Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Jubaland oo Soo Dhaweeyay Wafdi Ka Socday UNICEF

Kismaayo - Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Dowlad Goboleedka Jubaland, Maxamed Xuseen Maxamed, ayaa xarunta caafimaadka Baxnaano ee Ceeljaale ku soo dhaweeyay wafdi sare oo ka socday UNICEF, kaas oo ay hoggaaminaysay Wakiilka UNICEF ee Soomaaliya, Sandra Lattouf.   Wafdiga ayaa kormeer iyo u kuurgal ku sameeyay xaaladda guud ee adeegyada caafimaad ee deegaannada Luglow, gaar ahaan...

Somalia offers to renew US military access deal, counters Somaliland proposal

MOGADISHU, Somalia - Somalia has offered to renew an agreement granting the United States access to its ports and airports for military purposes, in a move seen as countering a similar proposal from Somaliland.   State Minister for Foreign Affairs Ali Mohamed Omar Balcad said the two countries share a longstanding cooperation framework, including a 1980 agreement allowing US military access...

Soomaaliya oo Mareykanka u soo bandhigtay cusboonaysiinta heshiis saldigyo iyo dekado ku saabsan

MUQDISHO - Soomaaliya ayaa sheegtay inay diyaar u tahay inay dib u cusboonaysiiso heshiis u oggolaanaya Mareykanka inuu isticmaalo dekedaha iyo garoomada diyaaradaha ujeeddooyin milatari, iyadoo tallaabadan lagu micneeyay mid looga hortagayo dalab la mid ah oo ka yimid Somaliland.   Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda, Ali Mohamed Omar Balcad, ayaa sheegay in labada dal ay leeyihiin iskaashi soo jireen ah, oo...

UK oo ku baaqday tanaasul kadib shirkii doorashadda oo natiijo la’aan ku dhammaaday

MUQDISHO - Safaaradda UK ee Soomaaliya ayaa soo dhoweysay shirkii dhowaan ka dhacay Muqdisho ee u dhexeeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada Soomaaliya, inkastoo ay muujisay niyad-jab la xiriirta in aan weli la gaarin is-afgarad.   War-saxaafadeed ay soo saartay safaaradda ayaa lagu sheegay in kulankaasi uu ahaa tallaabo muhiim ah oo loo qaaday dhinaca wada-hadalka, balse ay tahay wax...

UK Embassy Urges Compromise After Somalia Federal Talks End Without Agreement

LONDON - The UK Embassy in Somalia has welcomed recent talks between Somalia’s federal government and its member states held in Mogadishu, while expressing disappointment that no agreement was reached.   In a statement, the embassy said it supported the dialogue between the Federal Government of Somalia and Federal Member States, describing the meeting as an important step despite the lack...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo qabatay kulanka Dano Bulsho si loo xoojiyo amniga iyo xasilinta

Muqdisho – Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta XFS ayaa Agaasimaha Guud, Mudane Abdulkadir Ali, ku hoggaamiyay kulanka Dano Bulsho, madal isku keenta dhinacyada amniga iyo xasilinta, si loo xoojiyo wada-shaqeynta iyo isku-duwidda howlaha ka socda deegaannada la xoreeyay iyo kuwa nugul.   Kulanka ayaa waxaa sidoo kale ka qeybgalay Agaasimaha Guud ee xafiiska Amniga Qaranka, mas’uuliyiin ka socday hay’adaha amniga,...

Guddoomiyaha SoDMA oo soo dhoweeyay wafdi ka socda Hay’adda SIDA ee Sweden

Muqdisho – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa Xarunta Qaran ee Gurmadka Degdegga ah (NEOC) ku soo dhoweeyay wafdi uu hoggaaminayo madaxa cusub ee Hay’adda Horumarinta Caalamiga ah ee Sweden (SIDA), Mudane Per Karlsson, oo ay weheliso Marwo Cecelia.   Xarunta NEOC, oo lagu dhisay taageerada SIDA, ayaa haatan si buuxda u shaqeysa, iyadoo door muuqda...

Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo soo saaray liiska degmooyinka Doorashooyinka Golaha Deegaanka

Muqdisho - Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa si rasmi ah ula wadaagay shacabka Soomaaliyeed iyo dhammaan ururrada siyaasadda liistada saxda ah ee degmooyinka ay ka qabsoomi doonaan doorashooyinka Golaha Deegaanka ee dowlad-goboleedyada dalka.   Guddigu waxa uu sheegay in jadwalkii hore ee la shaaciyey uu ku jiray qalad farsamo intii lagu guda jiray diyaarinta liistada degmooyinka, waxaana...

Burundi Reopens Border with DR Congo After Two-Month Closure

BUJUMBURA, Burundi — Burundi has reopened its land border with the Democratic Republic of Congo after more than two months of closure caused by fighting in eastern Congo, officials said Monday.   The Kavimvira–Gatumba border, located north of Lake Tanganyika, is a strategic crossing connecting Congo with Burundi’s commercial capital, Bujumbura. Jean-Jacques Purusi Sadiki, governor of South Kivu, told reporters the border...

Somali Prime Minister Addresses UN Human Rights Council, Emphasizes Global Cooperation

MOGADISHU, Somalia — Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre participated virtually in the 61st session of the United Nations Human Rights Council, delivering a speech on human rights developments in Somalia and the country’s role in international affairs.   In his address, Prime Minister Barre said Somalia remains committed to advancing progress in the protection and promotion of human rights while...

WARAR KALE

Cirro oo La Kulmay Wasiirka Difaaca Israa’iil, Iskaashi Amni oo Cusubna ka Wada Hadlay

Tel Aviv – Wasiirka Gaashaandhigga Israaiil, Israel Katz, ayaa sheegay in muddo sannado ah ay ka sameynayeen hawlgallo taxane ah oo sir ahaa gudaha maamulka...

Somaliland Leader Meets Israeli Defence Minister as Both Sides Signal Deeper Security Ties

JERUSALEM, June 17 – Israeli Defence Minister Israel Katz said on Tuesday that Israel and Somaliland had cooperated for years on a series of...

Kenyan Troops Honoured by African Union for Service in Somalia Mission

KISMAYO, Somalia – Kenyan troops serving under the African Union Support and Stabilization Mission in Somalia (AUSSOM) have been awarded medals by the African...