Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta Xukuumada Soomaaliya oo Safar Shaqo ku Tagay Magaalada London
London — Wafdi uu hoggaaminayo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al Cadaala, ayaa safar shaqo ku tagay magaalada London ee dalka Ingiriiska.
Wafdiga Wasiirka ayaa si diirran loogu soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha Heathrow, waxaana halkaas ku qaabilay xubno ka tirsan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee UK, wariyeyaal, iyo qeybaha kala duwan ee bulshada...
Somali army, allies carry out security operations against al-Shabab in Lower Shabelle region
MOGADISHU — Somalia’s national army, backed by international partners, has carried out planned security operations targeting al-Shabab fighters in the Mubarak area of the Lower Shabelle region, the defence ministry said.
In a statement, the Ministry of Defence said the operations were part of ongoing efforts by the federal government to dismantle the militant group and clear remaining strongholds in...
Somalia hosts UN diplomats as it wraps up Security Council presidency
NEW YORK — Somalia’s permanent mission to the United Nations hosted a reception for ambassadors and diplomats at UN headquarters in New York, marking the end of the country’s month-long presidency of the UN Security Council.
Speaking at the event, Somalia’s UN ambassador, Abukar Dahir Osman, known as Baalle, said it was a point of pride for Somalia to lead...
Somalia steps up political dialogue ahead of broader national talks
MOGADISHU — Delegations from Somalia’s federal government and the Somali Future Council held a second round of talks on Thursday, part of ongoing efforts to revive political dialogue in the country, officials said.
The meeting serves as a preparatory step toward a broader conference called by the federal government, which is expected to bring together former national leaders and representatives...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo Ka Qayb Galay Shirka Caalamiga ah ee Suuqa Shaqada ee Sacuudiga
Riyaad, Boqortooyada Sacuudi Carabiya — Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Prof. Saalim Caliyow Ibroow, ayaa ka qayb galay Shirka Caalamiga ah ee Suuqa Shaqada oo ka socda Boqortooyada Sacuudi Carabiya, kaas oo ay ka soo qayb galeen in ka badan 40 wasiir oo ka kala socday dalal kala duwan oo caalamka ah.
Shirkan ayaa...
Wasiiru-dowlaha Dekedaha iyo Gaadiidka Badda oo Wafdi Midowga Yurub ah ku Soo Dhaweeyay Dekedda Muqdisho
Muqdisho — Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdulqaadir, ayaa maanta Dekedda Weyn ee Muqdisho ku soo dhaweeyay wafdi ka socday Midowga Yurub, oo ay hoggaaminaysay Danjiraha Midowga Yurub u fadhisa Soomaaliya, Marwo Francesca Di Mauro.
Kulanka ayaa waxaa qeyb ka ahaa Maareeye ku-xigeennada Dekedda Muqdisho, Dr. Cali Xaaji iyo Cabdullaahi Kaarshe, waxaana diiradda...
Ergada Soomaaliya ee Qaramada Midoobayoo Casho Sharaf u Qabatay Danjireyaasha iyo Diblomaasiyiinta New York
New York, Mareykanka — Ergada Dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhida Qaramada Midoobay ayaa munaasabad casho sharaf ah u qabatay danjireyaasha iyo diblomaasiyiinta ka howlgala Xarunta Qaramada Midoobay ee magaalada New York.
Danjiraha Dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay, Amb. Abuukar Daahir Cusman (Baalle), oo erayo kooban ka jeediyay munaasabadda, ayaa sheegay inay sharaf weyn u tahay Soomaaliya in ay...
Ciidanka Xoogga Dalka iyo Saaxiibada Caalamka oo Howlgallo Amni ka Fuliyay Deegaanka Mubaarak
Muqdisho - Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo amni oo qorsheysan, kuwaas oo lagu beegsaday xubno ka tirsan kooxda Al-Shabaab oo ku dhuumaaleysanayay deegaanka Mubaarak ee gobolka Shabeellaha Hoose.
Warsexaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa lagu sheegay in howlgalladan ay qeyb ka yihiin dadaallada joogtada ah ee dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku ciribtireyso...
Labada Guddi ee Wadahadallada Dowlada iyo Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo Yeeshay Kulankoodii Labaad
Muqdisho — Labada guddi ee wada-hadallada u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa maanta yeeshay kulankoodii labaad, kaas oo qeyb ka ah dadaallada lagu doonayo in la xoojiyo wada-hadallada siyaasadeed ee dalka.
Kulankan ayaa ah mid hordhac u ah shir ballaaran oo ay Dowladda Federaalka Soomaaliya ku baaqday, kaas oo la filayo inay isugu yimaadaan masuliyiinta hore...
Maxkamadda Gobolka Banaadir oo ka laabatay waarankii soo qabashada ahaa ee Axmed Madoobe
MUQDISHO - Maxkamadda Gobolka Banaadir oo ka laabatay waarankii soo qabashada ahaa ee Axmed Madoobe, Madaxweynaha Maamulka Jubaland, oo la filayo inuu Muqdisho yimaado, si uu uga qeybgalo Shirka Wadatashiga Qaran ee loo balansan yahay 1da Feb.










