MW Farmaajo oo war kasoo saray geerida Ugaas Axmed Barre
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan Bulshada iyo Dowlad Goboleedka Galmudug geerida ku timid Alle ha u naxariistee Ugaas Axmed Barre Cali oo ku geeriyoodey magaalada Caabudwaaq.
Madaxweynaha ayaa tilmaamay in Ugaas Axmed Barre Cali uu ahaa hormuud dhaqan oo lafdhabar u ahaa...
AU condemns ongoing violence and looting in South Africa
Chairperson of the African Union Commission, Mousa Faki Mahamat, has condemned the ongoing violence and looting in South Africa and called for immediate restoration of order in the country.
He warned that the ongoing violence risked destabilizing the whole region.
Mahamat urged for calm and quick restoration of order, saying the African Union Commission is in solidarity with the government and...
UN says 2021 humanitarian funding in Somalia worst in 6 years
The United Nations relief agency said Wednesday the current funding to respond to humanitarian needs in Somalia is the worst in six years.
The UN Office for the Coordination of Humanitarian Affairs (OCHA) said at mid-year, humanitarian agencies can barely meet the basic needs of nearly half of Somalia's total population.
It said the funding shortfall is of urgent concern, as...
Somalia calls on South Africa to protect its nationals over unrest
Somalia has called on the South African Government to protect its nationals over the unrest witnessed in South Africa in the past few days.
In a statement, Somali’s ministry of foreign affairs expressed its deep concern about the riots and looting in South Africa, in which four of its nationals were killed and others injured and their shops looted by armed thugs...
R/wasaare Rooble oo la kulmay xildhibaanada gobollada waqooyi
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo la kulmay xildhibaanada ka soo jeeda gobobllada woqooyi ayaa kala hadlay arrimaha doorashooyinka dalka ee uu isagu hormuudka ka yahay.
Rooble ayaa u xaqiijiyay in guud ahaan doorashada, gaar ahaan kuraasta gobollada woqooyi loo maamuli doono si daah-furan oo ka fog eex iyo qof jecleysi.
Kulankan ayaa kusoo aadayo, iyadoo maalmahan ay...
Dagaal khasaare geystay oo ka dhacay gobolka Hiiraan
Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal beeleed khasaare kala duwan geystay oo maanta ka dhacay duleedka degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan.
Dagaalka oo ahaa mid culus ayaa yimid, kadib markii maleeshiyaad hubeysan ay weerar ku qaadeen maleeshiyaad kale oo ku sugnaa deegaanka Dhisaqa ee gobolkaasi.
Ilo dadka deegaanka ah ayaa Shabelle u sheegay in dagaal saacado qaatay uu ka...
Xubno ka socda maamul goboleedyada oo gaaray Garbahaarey
Magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo waxa gaaray guddiga dibu heshiisiinta ee ka socda maamul goboleedyada xubnaha ka ah dawladda federaalka marka laga reebo Jubaland.
Guddigan oo ay xubno ka yihiin wasiiro ka tirsan maamul goboleedyada ayaa durba bilaabay la tashiyada ku aadan sidii dibu heshiisiin looga dhex abuuri lahaa bulshada gobolka, looguna diyaarin lahaa ka qaybgalka doorasho loo dhan...
Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Kawaanka Ansalooti
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xarigga ka jaray Kawaanka Ansalooti ee Degmada Xamar-jajab oo uu Maamulka Gobolka Banaadir dib u dhis ballaaran ku sameeyay.
Munaasabaddan xarig jarka Kawaanka Degmada Xamar-jajab ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Guddoomiyaha Degmada Xamar-jajab iyo qaar ka mid ah Agaasimeyaasha Maamulka Gobolka Banaadir.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna...
Somaliland oo war kasoo saartay kufsi iyo dil ka dhacay Hargeysa
Xafiiska Xuquuqul Insaanka Somaliland oo ka falceliyay kufsiga iyo dilka loo geystay Hinda Cumar
Xafiiska Xuquuqul Insaanka ee Somaliland ayaa qoraal ay ku baahisay barta twitter-ka ku sheegtay inay ka xuntahay kufsi iyo dil loo geystay Hinda Cumar.
Gabadha la kufsaday kadibna la dilay ayaa markii ay musiibadan ku dhacaysay waxa ay saarnayd basaska dadweynaha.
Warbaahinta maxaliga ayaa sheegaysa in qoyska Marxuumad...
Shirka madasha garsoorka oo ka furmay Muqdisho + Sawirro
Shirka madasha garsoorayaasha, (Judges Forum) ayaa maanta ka furmay Muqdisho, kaas oo ay soo qabanqaabisay maxkamadda sare ee Soomaaliya ayaa looga hadli doonaa arrimaha caddaaladda iyo garsoorka dalka.
Guddoomiyaha maxkamadda sare Baashe Yuusuf Axmed, oo shirka furay ayaa sheegay in kulankan uu noqon doono mid saddex bille ah oo lagu lafa-guri doono xeerarka dalka iyo caqabadaha lasoo gudboonaada horumarka garsoorka.
Sidoo...













