Somali president meets UK royal to boost bilateral cooperation
MOGADISHU – Somali President Hassan Sheikh Mohamud received Sophie, Duchess of Edinburgh, at the presidential palace in Mogadishu, in a meeting focused on strengthening ties between the two countries.
The discussions centred on enhancing long-standing relations, particularly cooperation in education and social development, according to officials.
Mohamud praised the duchess for her advocacy on women’s and children’s issues, stressing that the...
IGAD urges continued dialogue between Somali government and opposition bloc
DJIBOUTI – The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has welcomed ongoing talks between Somalia’s federal government and the Somali Salvation Forum, urging both sides to sustain dialogue to reach a lasting solution.
IGAD Executive Secretary Workneh Gebeyehu praised the efforts underway and stressed the importance of conducting negotiations in good faith and with mutual trust to resolve outstanding issues.
In a...
Somalia’s spy agency says over 23 Al-Shabaab fighters killed in coordinated operations
MOGADISHU – Somalia’s National Intelligence and Security Agency (NISA), working with international partners, has killed more than 23 Al-Shabaab fighters in a series of planned operations carried out this week in central regions, officials said.
The operations targeted areas in the Hiiraan and Middle Shabelle regions, where the group was allegedly mobilising militants to carry out attacks in parts of...
Guddiyada Dib-u-eegista Dastuurka Oo Dhameystiray Cutubyadii Harsanaa
Muqdisho – Guddiyada loo xilsaaray dib-u-eegista Dastuurka Qaranka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u soo gabagabeeyay cutubyadii harsanaa ee Dastuurka, kaddib kulan saacado badan qaatay oo ay yeesheen.
Xubnaha gudiyada ayaa si qoto dheer uga falanqeeyay una dhammeystireen cutubyada kala ah: Cutubka 10aad ee Shaqaalaha Rayidka ah, Cutubka 11aad ee Nidaamka Maaliyadda Guud, Cutubka 12aad ee Difaaca iyo Amniga Qaranka,...
Madaxweynaha Soomaaliya Oo Ku Qaabilay Marwo Sophie
Muqdisho – Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Marwo Sophie, Duchess of Edinburgh, oo ah xubin sare oo ka tirsan Qoyska Boqortooyada Ingiriiska.
Intii kulanku socday, Madaxweynaha iyo Marwo Sophie waxay ka wada hadleen xoojinta xiriirka soo jireenka ah ee labada dal, gaar ahaan iskaashiga dhinacyada waxbarashada iyo horumarinta bulshada. Madaxweynaha ayaa ku...
Urur-Goboleedka IGAD Oo Ku Baaqay In La Sii Xoojiyo Wadahadalka Soomaaliyeed
DJABUUTI - Urur-goboleedka IGAD ayaa soo dhaweeyay wadahadalka u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed, isagoo ku dhiirrigeliyay dhinacyada inay sii wadaan wada-hadallada si xal waara loo gaaro.
Xoghayaha Fulinta ururka, Dr. Workneh Gebeyehu, ayaa bogaadiyay dadaallada socda, wuxuuna ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay in wada-xaajoodka lagu sii ambaqaado daacadnimo iyo niyad-wanaag si loo xalliyo arrimaha weli taagan.
War-saxaafadeed...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Jubaland oo Soo Dhaweeyay Wafdi Ka Socday UNICEF
Kismaayo - Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Dowlad Goboleedka Jubaland, Maxamed Xuseen Maxamed, ayaa xarunta caafimaadka Baxnaano ee Ceeljaale ku soo dhaweeyay wafdi sare oo ka socday UNICEF, kaas oo ay hoggaaminaysay Wakiilka UNICEF ee Soomaaliya, Sandra Lattouf.
Wafdiga ayaa kormeer iyo u kuurgal ku sameeyay xaaladda guud ee adeegyada caafimaad ee deegaannada Luglow, gaar ahaan...
Somalia offers to renew US military access deal, counters Somaliland proposal
MOGADISHU, Somalia - Somalia has offered to renew an agreement granting the United States access to its ports and airports for military purposes, in a move seen as countering a similar proposal from Somaliland.
State Minister for Foreign Affairs Ali Mohamed Omar Balcad said the two countries share a longstanding cooperation framework, including a 1980 agreement allowing US military access...
Soomaaliya oo Mareykanka u soo bandhigtay cusboonaysiinta heshiis saldigyo iyo dekado ku saabsan
MUQDISHO - Soomaaliya ayaa sheegtay inay diyaar u tahay inay dib u cusboonaysiiso heshiis u oggolaanaya Mareykanka inuu isticmaalo dekedaha iyo garoomada diyaaradaha ujeeddooyin milatari, iyadoo tallaabadan lagu micneeyay mid looga hortagayo dalab la mid ah oo ka yimid Somaliland.
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda, Ali Mohamed Omar Balcad, ayaa sheegay in labada dal ay leeyihiin iskaashi soo jireen ah, oo...
UK oo ku baaqday tanaasul kadib shirkii doorashadda oo natiijo la’aan ku dhammaaday
MUQDISHO - Safaaradda UK ee Soomaaliya ayaa soo dhoweysay shirkii dhowaan ka dhacay Muqdisho ee u dhexeeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada Soomaaliya, inkastoo ay muujisay niyad-jab la xiriirta in aan weli la gaarin is-afgarad.
War-saxaafadeed ay soo saartay safaaradda ayaa lagu sheegay in kulankaasi uu ahaa tallaabo muhiim ah oo loo qaaday dhinaca wada-hadalka, balse ay tahay wax...









