Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

International community concerned over political dispute in Somalia

International partners are concerned that the controversy surrounding the disappearance of Ms. Ikran Tahlil Farah is creating political tensions that could impact the functioning of the Federal Government of Somalia and disrupt the electoral process. "We urge Somali leaders to de-escalate the political confrontation surrounding this investigation and, in particular, avoid any actions that could lead to violence. We call...

EU and China send new ambassadors to Somalia

At a ceremony held at the Presidential Palace, Farmajo received credentials from the new EU and Chinese Ambassadors, Ms. Tiina Intelmann, and FEI Shengchao respectively. The new EU Ambassador to Somalia, Ms. Tiina Intelmann, shared with the President her commitment to strengthening relations and cooperation between Somalia and the European Union, praising the Federal Government of Somalia's progress in the...

Dispute Over Spy Chief Could Portend New Power Struggle in Somalia

A fresh political rift between Somalia's president and prime minister appears to be opening a power struggle between the two top leaders of the country, which is struggling to hold elections and prevent frequent terrorist attacks. On Monday, Somalia Prime Minister Mohamed Hussein Roble suspended Fahad Yasin, chief of the National Intelligence and Security Agency (NISA), over failing to provide...

AU started providing electoral assistance to Somalia for its 2021 elections

The African Union Commission (AUC) in collaboration with the African Union Mission in Somalia (AMISOM) have started providing electoral assistance to the Federal Republic of Somalia, as the country prepares to hold elections for the Upper and Lower Houses of the People as well as the President of the Federal Republic of Somalia, to be held later this year. The...

Madaxweyne Farmaajo oo waraaqaha aqoonsiga ka gudoomay safiirro cusub

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa munaasabad ku qabsoontay Madaxtooyada Qaranka waxa uu kaga guddoomay waraaqaha aqoonsiga danjirenimo safiirrada cusub ee Midowga Yurub Marwo Tiina Intelmann iyo dowladda Shiinaha Mudane FEI Shengchao. Danjiraha Cusub ee Midowga Yurub Marwo Tiina Intelmann ayaa Madaxweynaha la wadaagtay dadaalka ay ku bixin doonto adkaynta xiriirka iyo wadashaqaynta ka dhexaya Soomaaliya iyo...

Maxkamada degmada Gaalkacyo oo xukun adag ku ridday saddex ruux

Maxkamada darajada koowaad ee degmada Gaalkacyo ee Puntland ayaa xukun isugu jira ganaax lacageed iyo xabsi ku riday saddax ruux oo ku eedeeysnaa ka ganacsiga qamriga kuwaas oo ay ciidamada amniga Puntland kasoo qabteen Dagmada Jarriiban ee gobalka Mudug. Xeer ilaaliyaha gobalka Mudug ee Puntland Cabdifitaax Maxamed Aadan ayaa maxkamada ka hor akhriyay eedeeymaha loo heysto sadaxda dhalinyaradaa ee maxkamda...

Wasiirka shaqada & arrimaha bulshada oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif oo booqasho ku jooga magaalada Qaahira ayaa kulan gaar ah la qaatay dhiggiisa dalka Masar, Maxamed Saafan kulankaa oo uu goob-joog ka ahaa safiirka Soomaaliya ee Masar ahna wakiilka joogtada ah ee Jaamacadda Carabta, Ilyaas Sheekh Cumar ayaa looga hadlay dhowr arrimood oo dan guud ah...

Puntland oo war kasoo saartay xiisada ka taagan Villa Soomaaliya

Puntland waxay ku boggaadinaysaa Ra'iisul Wasaaraha XFS doorkiisa hoggaamineed ee Dalka, gaar ahaan waajibaadka amniga Qaranka, hirgelinta doorashada iyo hogaaminta Golaha Wadatashiga Qaranka. Puntland waxay kaloo boggaadinaysaa, soona dhaweynaysaa dadaalka Ra'iisul Wasaarahu ugu jiro sidii looga gun gaari lahaa xaaladda Kiiska Ikraan Tahliil iyo in qoyska Ikraan iyo dhammaan Ummadda Soomaaliyeedba ay helaan xaqooda Dastuuriga ah. Sidoo kale Puntland waxay soo...

Cali Guudlaawe oo baaq u diray beelaha ku dagaalamaya Hiiraan

Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa baaq nabadeed u diray beelaha walaalaha ah ee ku dagaalamaya deegaanka kabxanlay ee waqooyiga Magaalada Baledweyne. Cali Guudlaawe ayaa nasiib darro ku  tilmaamay in xilligan uu daato dhiig dad walaalo ah waxa uuna dhinacyada dirirta u dhaxeyso ugu baaqay in sida ugu dhaqsiyaha badan dagaalka ku joojiyaan, islamarkaana wax walba ku xaliyaan wadahadal. Madaxweynaha...

Maxay ka wada-hadleen Rooble & taliyeyaasha ciidamada dowladda

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay taliyeyaasha Ciidammada Qalabka sida ee dalka oo uu kala hadlay xoojinta amniga dalka, ilaalinta xuquuqda muwaadiniinta, amniga doorashooyinka iyo dardargelinta howlgallada dagaallanka argagixisada. Kulanka ayaa waxaa goobjoog ka ahaa guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka ee BFS Mudane Cabdiweli Ibraahim Sh. Muuddey. Dhinaca kale Rooble ayaa la kulmay Taliyaha...

WARAR KALE

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya oo beeniyay wararka sheegaya in Kenya ay masaafurisay

MUQDISHO – Ra'iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Jibriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa beeniyay wararka sheegaya in 25-kii bishan laga soo celiyay dalka...

Somalia’s deputy prime minister denies reports of deportation from Kenya

MOGADISHU — Somalia's Second Deputy Prime Minister Jibril Abdirashid Haji has denied reports that he was denied entry and deported from Kenya on June 24,...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo xarigga ka jaray mashaariic horumarineed, kana dhagax-dhigay kuwo cusub

MUQDISHO -Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada Muqdisho ka daah-furay mashaariic horumarineed oo isugu jira waddooyin iyo xarumo...