeed, S/Guuto. Cusmaan Cabdulahi Maxamed (Kaniif) iyo Saraakiil kale ee Boliiska Soomaliyeed ah ayaa Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee Adan Cade ku soo dhaweeyey.
Waftigaan ayaa u yimid in ay booqdaan, Ciidanka Boliiska...
DF Soomaaliya oo ka hadashay dhaq-dhaqaaqyo ay xadka ka wado Kenya
CEELWAAQ (SMN) - Mid kamid ah saraakiisha ciidamada dowladda Soomaaliya oo ku sugan degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo ayaa ka hadlay dhaq-dhaqaaqyo ay haatan Kenya ka billowday xadka Soomaaliya, halkaas oo ay soo dhoobtay ciidamo dheeraad ah.
Sarkaalkan oo lagu magacaabo, Maxamed Isxaaq Xuseen oo la hadlay Idaacadda Shabelle ayaa ayaa sheegay inay ka war hayaan ciidankaasi oo uu tilmaamay...
Somalia’s finance minister meets with a minister from Canada in Egypt
CAIRO - Minister of Finance of Somalia Dr. Elmi Mohamud Noor is participating in the conference in the city of Sharma Sheikh, Egypt, representing his Horn of Africa nation.
The Minister met with Canada's International Development Minister Harjit Sajjan and discussed the process of reforming Somalia's finances & completing the debt relief process.
Dr. Elmi told the Canadian minister that...












