Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Kulan la Qaatay U Qeybsanaha Arrimaha Difaaca ee Safaaradda Mareykanka

Muqdisho, Soomaaliya — Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay U Qeybsanaha Arrimaha Difaaca ee Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya, Col. Wills. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga amni ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Mareykanka, gaar ahaan dardargelinta dagaallada ka dhanka ah argagixisada iyo la-dagaallanka kooxaha Al-Shabaab.   Labada dhinac ayaa isla...

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo Booqday Xarunta Isbahaysiga Wadamada Islaamka ee La-dagaallanka Argagixisada

Riyaad, Boqortooyada Sucuudi Carabiya — Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo booqasho ku jooga Boqortooyada Sucuudi Carabiya, ayaa maanta booqday xarunta Isbahaysiga Wadamada Islaamka ee La-dagaallanka Argagixisada (IMCTC), halkaas oo uu ku soo dhaweeyay Xoghayaha Guud ee xarunta, Jeneraal Maxamed bin Saciid Al-Moghedi.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta dadaallada wadajirka ah ee la-dagaallanka fikirka xagjirka...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Soo Dhaweeyay Kaaliyaha Taliska Ciidanka Badda ee Turkiga

Muqdisho, Soomaaliya — Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa Taliska Guud ee Ciidanka XDS ku soo dhaweeyay Kaaliyaha Taliska Ciidanka Badda ee Turkiga, Admiral Mustafa Kaya, iyo wafdi uu hoggaaminayo.   Kulankan ayaa qeyb ka ah dadaallada lagu xoojinayo iskaashiga milatari ee u dhexeeya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladda Turkiga, gaar ahaan dhinacyada dhismaha, tayaynta...

Wasiirka Cadaaladda Soomaaliya oo Kulan Miro-dhal ah la Qaatay Dhiggiisa Turkiga

Ankara, Turkiga — Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macallin Maxamuud, ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay dhiggiisa Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Dowladda Turkiga, Mudane Yılmaz Tunç.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga labada dal ee dhinacyada cadaaladda iyo garsoorka, iyo sidii loo horumarin lahaa wada-shaqeynta hay’adaha garsoorka ee labada dowladood. Labada wasiir ayaa...

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya oo Gaaray Addis Ababa si uu uga Qayb Galo Shir-Madaxeedka 39-aad ee Midowga Afrika

Addis Ababa, Itoobiya — Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray magaalada Addis Ababa, si uu uga qayb-galo Shir-Madaxeedka 39-aad ee Midowga Afrika, kaas oo si rasmi ah loogu furmi doono berri Xarunta Midowga Afrika.   Shirkan oo sanad walba lagu qabto caasimadda Itoobiya, ayaa sanadkan diiradda lagu saarayaa “Helitaanka Biyo...

Madaxda Jubaland iyo Puntland oo u Tagay Muqdisho Wadahadalada Doorashooyinka Qaranka

MUQDISHO — Madax sare oo ka socday dowlad goboleedyada Jubaland iyo Puntland ayaa maanta gaaray caasimadda Muqdisho, iyagoo ka qeyb-galaya wadahadallo heer sare ah oo ku saabsan doorashooyinka qaranka ee soo socda.   Wadahadalladan ayaa lagu qorsheeyay in lagu xalliyo khilaafaadkii siyaasadeed ee ka taagnaa habka doorashada, jadwalka doorashada, iyo qaababka lagu hubinayo in doorashadu noqoto mid hufan, nabad ah, isla...

Jubaland and Puntland Leaders Arrive in Mogadishu for Election Talks

MOGADISHU, Somalia — Senior leaders from Somalia’s Jubaland and Puntland states arrived in the capital, Mogadishu, on Tuesday for high-level talks on the upcoming national elections.   The meetings, involving regional and federal officials, are aimed at reaching agreements on electoral procedures, timelines, and mechanisms to ensure a transparent and peaceful voting process. Officials said the discussions will focus on resolving outstanding...

Somalia Forces Kill 14 Al-Shabaab Militants in Lower Jubba Operation

JAMAAAME, Somalia — Somali National Army special forces Danab, in coordination with Jubaland security forces, carried out a targeted operation against Al-Shabaab militants in areas surrounding Jamaame town in Lower Jubba region on Tuesday.   According to security sources, 14 insurgents were killed and one wounded during the operation, while several others reportedly fled the area. Officials said the raid is part...

Ciidamada Danab iyo kuwa Jubaland oo howlgal qorsheysan ku dilay 14 ka tirsan Al-Shabaab Jubbada Hoose

Jubbada Hoose – Ciidamada Gaarka ah ee Danab ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya ciidamada amniga Dowladda Goboleedka Jubaland, ayaa maanta fuliyay howlgal qorsheysan oo lagu beegsaday maleeshiyaadka Al-Shabaab, kaas oo ka dhacay deegaanno hoos yimaada magaalada Jamaame ee gobolka Jubbada Hoose.   Howlgalka ayaa lagu dilay 14 dhagarqabe, halka mid kale la dhaawacay, sida ay sheegeen ilo amni. Maleeshiyaad...

NISA iyo Saaxiibada Caalamka oo dilay horjooge sare oo ka tirsanaa Al-Shabaab

Jubbada Dhexe – Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgal si guul leh u dhacay ka fuliyay meel u dhow degmada Saakow ee gobolka Jubbada Dhexe, kaas oo lagu dilay Horjooge Maxamed Sahal Iidle, oo magaciisa afgarashada ahaa Abuu Usaama.   War-saxaafadeed ka soo baxay hay’adaha amniga ayaa lagu sheegay in howlgalka uu dhacay 8-dii...

WARAR KALE

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed Oo Muqdisho Kula Kulmay Safiirka Shiinaha Ee Soomaaliya

MUQDISHO – Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magaalada Muqdisho kulan miro-dhal ah kula qaatay Safiirka Dowladda Shiinaha u...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya Oo Ka Hadlay Arrimaha maamulka Somaliland

MUQDISHO — Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa lagu soo bandhigay warbixin tirakoobyo wadata oo ku saabsan...

Madaxweyne Al-Sisi Oo Trump Uga Mahadceliyay Taageerada Masar Ee Arrinta Biyo-Xireenka Itoobiya

PARIS – Madaxweynaha Masar, Abdel Fattah Al-Sisi, ayaa uga mahadceliyay Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump mowqifka uu ka qaatay muranka la xiriira Biyo-xireenka Weyn ee...