UK announces £6m humanitarian drought response funding to Somalia
MOGADISHU - The UK Minister for International Development and Africa, Baroness Jenny Chapman, concluded her first visit to Somalia, during which she also announced £6 million in new humanitarian funding.
At Villa Somalia, the Minister was hosted by President Hassan Sheikh Mohamud. Discussions focused on the rapidly escalating drought risk across Somalia and the significant challenges it is causing for...
Wasaaradda Amniga Gudaha oo Ka Hadashay is hortaagii Ka Dhacay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cabdulle
Muqdisho – War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Amniga Gudaha ayaa lagu sheegay in habraaca sugidda amniga ee Garoonka Diyaaradaha Aadan Cabdulle uu si buuxda u shaqeynayo, islamarkaana uu khuseeyo qof kasta oo doonaya inuu galo ama ka baxo garoonka.
Habraaca amniga ayaa dhigaya in wixii ka dambeeya 5:00 galabnimo, dadka iyo gaadiidka laga soo galo Mariina Gate, isla markaana aan loo...
Ra’iisul Wasaaraha JFS oo Booqday Ra’iisul Wasaare Hore Maxamed Xuseen Rooble
Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa hoygiisa ku booqday Ra’iisul Wasaare hore Mudane Maxamed Xuseen Rooble.
Kulanka labada mas’uul ayaa diiradda lagu saaray xaaladihii ugu dambeeyay ee dalka, gaar ahaan arrimaha la xiriira gogosha wadahadalka ee dowladda iyo Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed.
Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa caddeeyay in gogosha wada-hadalka dowladda ay mar kasta fidsan...
Ra’iisul Wasaaraha JFS oo Booqasho ku Tegay Madaxweyne Hore Shariif Sheekh Axmed
Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta booqasho ku tagay Madaxweyne hore, Mudane Shariif Sheekh Axmed, xilli ay socdaan diyaar garowga iyo shirka wadahadalka u dhexeeya dowladda iyo Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed.
Booqashadan ayaa qeyb ka ah dadaallada Ra’iisul Wasaaraha uu ku muujinayo niyad-wanaagga iyo xiriirka dhow ee ay dowladda la leedahay madaxda hore...
Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo cambaareeyay is hortaagii lagu sameeyay Madaxdii hore ee Qaranka.
MUQDISHO - Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa si adag u cambaareeyay is hortaagii ay ciidamada ammaanku ku sameeyeen madaxdii hore ee Qaranka, sida lagu sheegay war-saxaafadeed rasmi ah oo kasoo baxay golaha.
War-saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in goluhu uu falkaasi u arko mid ka hor imaanaya dastuurka iyo xeerarka dalka u yaalla, isla markaana dhaawacaya karaamada iyo xuquuqda masuuliyiintii hore ee...
Shariif, Rooble iyo Mas’uuliyiin kale oo kulan gaar ah yeelanaya kadib is hortaag lagu sameeyay
Muqdisho – Mas’uuliyiin siyaasadeed oo ay ka mid yihiin Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed, Musharax Madaxweyne ahna Ra’iisulwasaarihii hore Maxamed Xuseen Rooble iyo xubno kale ayaa lagu wadaa in ay kulan gaar ah ku yeeshaan guriga madaxweynihii hore, si ay uga arrinsadaan xaalad cusub oo ka dhalatay is hortaag lagu sameeyay.
Ra’iisulwasaarihii hore Maxamed Xuseen Rooble ayaa loo...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabiley wafdi ka socda dowladda Ingiriiska
Muqdisho, Febaraayo 12, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaabilay wafdi sare oo ka socday Boqortooyada Ingiriiska oo ay hoggaaminaysay Wasiiru-dowlaha Arrimaha Horumarinta iyo Afrika Marwo Jenny Chapman.
Madaxweynaha ayaa wafdiga la wadaagay guulaha muuqda ee Soomaaliya ay ka xaqiijisay dowlad-dhiska, ammaanka iyo geeddi-socodka dimuquraadiyadda, isagoo adkeeyey xiriirka istiraatiijiyadeed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Boqortooyada Ingiriiska,...
Somali President Meets Senior UK Delegation to Strengthen Strategic Ties
MOGADISHU — Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Thursday received a senior delegation from the United Kingdom led by Minister of State for Development and Africa Jenny Chapman, as the two sides reaffirmed their strategic partnership.
Hassan Sheikh briefed the delegation on what he described as tangible progress Somalia has made in state-building, security and the democratic process. He emphasized...
Soomaaliya iyo Masar oo kulan laba-geesood ah oo lagu xoojinaya iskaashiga yeeshay
Addis Ababa - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa maanta kulan laba-geesood ah la yeeshay dhiggiisa Masar, taasoo ka dhacday dhinaca shirka Midowga Afrika ee Addis Ababa.
Labada dhinac ayaa ku adkeystay xiriirka qotada dheer iyo iskaashiga taariikhiga ah ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Carabta ee Masar. Waxa kale oo ay...
Addis Ababa - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa maanta xarunta Midowga Afrika ee Addis Ababa kaga qeyb galay shirka heer wasiir ee Golaha Nabadda iyo Amniga (PSC) ee Midowga Afrika, kaas oo diiradda lagu saaray arrimaha AUSSOM iyo Suudaan.
Wasiirku waxa uu uga mahadceliyay hoggaanka Midowga Afrika iyo dalalka ciidanka ku...











