Ciidamadii ugu dambeeyey ee dalka Mareykanka oo ka baxay Afghanistan
Ku dhawaad 20 sano kadib markii Mareykanku ciidamo u diray Afghanistan si ay uga dabatagaan argagixisadii qorsheysay weerarradii 11-kii Sebtember 2001, ciidamada Mareykanka ayaa ugu dambeyntii isaga soo baxay dalkaas.
Madaxa Taliska Dhexe ee Mareykanka ayaa ku dhawaaqay dhammaadka howlgalka Mareykanka ee Afghanistan intii lagu gudajiray shir jaraa'id Isniintii kaas oo ka dhacay Pentagon, isagoo u sheegay wariyeyaasha in diyaaraddii...
Rooble oo amar ku bixiyey in la hakiyo kiraynta xarunta Tiyaatarka Qaranka
War Saxaafadeed
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Cismaan Dubbe ayaa hakiyey ijaarka iyo dib u hawl-gelinta maqaaxida Tiyaatarka isaga oo fulinaya amarka Raisal Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble kaddib markii qaar kamid ah Hal abuurka iyo fannaaniinta Qaranka ay ka keeneen cabasho.
War qoraal ah oo Wasiirku ka soo saaray arrinkaas wuxu u dhigay sidatan:
“Aniga oo fulinaya amarka...
Maxay ka wada-hadleen R/wasaaraha Soomaaliya iyo musharixiinta?
Ra’iisul Wasaaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kulan la yeeshay xubnaha Midowga Musharraxiinta oo ay ka wada hadleen arrimo ay ka mid yihiin:-
Dardar gelinta howlaha doorashooyinka iyo in doorashadu noqoto mid hufan, daahfuran oo waqtigeeda ku dhacda
Rooble ayaa sidoo kale Midowga Murasharaxiinta la wadaagay talooyin ku aaddan turxaanbixinta iyo kala caddeynta qodobbada qaar ee ku xusan habraacii arrimaha...
Dar es Salaam shooter was on ‘revenge’ after police allegedly took his gold-source
The 30-year-old man who killed four security officials near the French embassy in Dar es Salaam was a gold dealer on a supposed revenge mission after police allegedly confiscated his gold, HOL has learned.
A source privy to the family business and who did not want to be named told HOL Hamza Hassan Mohamed may have been motivated by police...
Somalia: Arson attack destroys Red Crescent clinic
The International Committee of the Red Cross (ICRC) and the Somalia Red Crescent Society (SRCS) are dismayed by Saturday’s arson attack on the Bardere clinic in Somalia’s Gedo region. The fire, instigated by protestors, destroyed the SRCS clinic while three staff were also injured in the incident.
“Our three colleagues are recovering from their injuries. We are assessing the damage...
Meydka Soomaaligii weerarka ka geystay Tanzania oo la aasay
Meydka Xamsa Maxammed, oo ku dhintay is -rasaaseyn dhexmartay booliska Tanzania iyo isaga, ayaa lagu aasay magaalada Dar es Salaam habeenimadii Axadda.
Meydka ayaa la aasay kadib markii la geeyay Masjidka Mamuur ee Upanga ee Dar es Salaam halkaas oo loogu tukaday salaadda Janaasada.
Sida uu qoray wargeyska Mwananchi, meydka ayaa markii hore la filayay in la aaso 7 -da fiidnimo...
Muxuu Cali Guudlaawe ka yiri arrimaha doorashooyinka dalka ee billowday?
Madaxweynaha maamul goboleedka Hrshabeelle Cali Guudlaawe oo shalay dib ugu laabtay magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe ayaa sheegay in dhawaan si rasmi ah maamulkiisa u bilaabi doonaan doorashada xubnaha ku matalaya Hirshabeelle Baarlamaanka Aqalka sare ee Soomaaliya.
Guudlaawe ayaa sheegay in doorashada ay u qaban doonaan si xor iyo xalaal ah oo ay cadaalad ku dheehan tahay, xili maamulka...
Puntland oo wada dadaallo looga hortegayo dagaal beeleedyada Nugaal
Khasaaro dhimasho iyo dhaawac leh ayaa ka dhashay dagaal beeleed gelinkii dambe ee shalay beelo walaalo ah ku dhex maray deegaanka saax-maygaag oo kuyaalla galbeedka tuulada Birta-dheer eegobolka Nugaal.
Beelahaan ayaa la sheegay in ay horay ugu dirireen deegamaynta dhulka waxaana hadda socdadadaallo nabadayn ah oo la doonayanyey in lagu soo afjaro qulqulatooyinkaaas.
Nabadoon Khaliif Aw Cali oo ka mid ah...
Xubin katirsan Daacish oo xukun 10 sano ah lagu riday
Cabdisamad Ibraahim Cumar oo magiciisa Afgarashadu yahay Abuu-Cali ayaa loo xiray dabayaaqadii sanadkii ina dhaafay kamid ahaanshiyaha Daacish oo uu ka tirsanaa ilaa 2016.
Cabdisamad ayaa ku dhashay magaalada Gaarise ee dalka Kenya, waxa uuna go’aansaday ku biirista Daacish isaga oo joogo Nairobi.
Isla xilligaas ayuu ka soo degay Boosaaso oo uu kaga sii gudbay buuraha Gal-gala, tababbarkiisii ugu horreeyay waxa...
Madaxweyne Cali Guudlaawe oo dib ugu laabtay magaalada Jowhar
Madaxweynaha dowlad Goboleedka HirShabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta waxaa ay dib ugu laabteen Magaalada Jowhar, halkaas oo siweyn loogu soo dhaweeyay.Madaxweynaha oo socdaalkiisa ay ku wehliyeen Guddoomiyaha Baarlamaanka Mudane Cabdixakiin Luqmaan Xaaji Maxamed, Guddoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Baarlamaanka Hirshabeelle Xubno ka Tirsan Labada gole ee Dowlad Gobledka Hirshabelle iyo Mas’uuliyiin kale.
Madaxwynaha dowlad Goboleedka...












