Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somalia’s President slams Israel’s interference, rejects base on Somaliland

DOHA - Somali President Hassan Sheikh Mohamud has slammed Israel’s “interference” in his country, saying its recognition of the breakaway region of Somaliland has further increased instability and weakened international order.   In an exclusive interview with Al Jazeera broadcast on Saturday, Mohamud said Somalia “will never allow” the establishment of an Israeli base in Somaliland and will “confront” any such...

Somalia: NISA director Mahad Salad joins Arab intelligence chiefs meeting in Baghdad

Baghdad – Somalia’s National Intelligence and Security Agency (NISA) Director Mahad Mohamed Salad took part in the seventh conference of heads of Arab intelligence services, held in the Iraqi capital Baghdad, officials said on Saturday.   The meeting brought together representatives from 22 Arab countries and focused on strengthening coordination, cooperation and the exchange of security intelligence among Arab intelligence agencies to...

Somali president begins official visit to Egypt

Cairo – Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Cairo on Saturday on an official visit aimed at strengthening diplomatic ties and strategic cooperation with Egypt, Somali officials said.   During his stay, Mohamud is expected to hold talks with Egyptian President Abdel Fattah al-Sisi, focusing on deepening bilateral relations, regional developments and the role both countries can play in promoting...

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo cambaareeyay faragelinta Israa’iil iyo aqoonsiga Somaliland

Muqdisho / Doha – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si adag u cambaareeyay faragelinta Israa’iil ee arrimaha Soomaaliya, isagoo ku tilmaamay go’aanka ay ku aqoonsatay Somaliland inuu sii xoojiyay xasillooni-darro gobolka ah iyo inuu daciifiyay nidaamka caalamiga ah.   Wareysi gaar ah oo uu siiyay Al Jazeera oo la baahiyay Sabtidii, Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sheegay in Soomaaliya “marna uusan...

Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa deegaanka oo howlgallo qorsheysan ka fuliyey Gobolka Hiiraan

Hiiraan – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidammada deegaanka ayaa caawa howlgallo qorsheysan ka fuliyey deegaanka Qowl ee Gobolka Hiiraan, kuwaas oo ka dhan ahaa maleeshiyaadka Al-Shabaab.   Howlgallada oo si wadajir ah loo fuliyey ayaa lagu dilay in ka badan toddobo dhagarqabe oo ka tirsanaa Al-Shabaab, kuwaas oo ku sugnaa deegaankaasi. Sidoo kale, ciidamadu waxay gubeen gaari Cabdi Bile...

Agaasimaha NISA oo ka qaybgalay Shirka Madaxda Hay’adaha Sirdoonka Dalalka Carabta

Baqdaad – Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad, ayaa ka qaybgalay fadhiga 7-aad ee Shirka Madaxda Hay’adaha Sirdoonka dalalka Carabta, kaas oo ay ka soo qeybgaleen wakiillo ka kala socday 22 dal oo Carbeed.   Shirkan oo lagu qabtay magaalada Baqdaad ee caasimadda dalka Ciraaq ayaa diiradda lagu saaray xoojinta wada-shaqaynta, iskaashiga iyo is-weydaarsiga xogaha amni...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqasho rasmi ah ku tagay dalka Masar

Qaahira – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa caawa booqasho rasmi ah uga bilaabatay magaalada Qaahira ee caasimadda Jamhuuriyadda Carabta ee Masar. Booqashadan ayaa qayb ka ah dadaallada lagu xoojinayo xiriirka diblomaasiyadeed iyo iskaashiga istiraatiijiyadeed ee u dhexeeya labada dal ee walaalaha ah.   Inta uu ku sugan yahay Qaahira, Madaxweynaha ayaa la filayaa inuu kulan muhiim ah...

Somalia suspends parliament sessions following chamber chaos

MOGADISHU, Feb 7, 2026 – The deputy speaker of Somalia’s lower house has ordered an indefinite suspension of joint parliamentary sessions following a wave of unrest that has paralyzed the legislature, officials said Saturday.   Abdullahi Omar Abshirow, the second deputy speaker currently serving as acting speaker, announced the decision to halt all joint sittings of the two houses, as well...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Kulan la Qaatay Sii-hayaha Safiirka Maraykanka u Qaabilsan Soomaaliya

Muqdisho — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta kulan la qaatay Sii-hayaha Safiirka Dowladda Maraykanka u qaabilsan Soomaaliya, Danjire Justin Davis, iyagoo ka wada-hadlay xoojinta xiriirka labo-geesoodka ah ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Maraykanka.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray arrimaha amniga iyo la-dagaallanka argagixisada, iyadoo Ra’iisul Wasaaruhu Danjiraha la wadaagay guulaha wax-ku-oolka ah ee...

Mudanayaasha Labada Aqal ee BJFS oo Ka Dooday Cutubka Afaraad ee Wax-ka-beddelka Dastuurka KMG ah

Muqdisho, Soomaaliya — Mudanayaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku yeeshay xarunta Golaha Shacabka kalfadhiga 7-aad, kulankiisa 11-aad ee wadajirka ah, kaas oo diiradda lagu saaray dib-u-eegista Dastuurka KMG ah.   Kulanka ayaa waxaa guddoominayay Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Aqalka Sare, Mudane Cali Shacbaan Ibraahim, waxaana wehlinayay Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka, Mudane Cabdullaahi Cumar...

WARAR KALE

Somalia Takes Part in Islamic Data Protection Network Meeting in Turkey

ISTANBUL – Somalia's Director General of the Public Data Protection Authority, Mohamed Nur Olow, took part in the second meeting of the Executive Committee...

Somalia Condemns Abuse of Young Woman After Video Circulates Online

MOGADISHU – Somalia's Ministry of Family and Human Rights Development has strongly condemned what it described as a "barbaric" assault on the dignity and...

Clashes Erupt Near Baidoa Between SNA Forces and Fighters Loyal to Former Southwest Leader

BAIDOA, Somalia – Heavy fighting broke out near the southwestern Somali city of Baidoa overnight between government forces and fighters loyal to former Southwest...