Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Galmudug oo war kasoo saartay duqeyn ka dhacday gobolka Mudug

Wasaaradda Amniga dowlad goboleedka Galmudug ayaa sheegtay in duqayn cusub oo ka dhacday koonfurta gobolka Mudug lala beegsaday saldhig ay leeyihiin dagaalyahanada Al-shabaab. War ka soo baxay wasaaradda Amniga Galmudug ayaa lagu sheegay in laba gantaal oo kuwa diyaaradaha laga soo rido ah ayaa lagu duqeeyey saldhig kale oo Al-Shabaab ay ku leeyihiin degaan u dhexeeya Qaycad iyo Hareeri-dheere. Qoraalkan ayaa...

Soomaaliya iyo Ireland oo ka wada hadlay taageerada amniga iyo wax wadaagga

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa ku qaabilay maanta oo Khamiis ah Gegidda diyaaradaha caalamiga ee Aadan Cabdulle ee Caasimadda Muqdisho, wafdi Ireland oo booqasho ku yimid dalka oo uu hoggaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibadda ahna Wasiirka Gaashaandhigga, Mudane Simon Coveney. Booqashada Wafdiga Ireland ku yimid dalka ayaa ka tarjumaysa xoojinta xiriirka dhaqaale iyo iskaashi ee...

Rep. Ilhan Omar questions Biden’s first airstrike on Somalia

REP. ILHAN OMAR is challenging the Biden administration’s justification for its Tuesday airstrike in Somalia, which the Pentagon claimed was targeted against suspected members of al-Shabab. The Minnesota Democrat is also hitting the White House for a failure to make promised and appropriated reparation payments to families of civilians killed in American airstrikes, according to a letter to President...

US airstrike in Somalia is 2nd this week against al-Shabab

For the second time this week, U.S. forces on Friday conducted an airstrike against the al-Shabab extremist group in Somalia. The earlier strike, on Tuesday, was the first in Somalia since President Joe Biden took office in January. In a brief statement, the Pentagon said the attack was conducted in support of Somali partner forces, and thus was allowed under...

Kenya launches probe after plane crash-lands in Somalia with 45 passengers onboard

Kenyan civil aviation authority said Wednesday it has launched investigations into a plane that crash-landed in a military base in southern Somalia with 45 passengers onboard. "It was near the Kenya-Somalia border at Elwak airstrip and we are investigating it. No injuries reported so far," the Kenya Civil Aviation Authority (KCAA) Director General Gilbert Kibe said on the phone. Kibe confirmed...

Al-Shabab threatens to disrupt upcoming Somali elections

Somali terrorist group al-Shabab has threatened to attack electoral delegates who will be choosing lawmakers in parliamentary elections beginning next week. The Islamist militant group has threatened to disrupt the upcoming presidential and parliamentary elections in the Horn of Africa country. The leader of the group, Ahmed Abu Ubaidah, said Tuesday they are opposed to the poll process and threatened the...

Uhuru Delivers Warning to Somalia in Border Visit

President Uhuru Kenyatta has told Somalia that Kenya has no plans to back down in its quest to secure its maritime border. Speaking in Boni forest on Wednesday, July 21, President Kenyatta stated that his government will not cede even an inch of its soil to anyone or any state. Uhuru visited the Multi-Agency Security teams that have been undertaking...

Ra’iisul wasaaraha XF oo qaabilay wafdi ka socda Ireland

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibedda ahna Wasiirka Difaaca dalka Ireland Simon Coveney oo maanta booqasho ku yimid Muqdisho. Kulanka ayaa looga hadlay iskaashiga iyo xoojinta xariirka ladabada dowladood iyo joogteynta taageerada Midowga Yurub ee Ireland xubinta ka tahay, arrimaha doorashooyinka, taageerada amniga iyo Tageerada arragtida Soomaaliya ee ku aaddan...

Qoor-Qoor oo booqday deegaan lagala wareegay Al-Shabaab

Madaxwaynaha maamul goboleedka Galmudug mudane, Axmed Cabdi Kaariye “QoorQoor” ayaa maanta gaaray degaanka Qaycad oo ka mid ah furimaha hore ee ay saakay Ciidamada Galmudug iyo kuwa xoogga dalka ay kala wareegeen Al-Shabaab. Qoor-Qoor oo qayb ka ah hoggaaminta dagaalka ayaa horseed u noqonaya howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socda gobolka Mudug ee bartamaha Soomaaliya. Howlgalladan ayuu ujeedkooda waxa...

Ra’iisul wasaare Rooble oo la kulmay Mahdi Guuleed iyo Cabdi Xaashi

Ra’isul Wasaaraha XFS  Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan ku qabsoomay jawi wanaagsan oo ku saabsan arrimaha doorashada kuraasta Gobollada Woqooyi xafiiskiisa kula yeeshay Guddoomiyaha Aqalka Sare  ee BFS Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi  iyo Ra’isul Wasaare ku-xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed Wadatashi iyo gorfeyn ka dib waxaa la isla gartay in Guddoomiye Cabdi Cabdi Xaashi iyo Ra’iisul Wasaare  ku-xigeenku muddo...

WARAR KALE

Somalia condemns reported Israel contacts with Somaliland, calls move a violation of sovereignty

MOGADISHU - Somalia on Tuesday voiced strong concern over reports that Israel has established contacts with the breakaway northern region of Somaliland without involving...

Soomaaliya oo Ka Digtay Xiriir Aan Sharci Ahayn oo Israa’iil La Yeelato Maamulka Somaliland

MUQDISHO - Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si weyn uga walaacsan tahay wararka sheegaya in maamulka Israa’iil...

Somaliland, Israel Sign Security and Economic Cooperation Pact

JERUSALEM, June 16 — Somaliland and Israel have signed a wide-ranging cooperation agreement covering security, economic development and investment, marking a significant deepening of ties...