Taliyaha AUSSOM Qaybta 5oo booqday Ciidanka Burundi ee Gobolka Shabeellaha Dhexe
Shabeellaha Dhexe, Soomaaliya – Taliyaha AUSSOM Qaybta shanaad, Col. Oscar Hatungimana, ayaa booqday Saldhigyada Hore ee Ciidanka Burundi ee ka howl-gala gobolka Shabeellaha Dhexe.
Booqashadan waxaa lagu qiimeeyay heerka diyaar-garowga howlgallada, amniga, iyo daryeelka ciidamada, iyadoo la ilaalinayo feejignaanta ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab. Intii uu socday booqashada, Col. Hatungimana wuxuu ka helay warbixinno howlgaleed taliyeyaasha saldhigyadda, isla markaana wuxuu...
Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Hambalyo u Diray Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed
Muqdisho – Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen. Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa hambalyo u diray Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed munaasabadda Sanad-guurada 56-aad ee ka soo wareegtay aas-aaskooda.
Taliyaha ayaa hambalyada u diray dhammaan Sarreeyayaasha, Saraakiisha, Saraakiil Xigeennada, Alifleyda iyo Dableyda Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, isaga oo ku hadlaya magaciisa iyo kan Taliska Ciidanka Dhulka.
“Waxaan hambalyo u dirayaa dhammaan Ciidanka...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Hambalyo u Diray Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed
Muqdisho – Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa hambalyo kal iyo laab ah u diray dhamaan ciidamada Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, kuwaas oo maanta u dabaaldegaya Sanad-guurada 56-aad ee Aas-aaskooda.
Taliyaha ayaa sheegay in hambalyadan uu u dirayo Sarreeyayaasha, Saraakiisha, Saraakiil Xigeennada, Alifleyda iyo Dableyda Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, isaga oo ku hadlaya magaca Taliska Ciidanka Xoogga...
Soomaaliya oo Sacuudi Carabiya ugu Hambalyeysay Maalinta Aas-aaskeeda
Muqdisho – Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si diirran ugu hambalyeysay Boqortooyada Sacuudi Carabiya munaasabadda Maalinta Aas-aaska, oo ah maalin taariikhi ah oo lagu xuso bilowgii dawladnimada Sacuudiga.
Soomaaliya waxay hambalyo kal iyo laab ah u dirtay Mas’uulka Labada Masjid ee Barakeysan, , hoggaanka, dowladda, iyo shacabka Sacuudiga, iyadoo u rajeysay xasillooni, barwaaqo iyo horumar qaran oo sii socda.
Dowladda Soomaaliya waxay...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo UNDP oo ka wada hadlay xoojinta dedaallada xasillinta dalka
Muqdisho — Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS, mudane Cabdulqaadir Cilmi, ayaa kulan la qaatay mas’uuliyiin ka socotay Barnaamijka Horumarinta Qaramada Midoobay (UNDP), si looga wada hadlo dedaallada xasillinta ee ka socda dalka iyo sidii loo xoojin lahaa iskaashiga istaraatiijiyadeed.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray kor u qaadista saameynta howlaha xasillinta, gaar ahaan meelaha...
Gogashii Mucaaradka iyo Dowladda oo lagu kala tagay
Muqdisho — Shir u dhexeeyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Golaha Mustaqbalka ayaa maanta lagu kala tagay iyadoo aan wax heshiis ah laga gaarin, sida ay xaqiijiyeen xubno ka tirsan Golaha.
Kulanka oo ahaa mid looga hadlayay xaaladda siyaasadeed ee dalka ayaa labada dhinac isku mari waayeen arrimo muhiim ah oo ay ka mid yihiin nooca doorashada...
Somali President Chairs Talks with Future Council Amid Dispute Over Elections
Mogadishu, Somalia – Talks between Somalia’s federal government and the opposition-aligned Somali Future Council opened at the presidential palace, Villa Somalia, on Sunday, chaired by President Hassan Sheikh Mohamud.
The meeting comes amid heightened political tensions, with reports indicating that the opposition bloc is presenting four key proposals it says are critical to shaping the country’s political direction and electoral...
Puntland Leader Deni Holds Talks in Mogadishu to Ease Federal-Regional Tensions
Mogadishu, Somalia – Puntland’s regional president, Said Abdullahi Deni, held consultative talks with members of the public, including traditional elders and residents of the Banaadir region, as part of efforts to ease ongoing political tensions in Somalia.
Speaking during the meeting in Mogadishu, Deni outlined the purpose of his engagement, emphasizing the need to find a lasting solution to the...
Hormuud Salaam Foundation Provides Financial Assistance to Maama Ugaaso Foundation and SWDC
MOGADISHU, Somalia - Hormuud Salaam Foundation has extended financial assistance to two community organizations serving vulnerable populations in the Banadir region as part of its ongoing Ramadan outreach efforts.
The foundation donated $10,000 to Maamo Ugaaso Foundation, a center dedicated to caring for orphaned girls and street children. The contribution aims to strengthen the center’s essential services and ensure that...
Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya oo si Rasmi ah u Soo Geba Gabeeyay Doodaha ku Saabsan Shantii Cutub ee Dastuurka
Muqdisho — Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah uga soo gabagabeeyay doodaha shantii cutub ee loo soo gudbiyay ee ku saabsan wax-ka-beddelka Dastuurka Ku Meel Gaarka ee Soomaaliya,
Kulankan oo ahaa kulanka 21 aad ee wadajirka labada Aqal ee Baarlamaanka 11 aad waxaa shir guddoomiyay Guddoomiye ku xigeenka Koowaad ee Aqalka Sare, Mudane Cali...











