Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Soomaaliya oo gudbisay heshiisyo taariikhi ah + Sawirro

Dawladda Soomaaliya ayaa markii u horreysay gudbisay toddobo heshiis oo caalami ah, kuwaasi oo ku aaddan xaquuqda Shaqaalaha. Munaasabad ka dhacday Talaadada maanta xarunta  Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo habka fogaan aragga uu uga qeybgalay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Shaqaalaha Adduunka (ILO) , Guy Ryder iyo saraakiil kale ayaa si...

SARKAAL KA TIRSANAA AL-SHABAAB OO LAGU DILAY HOWL-GAL KA DHACAY SH/HOOSE

Dowladda Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay howl-gal ay ciidamada Xoogga dalka saacadihii u dambeeyey ka sameeyeen degmada Awdheegle ee gobolka Sh/Hoose. Howl-galkan oo ahaa mid qorsheysan ayaa waxaa lagu dilay xubin sare oo ka tirsan dhaq dhaqaaqa Al-Shabaab, sida ay shaaciyeen saraakiil ka tirsan ciidamada dowladda.

Kooxda Al-Shabaab oo xukun adag ku ridday mas’uul ka shaqeeya arrimaha bulshada ee gobolka Baay

MUQDISHO (SMN) - Kooxda Al-Shabaab ee ka dagaalanta gudaha Soomaaliya ayaa maanta xukun adag ku ridday mid kamid ah shaqaalaha arrimaha bulshada ee ka shaqeeya gobolka Baay, kaas oo lagu magacaabo Abdirizaq Ahmed, sida ay ku warrantay Idaacadda Al Andalus ee ku hadasha afka argagixisada.   Maxkamad hoostagta kooxda, kuna taala magaalada Lego ayaa xukun dil ah ku ridday Abdirizak Ahmed...

Marxuum Faarax Guuleed Maxamed oo ku geeriyooday Muqdisho – Sidee u dhacay dilkiisa?

MUQDISHO (SMN) - Allaha u naxariistee waxaa goordhow isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho ku geeriyooday Marxuum Faarax Guuleed Maxamed oo 63 jir ahaa, kaas oo saaka aroortii hore, isaga oo dhaawac ah laga keenay magaalada Buula-mareer ee gobolka Shabeellaha Hoose.   Marxuumka ayaa u dhintay dhaawac culus oo madaxa kasoo gaaray iyo jabniin gacanta ah oo 25-kii bishan oo shalay ku...

WARAR KALE

Itoobiya Oo Ka Digtay Dagaal Cusub Oo Ka Qarxa Gobolka Tigray

ADDIS ABABA – Dowladda Federaalka Itoobiya ayaa ka digtay suurtagalnimada dagaal cusub oo ka qarxa gobolka Tigray, kadib markii ay sheegtay in xubno mayal...

Safiirka Soomaaliya ee Koonfur Afrika oo Gudbiyay Warqadaha Aqoonsiga Danjirenimo

PRETORIA, Koonfur Afrika – Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Koonfur Afrika, Mudane Aadam Isaaq, ayaa maanta si rasmi ah u gudbiyay Warqadaha...

Cumar Cartan oo Loo Magacaabay Garsooridda UEFA Super Cup, Madaxda UEFA iyo CAF oo...

MUQDISHO – Garsooraha Soomaaliyeed ee heerka caalami, Cumar Cabdulqaadir Cartan, ayaa markale taariikh cusub u dhigay Soomaaliya iyo guud ahaan qaaradda Afrika, kadib markii...