Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo ka hadlay Shir-madaxeedka Golaha Xuquuqul Insaanka

Muqdisho - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa habka fogaan-aragga uga qeybgalay Shir-madaxeedka Meertada 61-aad ee Golaha Xuquuqul Insaanka ee Qaramada Midoobay, halkaas oo uu ka jeediyay khudbad ku saabsan xaaladda xuquuqda aadanaha iyo doorka Soomaaliya ee arrimaha caalamiga ah.   Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in Soomaaliya ay sii wadi doonto xoojinta horumarka laga gaaray ilaalinta...

Safiirka Soomaaliya ee Koonfur Afrika oo qaabilay Guddoomiyaha Golaha Guud ee Culimada Soomaaliyeed

Pretoria, Koonfur Afrika – Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Koonfur Afrika, Danjire Maxamed Sheekh Isxaaq, ayaa si diirran ugu soo dhaweeyay xarunta safaaradda Soomaaliya Sheekh Sheekh Aadan Macallin Sugow (Sheekh Suufi Yare), Guddoomiyaha Golaha Guud ee Culimada Soomaaliyeed, iyo Sheekh Mohamud Cabdul Baari, kuwaas oo booqasho ku yimid dalkaasi.   Kulanka soo dhaweynta oo ka dhacay xarunta safaaradda Soomaaliya...

Maamulka Woqooyi-bari oo si kulul uga jawaabay diidmada Puntland ee Doorashooyinka Sool iyo Cayn

Laascaanood, Soomaaliya – Maamulka Woqooyi-bari ayaa soo saaray war-saxaafadeed adag oo ay si weyn ugu cambaareeyeen Puntland, kaddib markii ay si cad uga hortimid qorshaha ay Dowladda Federaalka Soomaaliya ku doonayso in doorashooyin uga qabato gobollada Sool iyo Cayn.   War-saxaafadeedka oo ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee maamulka Woqooyi-bari ayaa lagu eedeeyay Puntland inay ku kacday...

Puntland oo si adag uga hortimid jadwalka doorashooyinka ee Guddiga Doorashooyinka Federaalka

Garoowe, Soomaaliya – Maamulka Puntland ayaa si adag uga hor yimid jadwal doorasho oo uu shaaciyay Guddiga Doorashooyinka Federaalka, kaas oo lagu sheegay in doorasho gole deegaan oo qof iyo cod ah laga qabanayo gobolka Sool iyo degmooyinka Buuhoodle iyo Galdogob.   War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland ayaa lagu cambaareeyay jadwalkaasi, iyadoo lagu tilmaamay mid sharci-darro ah oo...

Mas’uuliyiinta Jubbaland oo Kismaayo kula kulmay wafdi ka socday UNICEF

Kismaayo, Soomaaliya – Mas’uuliyiin ka tirsan Dowlad-goboleedka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo kulan wada-hadal ah kula yeeshay wafdi ka socday UNICEF.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga iyo isku-duwidda barnaamijyada bani’aadannimo ee UNICEF ka hirgeliso deegaannada Jubbaland, gaar ahaan dhinacyada waxbarashada, helitaanka biyaha nadiifta ah, nafaqada, iyo daryeelka carruurta iyo haweenka nugul. Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jubbaland,...

Midowga Yurub oo Soomaaliya ugu Baaqday Midnimo Qaran iyo Wadahadal Siyaasadeed

Mogadishu – Midowga Yurub (EU) ayaa xoojiyay baaqiisa ku aaddan wadahadal iyo midnimo qaran kadib munaasabad afur ah oo ka dhacday xarunta diblomaasiyadeed ee EU-da ee magaalada Muqdisho.   Munaasabadda waxaa martigelisay Danjiraha Midowga Yurub ee Soomaaliya, Francesca Di Mauro, waxaana ka soo qeyb galay mas’uuliyiin sare oo ka tirsan Dowladda Federaalka, siyaasiyiin mucaarad ah, wakiillo ka socday bulshada rayidka, saxaafadda iyo...

EU’s Top Diplomat Rallies Leaders Behind Inter-Somali Dialogue and National Unity

Today, the European Union Ambassador to Somalia, Francesca Di Mauro, hosted an iftar at the EU diplomatic compound in Mogadishu, bringing together senior leaders from across Somalia’s political and civic landscape in a renewed call for dialogue and national unity.   The gathering was attended by senior officials of the Federal Government of Somalia, opposition political figures, diplomats from the international...

Somalia’s New Ambassador to Australia Presents Credentials, Pledges Stronger Ties

CANBERRA, Australia — Somalia’s newly appointed ambassador to Australia, Dr. Faysal Ahmed Salad, formally presented his credentials to Governor-General Sam Mostyn in a ceremony seen as a milestone in strengthening diplomatic relations between the two countries.   The move marks what officials described as a historic step toward deepening ties between Somalia and Australia. During the ceremony, the ambassador underscored the importance...

Talks Between Somalia Future Council and Federal Government End Without Agreement

MOGADISHU, Somalia — The Somalia Future Council said it was “deeply disappointed” after negotiations with the Federal Government of Somalia ended without a breakthrough, according to a statement issued on Monday.   The council said the meetings had aimed to address key political issues critical to the country’s future but failed to yield a final agreement despite ongoing discussions. “The Somalia Future...

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo Guddoomiyay Kulan ku Saabsan Adeegyada Dad-dhigista iyo Tirakoobka

Muqdisho  -  Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane C/qaadir cilmi ayaa guddoomiyay kulan la xiriira arrimaha adeegyada dad-dhigidda iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga ah. Kulanka oo ay qayb ka ahaayeen Agaasimaha Guud ee Agaasinka Guud ee Adeegyada Dad-dhigista iyo Tirakoobka Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS Mudane C/qani Maxamed Wehliye iyo Masuuliyiin sare oo ka socda Maamulka Gobolka...

WARAR KALE

Dowladda Soomaaliya oo Garab Istaag u Muujisay Dowladda Qatar Kadib Dhacdadii Ka Dhacday Ras...

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa muujisay garab istaag iyo taageero buuxda oo ay u fidinayso Dowladda Qatar, kaddib dhacdadii ka dhacday xarun gaas oo...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Baydhabo kula kulmay masuuliyiin sare oo ka socday Qaramada Midoobay

BAYDHABO, Juun 23 – Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa Talaadadii magaalada Baydhabo kula kulmay wafdi sare oo ka socday Qaramada...

South West State Leader Meets UN Officials to Discuss Governance and Stability

BAIDOA, Somalia, June 23 - South West State leader Sheikh Adan Mohamed Nur, known as Adan Madobe, held talks with senior United Nations officials in...