Wasiirka Warfaafinta oo Daah furay Dib u habeyn Lagu Sameeyay Kaydka Radio Muqdisho
MUQDISHO - Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta furay dib-u habeyn yo dayactir lagu sameynayay keydka Radio Muqdisho, si loo dardar-geliyo badbaadinta iyo casriyeynta dhaxalka maqalka ee taariikhiga ah ee Soomaaliya.
Daah-furka waxaa Wasiirka ku wehliyay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Agaasimaha Radio Muqdisho iyo mas'uuliyiin kale, kuwaas oo...
Soomaaliya oo Ka Qaybgalay Shir Caalami ah oo ka Dhacay Washington DC
WASHIGTON - Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Suleyman Sheekh Cumar ayaa magaalada Washington DC uga qayb galay shir caalami ah oo uu soo qaban qaabiyey Bangiga Adduunka, kaas oo diiradda lagu saarayo sidii dalalka ka soo kabanaya colaadaha, nuglaanta iyo xasaradaha ay isku waafajin lahaayeen wax ka qabashada baahiyaha deg daga ah iyo hirgelinta qorsheyaasha...
Somalia Regrets World Cup Absence of Referee Omar Artan After U.S. Entry Setback
MOGADISHU — Somalia's Ministry of Youth and Sports on Tuesday expressed deep regret over the circumstances that prevented internationally recognized Somali referee Omar Abdulkadir Artan from participating in the 2026 FIFA World Cup being hosted across the United States, Canada, and Mexico.
In a statement, the ministry said the Somali government had undertaken extensive diplomatic efforts after learning that Artan...
Somali Referee Thanks Supporters After U.S. Entry Ban Derails World Cup Role
ANKARA — Somali international referee Omar Abdulkadir Artan has thanked the football community and the Somali public for their support after he was denied entry to the United States, preventing him from officiating at the 2026 FIFA World Cup.
In a statement released from Turkey, Artan said he remained optimistic despite the setback and was focused on the next stages...
Garsoore Cumar Cartan oo hadlay Ka Dib Markii Loo Diiday Inuu galo Mareykanka
ANKARA - Garsooraha caalamiga ah Cumar Cabdulqaadir Cartan, ayaa u mahadceliyey "bahda kubadda cagta" iyo shacabka Soomaaliyeed taageeradii ay u muujiyeen, ka dib markii loo diiday inuu galo dalka Mareykanka, halkaas oo la qorsheynayay inuu ka mid noqdo garsoorayaasha dhex-dhexaadinaya tartanka Koobka Adduunka ee 2026.
Cumar Cartan ayaa bayaan uu soo saaray ku sheegay in inkastoo ay jiraan duruufahan adag,...
Somali referee’s World Cup hopes hit after U.S. entry denial
WASHINTON - The United States has denied entry to Somali referee Omar Atan, who had been selected to officiate at the FIFA World Cup, the U.S. Department of Homeland Security (DHS) said.
DHS told media outlets that Artan was found inadmissible following security vetting procedures after arriving in Miami, Florida. The department did not provide further details on the reasons...
Hirshabelle regional President, AUSSOM Commander Discuss Security Cooperation
JOWHAR – The president of Somalia’s Hirshabelle state, Ali Abdullahi Hussein Guudlaawe, held talks with the commander of the African Union Support and Stabilization Mission in Somalia (AUSSOM) Sector 5, Brigadier General Michel Ndenzako, on strengthening security cooperation and accelerating joint operations in the region, officials said.
The meeting focused on the security situation in Hirshabelle and ways to enhance...
Dowladda Soomaaliya oo War Kasoo Saartay Hor Istaagii Garsoore Cartan
MUQDISHO - Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay ku muujisay sida ay uga xun tahay duruufihii sababay in garsooraha Soomaaliyeed ee caalamiga ah, Cumar Cartan, uu ka baaqdo ka qeybgalka tartanka kubadda cagta ee caalamiga ah ee ka socda dalalka Mareykanka, Canada iyo Mexico.
War-saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in dowladda Soomaaliya ay dadaallo...
Mareykanka oo u Diiday Garsoore Soomaaliyeed inuu Galo Dalka si uu uga Qeyb Galo Koobka Adduunka
MUQDISHO - Waaxda Amniga Gudaha ee Mareykanka (DHS) ayaa xaqiijisay in loo diiday inuu gudaha u galo dalka garsoore Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Cumar Cartan, kaas oo lagu waday inuu ka qeyb galo tartanka Koobka Adduunka ee FIFA.
Sida ay Waaxda Amniga Gudaha ee Mareykanka u sheegtay warbaahinta, Cumar Cartan ayaa lagu go’aamiyay inuusan u qalmin gelitaanka dalka sababo la...
Dowladda oo Lagu Eedeeyay Inay Burburineyso Hantida Mas’uuliyiintii hore ee dalka
Muqdisho - Iyadoo Dowladda Federaalka Soomaaliya ay waddo howlgal ay ku sheegtay mid looga hortagayo hubka sharci darrada ah, ayaa waxaa soo baxaya cabashooyin ku saabsan saameynta howlgaladaasi ku yeesheen qaar kamid ah shacabka iyo mas’uuliyiinta.
Sheekh Soomow oo kamid ah culimada Soomaaliyeed ayaa sheegay in hoygiisa uu saameyn ku yeeshay howlgalada ay ciidamada dowladda wadaan, isaga oo ku eedeeyay...











