Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Fanaanad Muno Xidigta oo ku geeriyootay Magaalada Muqdisho

Alle ha u naxariistii Fanaanad Muno Daahir (Muno Xidigta) ayaa maanta ku geeriyootay magaalada Muqdisho sida uu Radio Muqdisho u xaqiijiyey Abwaan Cabdiqaadir Cabdi Shube Maareeyaha Golaha Murtida iyo madadaalada. Alle ha u naxariistee Fanaanadad Muno Xidigta ayaa sida uu abwaanka sheegay waxa ay u geeriyootay xanuun kusoo booday habeen hore waxaana ay saakay...

QM oo ka digtay daadad maasheeya magaalooyinka Beledweyne iyo Jowhar

Hay'adda Cuntada iyo Beeraha Qaramada Midoobay ee FAO ayaa ka digtay halista daadad xoog leh oo Soomaliya ku soo wajahan, kaddib roobab xoog leh oo laga cabsi qabo inay buux-dhaafiyay wabiyada Soomaaliya. FAO ayaa sheegtay in Wabiga Shabeelle uu buux-dhaafay kaddib roobabkii mahiigaanka ahaa ee da'ay todobaadkii la soo dhaafay. Waxay...

Bargaan oo xalay u gudubtay wareega Finalka tartan aqooneedka Shabelle

Waxaa xalay tartan aqooneedka faca weyn ee Shabakadda Warbaahinta Shabelle ku loolamay deegaanka Bargaan iyo degmada Kaaraan oo ka kala tirsan gobollada Galgaduud iyo Banaadir, iyaga oo soo bandhigay tartan xiiso badan. Labada degmo ayaa aad ugu hardamay barnaamijka, hayeeshee waxa ay guushu raacday tartamayaasha Bargaan oo u gudbay wareeega finalka tartan aqooneedka...

MW Farmaajo oo la kulmay qaar ka mid ah ganacsatada Soomaaliyeed + Sawirro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan afur ah kula qaatay Madaxtooyada Qaranka qaar ka mid ah ganacsatada Soomaaliyeed ayaa ku bogaadiyay doorka ay ka qaateen horumarinta dhaqaalaha dalka, xoojinta fursadaha shaqo ee dhallinyarada iyo dib u dhiska kaabeyaasha dhaqaalaha. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in Dowladdu ay ka miro-dhalisay qorshaha lagu yareynayey...

Turkey salutes resumption of Somalia-Kenya talks

Turkey hailed on Friday the resumption of diplomatic contacts between Somalia and Kenya. "We welcome the developments regarding the resuming of diplomatic relations between Somalia and Kenya. We appreciate the efforts of the State of Qatar in this process," said the Turkish Foreign Ministry in a statement. The ministry said Turkey...

UN praises Qatar’s role in diplomatic relations between Somalia and Kenya

Secretary-General of the United Nations HE Antonio Guterres, welcomed the role played by the State of Qatar in mediating for the restoration of diplomatic relations between Somalia and Kenya, following the declarations made by the two countries. In a statement delivered by the United Nations spokesperson Stephane Dujarric, Guterres expressed his hope that these...

Salaam Somali Bank provides free microfinance [Kaaliye] to small businesses

Salaam Somali Bank has on Saturday provided free microfinance to traders running small businesses in Mogadishu, a move aimed at boosting the economy. The program dubbed Qardul Hassan put a smile on the faces of nearly 100 merchants who benefited from the non-profit investment that will help them grow and expand their commerce.

Antonio Guterres oo soo dhaweeyey soo celinta Xiriirka Soomaaliya iyo Kenya

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa soo dhaweeyey Doorka Dowladda Qatar ay ka qaadatay soo-celinta Xiriirka Diplomaasiyadeed ee u dhexeeyey Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya. War  qoraal oo uu soo saaray Afhayeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Stephane Dujrik, ayaa waxa uu ku sheegay in Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres uu...

Maxkamadda ciidamada oo markale billowday dhageysiga dacwadda dilkii Dhagajuun

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa Maanta mar kale u fariisatay dhageysiga dacwadda dilka Guddoomiyihii Maamulka degmada Hodan AUN Cabdixakiim Cabdiraxmaan Ciise (DhagaJuun). Xeer ilaaliyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida Cabdullaahi Buulo Kameey ayaa Maxkamadda ka horjeediyay cadeymaha loo haayo eedeysanayaasha ku lugta leh dilkii Guddoomiyihii degmada Hodan. Gaashaale sare Xasan Cali Nuur...

DF Soomaaliya oo war cusub kasoo saartay kiiska badda ee maxkamadda ICJ

Ra'iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa sheegay in arrinta badda ay ka madax-bannaan tahay soo celinta xiriirka diblomaasiyadeed ee Soomaaliya iyo Kenya, kaddib markii ay soo if-baxeen warar sheegaya Soomaaliya dib ula soo noqoneyso kiiskeeda. "Muranka badda waxaa soo gaba-gabeeynaya Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda kaddib dhageysigii soo dhammaaday 15 illaa...

WARAR KALE

Somalia condemns reported Israel contacts with Somaliland, calls move a violation of sovereignty

MOGADISHU - Somalia on Tuesday voiced strong concern over reports that Israel has established contacts with the breakaway northern region of Somaliland without involving...

Soomaaliya oo Ka Digtay Xiriir Aan Sharci Ahayn oo Israa’iil La Yeelato Maamulka Somaliland

MUQDISHO - Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si weyn uga walaacsan tahay wararka sheegaya in maamulka Israa’iil...

Somaliland, Israel Sign Security and Economic Cooperation Pact

JERUSALEM, June 16 — Somaliland and Israel have signed a wide-ranging cooperation agreement covering security, economic development and investment, marking a significant deepening of ties...