Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

NISA Oo Dishay In Ka Badan 23 Xubnood oo ka Tirsanaa Al-Shabaab

Muqdisho - Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa afar howlgal oo qorsheysan oo toddobaadkan laga fuliyay gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ku dilay in ka badan 23 xubnood oo ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab.   War-saxaafadeed kasoo baxay NISA ayaa lagu sheegay in howlgaladan ay ahaayeen kuwo ka hortag ah, kaddib markii hay’addu heshay xog sirdoon...

Soomaaliya Oo Dowladda Kuweyt Hambalyo U Dirtay Munaasabadda Maalinta Qaranka

Muqdisho  – Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa hambalyo iyo bogaadin u dirtay Dowladda iyo shacabka walaalaha ah ee Kuweyt munaasabadda Maalinta Qaranka ee dalkaas.   Soomaaliya waxay si gaar ah hambalyo ugu dirtay Amiirka Dowladda Kuweyt, Sheekh Meshal Al-Ahmad Al-Jaber Al-Sabah, iyadoo u rajeysay hoggaankiisa iyo shacabka Kuweyt horumar, barwaaqo iyo xasillooni sii waarta. Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay qadarinaysaa xiriirka taariikhiga ah iyo...

Somali president meets UK royal to boost bilateral cooperation

MOGADISHU – Somali President Hassan Sheikh Mohamud received Sophie, Duchess of Edinburgh, at the presidential palace in Mogadishu, in a meeting focused on strengthening ties between the two countries.   The discussions centred on enhancing long-standing relations, particularly cooperation in education and social development, according to officials. Mohamud praised the duchess for her advocacy on women’s and children’s issues, stressing that the...

IGAD urges continued dialogue between Somali government and opposition bloc

DJIBOUTI – The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has welcomed ongoing talks between Somalia’s federal government and the Somali Salvation Forum, urging both sides to sustain dialogue to reach a lasting solution.   IGAD Executive Secretary Workneh Gebeyehu praised the efforts underway and stressed the importance of conducting negotiations in good faith and with mutual trust to resolve outstanding issues. In a...

Somalia’s spy agency says over 23 Al-Shabaab fighters killed in coordinated operations

MOGADISHU – Somalia’s National Intelligence and Security Agency (NISA), working with international partners, has killed more than 23 Al-Shabaab fighters in a series of planned operations carried out this week in central regions, officials said.   The operations targeted areas in the Hiiraan and Middle Shabelle regions, where the group was allegedly mobilising militants to carry out attacks in parts of...

Guddiyada Dib-u-eegista Dastuurka Oo Dhameystiray Cutubyadii Harsanaa

Muqdisho – Guddiyada loo xilsaaray dib-u-eegista Dastuurka Qaranka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u soo gabagabeeyay cutubyadii harsanaa ee Dastuurka, kaddib kulan saacado badan qaatay oo ay yeesheen.   Xubnaha gudiyada ayaa si qoto dheer uga falanqeeyay una dhammeystireen cutubyada kala ah: Cutubka 10aad ee Shaqaalaha Rayidka ah, Cutubka 11aad ee Nidaamka Maaliyadda Guud, Cutubka 12aad ee Difaaca iyo Amniga Qaranka,...

Madaxweynaha Soomaaliya Oo Ku Qaabilay Marwo Sophie

Muqdisho – Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Marwo Sophie, Duchess of Edinburgh, oo ah xubin sare oo ka tirsan Qoyska Boqortooyada Ingiriiska.   Intii kulanku socday, Madaxweynaha iyo Marwo Sophie waxay ka wada hadleen xoojinta xiriirka soo jireenka ah ee labada dal, gaar ahaan iskaashiga dhinacyada waxbarashada iyo horumarinta bulshada. Madaxweynaha ayaa ku...

Urur-Goboleedka IGAD Oo Ku Baaqay In La Sii Xoojiyo Wadahadalka Soomaaliyeed

DJABUUTI - Urur-goboleedka IGAD ayaa soo dhaweeyay wadahadalka u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed, isagoo ku dhiirrigeliyay dhinacyada inay sii wadaan wada-hadallada si xal waara loo gaaro.   Xoghayaha Fulinta ururka, Dr. Workneh Gebeyehu, ayaa bogaadiyay dadaallada socda, wuxuuna ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay in wada-xaajoodka lagu sii ambaqaado daacadnimo iyo niyad-wanaag si loo xalliyo arrimaha weli taagan. War-saxaafadeed...

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Jubaland oo Soo Dhaweeyay Wafdi Ka Socday UNICEF

Kismaayo - Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Dowlad Goboleedka Jubaland, Maxamed Xuseen Maxamed, ayaa xarunta caafimaadka Baxnaano ee Ceeljaale ku soo dhaweeyay wafdi sare oo ka socday UNICEF, kaas oo ay hoggaaminaysay Wakiilka UNICEF ee Soomaaliya, Sandra Lattouf.   Wafdiga ayaa kormeer iyo u kuurgal ku sameeyay xaaladda guud ee adeegyada caafimaad ee deegaannada Luglow, gaar ahaan...

Somalia offers to renew US military access deal, counters Somaliland proposal

MOGADISHU, Somalia - Somalia has offered to renew an agreement granting the United States access to its ports and airports for military purposes, in a move seen as countering a similar proposal from Somaliland.   State Minister for Foreign Affairs Ali Mohamed Omar Balcad said the two countries share a longstanding cooperation framework, including a 1980 agreement allowing US military access...

WARAR KALE

Kenyan Troops Honoured by African Union for Service in Somalia Mission

KISMAYO, Somalia – Kenyan troops serving under the African Union Support and Stabilization Mission in Somalia (AUSSOM) have been awarded medals by the African...

Central African Republic Army Denies Coup Rumours, Says Situation Remains Stable

BANGUI, Central African Republic – The military of the Central African Republic has formally denied reports circulating on social media alleging an attempted coup...

Somali Lawmakers Raise Plight of Detained Migrants in Talks With Libyan Parliament Speaker

BENGHAZI, Libya – A delegation from Somalia's bicameral federal parliament attending the second conference of the Afro-Asian Parliamentary Council in Benghazi held talks with...