Ra’iisul wasaare Rooble oo la kulmay Mahdi Guuleed iyo Cabdi Xaashi

0

Ra’isul Wasaaraha XFS  Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan ku qabsoomay jawi wanaagsan oo ku saabsan arrimaha doorashada kuraasta Gobollada Woqooyi xafiiskiisa kula yeeshay Guddoomiyaha Aqalka Sare  ee BFS Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi  iyo Ra’isul Wasaare ku-xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed

Wadatashi iyo gorfeyn ka dib waxaa la isla gartay in Guddoomiye Cabdi Cabdi Xaashi iyo Ra’iisul Wasaare  ku-xigeenku muddo kooban xal uga soo gaaraan kala aragti duwanaashahooda arrimaha doorashooyinka si ay u qabsoonto doorashada xubnaha labada Aqal ee gobollada W

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here