Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Hormuud Salaam Foundation provides cash aid to vulnerable women in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia - The Hormuud Salaam Foundation (HSF) has distributed cash grants to vulnerable women and internally displaced persons in Mogadishu, marking the 14th consecutive year of its large-scale Ramadan relief program, the foundation said on Saturday.   The charitable arm of Somalia’s premier telecommunications and banking firms targeted the Gaari Dumar Women’s Development Center and the Somali Women and...

Ruushka oo Ku Baaqay in Si Degdeg ah loo Joojiyo Weerarrada ka Dhanka ah Iran

Moscow — Dowladda Ruushka ayaa ku baaqday in si degdeg ah loo joojiyo weerarrada ay Mareykanka iyo Israa’iil ku hayaan Iran, iyadoo ka digtay khatarta ka dhalan karta sii kordhinta colaadda Bariga Dhexe.   Qoraal ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Ruushka ayaa lagu sheegay in beesha caalamka looga baahan yahay inay si degdeg ah u sameyso qiimeyn dhab ah oo...

Guddoomiyaha Midowga Afrika oo Ka Digay Kordhinta Colaadda Bariga Dhexe

Addis Ababa — Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, Mudane Maxamuud Cali Yuusuf, ayaa muujiyay walaac xooggan oo ku saabsan weerarrada milatari ee la sheegay in Mareykanka iyo Israel ay si wadajir ah uga fuliyeen bartilmaameedyo ku yaalla gudaha Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iran, isagoo ku tilmaamay tallaabadan mid sii hurin karta colaadda Bariga Dhexe isla markaana khatar gelin karta nabadda...

Somalia interior ministry reviews 2026 priorities in monthly meeting

MOGADISHU — The Director General of Somalia’s Ministry of Interior, Federal Affairs and Reconciliation, Abdulqadir Ilmi, on Saturday, chaired the ministry’s monthly meeting to assess progress and set priorities for 2026.   The meeting brought together department directors, section heads and advisers, focusing on implementation of the ministry’s annual work plan, improving coordination across departments and strengthening institutional performance. Officials discussed the...

Somalia, UK co-chair aid talks as drought deepens humanitarian crisis

MOGADISHU — Somalia’s Deputy Prime Minister, Salah Ahmed Jama, and the United Kingdom’s Minister of State for International Development and Africa, Baroness Chapman, on Saturday co-chaired a virtual meeting focused on the country’s worsening humanitarian situation.   The talks brought together international donors, aid agencies and senior officials to address the impact of severe drought and the urgent need for expanded...

US and Israel launch a major attack on Iran and Trump urges Iranians to ‘take over your government’

DUBAI, United Arab Emirates — The U.S. and Israel launched a major attack on Iran on Saturday, with President Donald Trump calling on the Iranian public to “seize control of your destiny” and rise up against the Islamic leadership that has ruled the nation since 1979.   Some of the first strikes appeared to hit areas around the offices of Supreme Leader Ayatollah Ali Khamenei, and Iranian media...

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo Guddoomiyey Kulanka Billaha ah ee Wasaaradda

Muqdisho — Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Cabdulqaadir Cilmi, ayaa guddoomiyey kulanka billaha ah ee Wasaaradda, kaas oo ay ka soo qaybgaleen Agaasimeyaasha Waaxyaha, Madax-qeybeedyada iyo Lataliyeyaasha.   Ajandaha kulanka ayaa diiradda lagu saaray Fulinta Qorshaha Shaqooyinka ballanqaadka Wasaaradda ee sannadka 2026 Dardargelinta kulamada joogtada ah ee waaxyaha Soo gudbinta warbixinnada...

Iran oo Weerar Gantaallo ka Fulisay Saldhigyada Mareykanka iyo Magaalooyin Gobolka

Tehran / Abu Dhabi / Doha / Washington — Dalka Iran ayaa beegsatay ciidamada Mareykanka ee ku sugan dalalka Qatar, Baxrayn, Kuwait, Iraq iyo Imaaraadka Carabta, iyadoo la soo warinayo weerarro gantaallo iyo diyaarado aan duuliyaha lahayn (drones) ka dhan ah saldhigyada Mareykanka iyo magaalooyinka gobolka.   Baxrayn: Xarunta dhexe ee Guutada 5-aad ee Ciidanka Badda Mareykanka ayaa lala beegsaday gantaal. Qatar:...

Taliyaha Ciidanka Dhulka Soomaaliya oo Gaaray Awdheegle si uu Ciidanka U Dhiirrigeliyo

Awdheegle, Shabeellaha Hoose — Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Sahal Cabdullahi Cumar (Gen Khaalid), ayaa maanta gaaray degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose, isagoo wata wafdi ka kooban saraakiil sare.   Ujeedka safarka taliyaha ayaa ahaa in lagu dhiirrigeliyo ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed isla markaana lagu dar-dargeliyo howlgalada lagu ciribtirayo kooxda Al-Shabaab. Safarka ayaa sidoo kale qayb ka ahaa dadaallada...

Israel oo Weerar Gantaallo iyo Qaraxyo ah ku Qaaday Caasimadda Iran

Tehran— Israel ayaa duqeyn milatari ku qaaday Iran, iyadoo qaraxyo la maqlay laguna arkay guud ahaan caasimadda Tehran, sida ay ku warantay warbaahinta caalamiga ah. Israel ayaa sidoo kale ku dhawaaqday in ay bilowday weerar gantaallo oo ka dhan ah dalka Iran.   Warbixin uu bixiyay wakaaladda Fars News Agency ayaa sheegtay in gantaallo ay ku dhaceen University Street iyo aagga...

WARAR KALE

Somalia Takes Part in Islamic Data Protection Network Meeting in Turkey

ISTANBUL – Somalia's Director General of the Public Data Protection Authority, Mohamed Nur Olow, took part in the second meeting of the Executive Committee...

Somalia Condemns Abuse of Young Woman After Video Circulates Online

MOGADISHU – Somalia's Ministry of Family and Human Rights Development has strongly condemned what it described as a "barbaric" assault on the dignity and...

Clashes Erupt Near Baidoa Between SNA Forces and Fighters Loyal to Former Southwest Leader

BAIDOA, Somalia – Heavy fighting broke out near the southwestern Somali city of Baidoa overnight between government forces and fighters loyal to former Southwest...