Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Muqdisho kula kulmay Ku-Xigeenka Safiirka Mareykanka

Muqdisho – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay Ku-Xigeenka Safiirka Mareykanka, Chargé d’Affaires Justin Davis.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka iyo iskaashiga istaraatiijiga ah ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Mareykanka. Labada dhinac waxay ka wada hadleen arrimo ay ka mid yihiin xoojinta iskaashiga...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khadka telefoonka kula hadlay Boqorrada Urdun iyo Qatar

Muqdisho  – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khadka telefoonka kula hadlay Boqor Cabdalla binu Al-Xuseen, Boqorka Urdun, iyo Sheekh Tamiim binu Xamad, Amiirka Qatar.   Hoggaamiyeyaasha ayaa ka wadahadlay xaaladda guud ee gobolka, gaar ahaan xiisadaha iyo iskahorimaadyada milatari ee ka taagan Bariga Dhexe. Waxay isla garteen muhiimadda ay leedahay dejinta xaaladda, yareynta xiisadaha iyo xoojinta dadaallada...

NISA oo howlgal qorsheysan ku dishay horjoogihii ka dambeeyay weerarro ka dhacay Muqdisho

Mogadishu – Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibadooda caalamiga ah, ayaa howlgal qorsheysan xalay ka fuliyay deegaanka Hantiwadaag, oo hoostaga Degmada Awdheegle, Gobolka Shabeellaha Hoose, iyaga oo ku dilay horjooge ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab.   Horjoogahan oo adeegsan jiray magacyo ay ka mid yihiin Kamaaludiin Yuunis Maxamed, Saalim Nuur Sheekh Cabdiraxiim, Caraale iyo Cabdullaahi Xasan Cali, ayaa...

“Ramadan Feasts Won’t Feed Starving Families in Somalia” – Moalim

MOGADISHU, Somalia — In the dusty plains of central Somalia, the earth has cracked open under a relentless sun. Wells that once sustained villages now sit dry and hollow. Livestock carcasses lie scattered across shrinking pastureland. And in many homes, there is nothing left to cook.   While wells lie empty, the Somali National Disaster Management Agency (SoDMA) urges Somalis to...

Somali Army Launches “Operation Hillaac” Against Al-Shabaab in Lower Shabelle

MOGADISHU, Somalia — The Somali National Army has launched a new military offensive dubbed “Operation Hillaac” in parts of the Lower Shabelle region, aiming to dismantle key bases used by Al-Shabaab, officials said Monday.   In a statement, the army said the operation is being conducted with support from AUSSOM troops and international partners, as part of ongoing efforts to weaken...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Kulan la Qaatay Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay

Muqdisho — Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya, James Swan.   Ergayga ayaa ugu horreyn Guddoomiyaha ka siiyey warbixin ku saabsan howlaha xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, taageerada ay siiyaan dowladda, iyo guud ahaan shaqooyinka...

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo Xubno Al-Shabaab ah Ka Saarey Deegaanada Shabeellaha Hoose

Muqdisho — Ciidanka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya Ciidanka Midowga Afrika ee AUSSOM iyo kuwa UPDF, ayaa ka saaray xubno ka mid ahaa kooxda Al-Shabaab oo ku dhuumaaleysanayay deegaanada Mubaarak iyo Daaru Salaam ee gobolka Shabeellaha Hoose.   Warsaxaafadeed ka soo baxay ciidanka ayaa lagu sheegay in hawlgalkan, oo qayb ka ah howlgalada Bedar, uu shacabka ku dhaqan deegaannadan looga...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wakiilka Cusub ee UNICEF

Muqdisho — Ra’iisul Wasaaraha Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka cusub ee UNICEF ee Soomaaliya, Marwo Sandra Lattouf.   Kulanka ayaa ujeedkiisu ahaa in la xoojiyo wada-shaqaynta Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo UNICEF, iyadoo Ra’iisul Wasaaraha Xamsa uu la wadaagay guulaha ay xaqiijisay Xukuumadda DanQaran, isaga oo xusay in Soomaaliya ay gashay marxalad dib-u-habeyn iyo dhismaha dowladnimada, gaar ahaan...

Somalia Army Ordered to Support Drought Relief Efforts Across the Country

MOGADISHU - The Commander of the Somali National Army (SNA), Gen. Ibrahim Mohamed Mohamud, has directed all military units to actively assist in relief efforts for communities affected by severe drought in parts of the country.   In a statement from the SNA headquarters, the army emphasized that units should support vulnerable populations, play a visible role in delivering humanitarian aid,...

Senior Al-Shabaab Leader Killed in Targeted NISA Operation in Lower Shabelle

MOGADISHU - Somalia’s National Intelligence and Security Agency (NISA), in coordination with international partners, has carried out a targeted operation that killed a senior leader of the Al-Shabaab group, who had long been on the agency’s most-wanted list.   The successful operation took place in the Hantiwadaag area, under Awdheegle district in Lower Shabelle region. In a brief statement, NISA said the...

WARAR KALE

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ku baaqday in si degdeg ah loo joojiyo dagaallada ka...

Muqdisho – Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Soomaaliya ayaa walaac iyo murugo xooggan ka muujisay dagaallo iyo falal beegsi ah oo labadii maalmood...

Somalia urges immediate end to clan clashes in Hiraan, warns against online incitement

MOGADISHU – Somalia's Ministry of Interior, Federal Affairs and Reconciliation on Saturday expressed deep concern over deadly clashes between rival clans in the Jalalaqsi district...

Muhaajiriin dooni ay kula degtay xeebaha Liibiya

Trípoli — Ugu yaraan 51 qof oo muhaajiriin ah ayaa la soo sheegayaa inay geeriyoodeen ama la la'yahay ka dib markii ay doon kula...