Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Dagaal khasaare geystay oo ka dhacay gobolka Hiiraan

Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal beeleed khasaare kala duwan geystay oo maanta ka dhacay duleedka degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan. Dagaalka oo ahaa mid culus ayaa yimid, kadib markii maleeshiyaad hubeysan ay weerar ku qaadeen maleeshiyaad kale oo ku sugnaa deegaanka Dhisaqa ee gobolkaasi. Ilo dadka deegaanka ah ayaa Shabelle u sheegay in dagaal saacado qaatay uu ka...

Xubno ka socda maamul goboleedyada oo gaaray Garbahaarey

Magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo waxa gaaray guddiga dibu heshiisiinta ee ka socda maamul goboleedyada xubnaha ka ah dawladda federaalka marka laga reebo Jubaland. Guddigan oo ay xubno ka yihiin wasiiro ka tirsan maamul goboleedyada ayaa durba bilaabay la tashiyada ku aadan sidii dibu heshiisiin looga dhex abuuri lahaa bulshada gobolka, looguna diyaarin lahaa ka qaybgalka doorasho loo dhan...

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Kawaanka Ansalooti

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xarigga ka jaray Kawaanka Ansalooti ee Degmada Xamar-jajab oo uu Maamulka Gobolka Banaadir dib u dhis ballaaran ku sameeyay. Munaasabaddan xarig jarka Kawaanka Degmada Xamar-jajab ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Guddoomiyaha Degmada Xamar-jajab iyo qaar ka mid ah Agaasimeyaasha Maamulka Gobolka Banaadir. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna...

Somaliland oo war kasoo saartay kufsi iyo dil ka dhacay Hargeysa

Xafiiska Xuquuqul Insaanka Somaliland oo ka falceliyay kufsiga iyo dilka loo geystay Hinda Cumar Xafiiska Xuquuqul Insaanka ee Somaliland ayaa qoraal ay ku baahisay barta twitter-ka ku sheegtay inay ka xuntahay kufsi iyo dil loo geystay Hinda Cumar. Gabadha la kufsaday kadibna la dilay ayaa markii ay musiibadan ku dhacaysay waxa ay saarnayd basaska dadweynaha. Warbaahinta maxaliga ayaa sheegaysa in qoyska Marxuumad...

Shirka madasha garsoorka oo ka furmay Muqdisho + Sawirro

Shirka madasha garsoorayaasha, (Judges Forum) ayaa maanta ka furmay Muqdisho, kaas oo ay soo qabanqaabisay maxkamadda sare ee Soomaaliya ayaa looga hadli doonaa arrimaha caddaaladda iyo garsoorka dalka. Guddoomiyaha maxkamadda sare Baashe Yuusuf Axmed, oo shirka furay ayaa sheegay in kulankan uu noqon doono mid saddex bille ah oo lagu lafa-guri doono xeerarka dalka iyo caqabadaha lasoo gudboonaada horumarka garsoorka. Sidoo...

Midowga Afrika oo cambaareeyey rabshadaha Koonfur Afrika

Ururka Midowga Afrika ayaa cambaareeyay rabshadaha ka socda Koonfur Afrika oo ay ku dhinteen 72 qof. Dibadbaxyada looga soo horjeedo xariga madaxweynihii hore Jacob Zuma ayaa isu badalay bililiqo iyo burbur hantiyeed gobolada qaar. "Guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika Moussa Faki Mahamat, wuxuu si adag u cambaareynayaa rabshadaha sababay dhimashada dadka rayidka ah iyo muuqaalada naxdinta leh ee dhaca hantida shacabka iyo...

Ciidamada ammaanka oo xalay howl-gal ka sameeyey Muqdisho

Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa howl-gal qorsheysan oo xalay ciidamada ammaanka Soomaaliya ay ka sameeyeen xaafado ka tirsan degmada Boondheere ee gobolka Banaadir. Howl-galka oo ahaa mid lagu xaqiijinayey amniga ayaa waxaa si gaar ah looga fuliyey xaafado ku dhow xarunta madaxtooyada, gaar ahaan inta u dhaxeysa isgoyska Maana-Booliyo, illaa Taalada Daljirka Daahsoon ee magaalada Muqdisho. Wararka ayaa...

DF oo ka hadashay dhibaatooyinka Soomaalida ku heysto K/ Afrika

Dowladda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya ayaa war kasoo saartay dhibaatooyinka saacadahii lasoo dhaafay ay la kulmayeen muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku nool dalka Koofur Afrika. War qoraal ah oo caawa kasoo baxay dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Soomaaliya ay aad uga waalacsantahay rabshadaha iyo boobka ka dhacay dalka Koofur Afrika 72 saac ee lasoo dhaafay, kuwaasi oo lagu dilay ilaa...

DP World says wins ruling against Djibouti’s port company

Dubai's DP World said on Monday an arbitration tribunal in London ruled that Djibouti's port company, Port de Djibouti S.A. (PDSA) breached a joint venture agreement over a container terminal with DP World by wrongfully attempting to end it. The government of Djibouti, which is responsible for the port, could not immediately be reached for comment. DP World, one of the...

10 Somali refugees fall prey to starvation, COVID-19 in 2 weeks

At least 10 Somali refugees have died from starvation and COVID-19 in the last two weeks because they could not get help from Uganda's government or their fellow nationals due to a lockdown, a community group said Monday. Speaking to Anadolu Agency, Khalis Muhammad, vice chairman of the Somali Community Association in Uganda, said some of the refugees died from...

WARAR KALE

FBI-da Mareykanka iyo hay’adaha Soomaaliya oo Muqdisho ku qabtay eedeysane musuqmaasuq lagu raadinayay

Muqdisho, Soomaaliya – Hogaamiye lagu sheegay inuu hormuud ka ahaa mid ka mid ah qorshayaashii ugu weynaa ee musuqmaasuqa xilligii faafaha ayaa lagu xiray...

Suspect in Minnesota fraud case arrested in Somalia after 4 years on the run,...

MINNEAPOLIS — An alleged leader of the largest pandemic-era fraud scheme in the country has been arrested overseas after being on the run for more than...

Senetarada Zimbabwe oo ansixiyay wax ka beddelka dastuurka oo kordhinaya muddada Madaxweyne Mnangagwa

Harare, Zimbabwe – Senetarada Zimbabwe ayaa  ansixiyay wax ka beddel lagu sameynayo dastuurka dalka, kaas oo dib u dhigaya doorashada madaxtinimada, isla markaana kordhinaya...