Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir oo Guddoomiyay Shir Amni

Muqdisho – Taliyaha Qaybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir, Gaashaanle Sare Mahdi Cumar Muumin, ayaa guddoomiyay shir muhiim ah oo ay isugu yimaadeen dhammaan saraakiisha Booliska Gobolka Banaadir.   Shirka ayaa diiradda lagu saaray qiimeynta xaaladda amniga Caasimadda, iyadoo Taliyuhu ka dhageystay saraakiisha warbixinno la xiriira dhacdooyinkii toddobaadkii tagay iyo howlgalladii la fuliyay. Sidoo kale, waxaa la soo bandhigay qorshayaal cusub oo...

Safiirka Soomaaliya ee Australia oo Gudbiyay Warqadaha Aqoonsiga Danjirannimo

Canberra, Australia – Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhin doona dalka Australia, Danjire Dr. Faysal Axmed Salaad, ayaa si rasmi ah warqadihiisa aqoonsiga danjirannimo ugu gudbiyay Sam Mostyn, oo ah Governor-General-ka dalka Australia.   Tallaabadan ayaa loo arkaa dhacdo taariikhi ah, taas oo lagu xoojinayo xiriirka diblomaasiyadeed ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Australia. Intii lagu guda jiray munaasabadda, Safiirka ayaa carrabka ku...

Golaha Mustaqbalka oo Ka Xumaaday Natiijo La’aanta Wadaxaajoodkii Dowladda Federaalka Soomaaliya

Muqdisho – War-saxaafadeed ka soo baxay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in goluhu aad uga xun yahay in wadaxaajoodkii uu la lahaa Dowladda Federaalka Soomaaliya uu ku soo dhammaaday natiijo la’aan.   Golaha Mustaqbalka ayaa caddeeyay in shirarkii iyo wada-hadalladii u socday ay ahaayeen kuwo lagu doonayay in lagu xalliyo arrimo siyaasadeed oo muhiim u ah mustaqbalka dalka, balse aysan...

US Embassy urges Somali leaders to pursue dialogue and compromise

MOGADISHU — The U.S. Embassy in Somalia on Monday urged Somali leaders to prioritise dialogue and political compromise, warning that consensus-building remains essential to the country’s stability and future.   In a statement, the embassy acknowledged that negotiations and concessions can be difficult, but stressed they are critical to achieving lasting political agreement and national cohesion. “We encourage Somalia’s leaders to continue...

Safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya oo ku baaqday Wada-hadal iyo Tanaasul Siyaasadeed

MUQDISHO — Safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya ayaa bayaan ay soo saartay ku adkaysay muhiimadda wada-hadalka iyo tanaasulka siyaasadeed ee lagu xaqiijinayo mustaqbalka dalka.   Bayaan ka soo baxay safaaradda ayaa lagu sheegay in inkasta oo wada-hadalka iyo tanaasulku ay mararka qaar adag yihiin, haddana ay yihiin dariiqa kaliya ee lagu gaari karo is-afgarad waara iyo xasillooni siyaasadeed. Safaaradda ayaa si gaar ah...

Soomaaliya oo Cambaareysay Weerarrada Argagixiso ee Zamfara, Nigeria

Muqdisho - Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay weerarrada argagixiso ee ka dhacay Gobolka Zamfara ee waqooyi-galbeed dalka Nigeria, kuwaas oo sababay geerida in ka badan 50 qof oo rayid ah, isla markaana lagu afduubtay haween iyo carruur.   Soomaaliya waxay muujisay garab istaag buuxa oo ay u hayso dowladda iyo shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Nigeria, iyadoo tacsi tiiraanyo leh...

Guddoomiyaha SoDMA oo Soo Dhaweeyay Agaasimaha Cusub ee WFP Soomaaliya

Muqdisho – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xafiiska Hay’adda ku qaabbilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda Cuntada Adduunka (WFP) Soomaaliya, Mudane Hameed Nuru.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga labada dhinac, gaar ahaan U-diyaargarowga iyo ka-jawaabista deg-degga ah ee masiibooyinka,Dhisidda adkeysiga bulshada iyo Horumarinta nidaamyada digniinta hore ee masiibooyinka. Sidoo kale, waxaa laga wada hadlay...

Somali land forces chief hails custodial corps on 56th anniversary

MOGADISHU, Feb 23 — The commander of the Somali National Army’s land forces, Sahal Abdullahi Omar, has congratulated the Somali Custodial Corps on the 56th anniversary of its establishment, praising its central role in the country’s justice system.   In a statement, the general extended his message to all ranks — senior officers, officers, non-commissioned officers and enlisted personnel — speaking...

AUSSOM sector commander visits Burundian forward bases in central Somalia

MOGADISHU, Feb 23 — The Sector Five commander of the African Union Support and Stabilization Mission in Somalia (AUSSOM), Oscar Hatungimana, has visited Burundian forward operating bases in the Middle Shabelle region to assess operational readiness and security conditions.   During the visit, Hatungimana evaluated troop preparedness, force protection measures and welfare conditions, with a continued focus on maintaining vigilance against...

Somalia army chief congratulates custodial corps on 56th anniversary

MOGADISHU — The commander of the Somali National Army, Ibrahim Mohamed Mahmoud, has extended heartfelt congratulations to members of the Somali Custodial Corps as they mark the 56th anniversary of their establishment.   In a statement issued on Sunday, the commander praised all ranks of the custodial corps — including senior officers, officers, non-commissioned officers and rank-and-file personnel — for their...

WARAR KALE

Dowladda Soomaaliya oo Garab Istaag u Muujisay Dowladda Qatar Kadib Dhacdadii Ka Dhacday Ras...

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa muujisay garab istaag iyo taageero buuxda oo ay u fidinayso Dowladda Qatar, kaddib dhacdadii ka dhacday xarun gaas oo...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Baydhabo kula kulmay masuuliyiin sare oo ka socday Qaramada Midoobay

BAYDHABO, Juun 23 – Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa Talaadadii magaalada Baydhabo kula kulmay wafdi sare oo ka socday Qaramada...

South West State Leader Meets UN Officials to Discuss Governance and Stability

BAIDOA, Somalia, June 23 - South West State leader Sheikh Adan Mohamed Nur, known as Adan Madobe, held talks with senior United Nations officials in...