Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Al-Shabaab leader injured in airstrike – US military

WASHINGTON - Al-Shabab's head of external operations was the target of the latest U.S. airstrike against the militant group, two sources, including an al-Shabab defector, told VOA Somali.   Former al-Shabab official Omar Mohamed Abu Ayan told VOA that veteran military commander Osman Mohamed Abdi, known as Moallim Osman, was the target. The name of the target and his position was also...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo kulan la yeeshay wafdi ka socday Canada

SHARMA SHEEKH (SMN) - Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Mudane Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa Magaalada Sharma Shiikh ee Dalka Masar waxa uu kulan miro-dhal ah kula yeeshay Wasiirka Horumarinta Caalamiga ah ee Dowladda Canada Mr. Harjit Sajjan iyo masuuliyiintii la socotay.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray Hannaanka Isbadalka dib-u-habeynta Maaliyadda Soomaaliya iyo dhameystirka arrimaha deyn-cafinta. Sidoo kale Wasiirka Maaliyadda ayaa sheegay in...

Kooxo hubeysan oo xalay ganacsade ku dilay degmada Dharkenley

MUQDISHO (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dil qorsheysan oo ay xalay kooxo hubeysan ka geysteen qaybo kamid ah degmada Dharkenley ee gobolka Banaadir.   Dilka oo ka dhacay xaafadda Mac-macaanka ayaa waxaa lagu soo warramayaa in loo geystay marxuum Daahir Xuseen Macamuud oo la sheegay inuu ahaa ganacsade. Wararka ayaa sheegaya in ragga dilka geystay ay goobta isaga...

Sawirro: Soomaaliya oo shirweyne caalami ah uga qayb-galeysa New York

NEW YORK (SMN) - Wasiirka Arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah mudane  Abshir Cumar Huruuse ayaa gaaray Magaalada New York ee dalka Mareykanka.   Wasiir Huruuse ayaa New York kaga qeyb galayo shir heerkiisu sarreeyo oo yabooh dhaqaale loogu sameyn doono dalalka Geeska Afrika oo Soomaaliya qeyb ka tahay. "Waxaan saaka soo gaaray magaalada New York si aan uga qaybgalo shir heer...

Mareykanka oo duqeyn ku dhaawacay hoggaamiye ka tirsan Al-Shabaab

MUQDISHO (SMN) - Dowladda Mareykanka ayaa markale ka hadashay weerar dhanka cirka ahaa oo horraantii todobaadkan ka dhacay Degmada Jilib ee Gobolka Jubadda Dhexe, kaasi oo lagu beegsaday hoggaamiye ka tirsan Ururka Al Shabaab.   Taliska Mareykanka ee Africom, ayaa sheegay in hal hoggaamiye oo ka tirsan Al Shabaab ay ku dhaawaceen duqeyn ay ka fuliyeen Degmada Jilib oo qiyaas ahaan...

Madaxweyne Farmaajo oo war ka soo saaray doorashada Puntland

ANKARA (SMN) - Madaxweynihii Hore ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku bogaadiyey Puntland, bulsho iyo maamulba, sida ay ugu istaageen hirgelinta doorashada Goleyaasha Deegaanka, taas oo horseedaysa in dadku ay codkooda ku doortaan hoggaanka deegaannadooda.   Madaxweyne Farmaajo ayaa xusay in hirgelinta doorashada qof iyo cod ee heer deegaan iyo heer Federaalba ay ka mid tahay himilooyinka...

Kenya oo ciidamo soo dhoobtay xadka ay la wadaagto Soomaaliya

NAIROBI (SMN) - Dowladda Kenya ayaa lagu soo warramayaa in saacadihii lasoo dhaafay ay ciidamo dheeraad ah soo dhoobtay xadka ay la wadaagto Soomaaliya.   Ciidamadan oo wata gaadiidka dagaalka ayaa la sheegay inay ka hortagi doonaan ganacsiga sharci darrada ah. Sidoo kale ciidamadan ayaa lagu xoojin doono dadaalada laagu xakameeynayo ganacsiga sharci darrada ah ee ka socda xeebaha dalkaasi, kadib markii...

With UNFPA support, Somalia marks Int’l day to End Obstetric Fistula

MOGADISHU – On May 23, Somalia commemorated the annual International Day to End the Obstetric Fistula to raise awareness and alleviate the burden on persons affected by the condition.   This year 2023 marks the 20th anniversary of the Campaign to End Fistula launched by the United Nations sexual and reproductive health agency and its partners in the long-chaotic...

Sawirro: R/wasaaraha XFS oo khudbad ka jeediyay shirka Sharm El Sheikh

SHARM EL SHEIKH (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Mudane Xamsa Cabdi Barre oo ka hadlay madasha shirka Sharm El Sheikh ayaa ku nuuxnuuxsaday ahmiyadda ay leedahay in Bangiyada Horumarinta ay noqdaan kuwo  ka jawaaba caqabadaha la soo gudboonaada dal.   Ra’iisul Wasaaraha oo dood-cilmiyeed kala qaybgalay Ra’iisul Wasaareyaasha Masar, Rwanda, Burundi, Madaxweynayaaha Comoros iyo Madaxweyne Ku Xigeenka Tanzania, ayaa sheegay in...

Madaxa Hay’adda UNFPA oo ka hadlay maalinta cidhibtirka  xanuunka Fastuulaha

Xafladan oo lagu xusayay maalinta  cidhibtirka  xanuunka  Fastuulaha ee isu furanka dumarka islamarkaana ay ka soo qeyb galeen mas’uuliyiin ka tirsan Hay’adda sanduuqa dadweynaha ee Qaramada Midoobay ee loo soo gaabiyo UNFPA, dhqaatiir, Xildhibaano, haween iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa maanta lagu qabtay Magaalada Muqdisho.   Madaxa Hay’adda UNFPA, Nii Ojolaabe oo ugu horreyn ka hadlay munaasabaddan ayaa sharraxay...

WARAR KALE

IMF urges Somalia to reform oil fiscal regime ahead of exploration boom

The International Monetary Fund (IMF) has urged Somalia to strengthen its petroleum fiscal framework as the country prepares for increased exploration activity. The recommendation follows...

Ra’iisul Wasaare Xamsa Oo Si Rasmi Ah U Furay Imtixaanka Shahaadiga Ah Ee Dugsiyada...

MUQDISHO — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u furay imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiga...

51 migrants reported dead or missing after boat sinks off Libya’s coast

TRIPOLI (Xinhua) -- A boat carrying 61 migrants sank off the coast of the eastern Libyan city of Tobruk on June 12, leaving 51...