Ethiopia PM welcomes Djibouti, Somalia leaders for development project launch
JIGJIGA, Ethiopia — Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed welcomed Djibouti’s President Ismail Omar Guelleh and Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud at Jigjiga’s Garaad Wiilwaal Airport, as the two leaders arrived to take part in the inauguration of development projects, officials said.
The Djiboutian and Somali presidents were accorded a warm and ceremonial reception, reflecting the close diplomatic relations linking the...
Xafiisyada Hantidhowrka Guud ee Soomaaliya iyo Turkiga oo soo gebagabeeyay Tababarka Baarista Maaliyadda
Ankara – Xafiisyada Hantidhowrka Guud ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (JFS) iyo Jamhuuriyadda Turkiga ayaa si rasmi ah magaalada Ankara ugu soo gebagabeeyay barnaamij tababar oo ku saabsan Baarista Maaliyadda, kaas oo lagu horumarinayay aqoonta iyo xirfadaha hantidhowrayaasha Soomaaliyeed.
Xafladda gebagabada barnaamijka ayaa waxaa ka soo qaybgalay Madaxweynaha Maxkamadda Hantidhowrka Turkiga, laba ka mid ah Ku-xigeennadiisa, iyo Ku-xigeenka Madaxa Hay’adda TİKA....
IGAD oo la kulantay saaxiibbo caalami ah si loo xoojiyo nabadda, xasilloonida iyo Soomaaliya
MUQDISHO - Ku-xigeenka Xoghayaha Fulinta ee Urur-goboleedka IGAD, Mohamed Abdi Ware, ayaa kulanro isdaba-joog ah la yeeshay saaxiibbo caalami ah oo muhiim ah, kuwaas oo diiradda lagu saaray horumarinta nabadda, xasilloonida iyo horumarka Soomaaliya iyo guud ahaan gobolka.
Ku-xigeenka Xoghayaha Fulinta ayaa la kulmay Safiirka Boqortooyada Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya, Charles King, iyadoo wada-hadallada ay xooga saareen nabadda iyo amniga,...
Soomaaliya iyo Hindiya oo New Delhi Ku Yeeshay Kulan Laba Geesood ah
Hindiya — Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa maanta magaalada New Delhi kulan laba geesood ah kula yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Hindiya, Dr. Subrahmanyam Jaishankar.
Kulankan ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka laba geesoodka ah ee Soomaaliya iyo Hindiya, iyo ballaarinta iskaashiga dhinacyada ganacsiga, waxbarashada iyo caafimaadka, kuwaas oo...
Soomaaliya iyo Yemen oo Ku Yeeshay New Delhi Kulan Diblomaasiyadeed oo Heer Sare ah
New Delhi - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa kulan heer sare ah la yeeshay Ku-xigeenka Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Qurbajoogta Jamhuuriyadda Yemen, Danjire Mustafa Axmed Noman, kulan ka dhacay magaalada New Delhi ee dalka Hindiya.
Kulankan ayaa qabsoomay dhinacyada shir-madaxeedka Hindiya iyo Dalalka Carabta , waxaana diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga...
Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta Xukuumada Soomaaliya oo Safar Shaqo ku Tagay Magaalada London
London — Wafdi uu hoggaaminayo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al Cadaala, ayaa safar shaqo ku tagay magaalada London ee dalka Ingiriiska.
Wafdiga Wasiirka ayaa si diirran loogu soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha Heathrow, waxaana halkaas ku qaabilay xubno ka tirsan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee UK, wariyeyaal, iyo qeybaha kala duwan ee bulshada...
Somali army, allies carry out security operations against al-Shabab in Lower Shabelle region
MOGADISHU — Somalia’s national army, backed by international partners, has carried out planned security operations targeting al-Shabab fighters in the Mubarak area of the Lower Shabelle region, the defence ministry said.
In a statement, the Ministry of Defence said the operations were part of ongoing efforts by the federal government to dismantle the militant group and clear remaining strongholds in...
Somalia hosts UN diplomats as it wraps up Security Council presidency
NEW YORK — Somalia’s permanent mission to the United Nations hosted a reception for ambassadors and diplomats at UN headquarters in New York, marking the end of the country’s month-long presidency of the UN Security Council.
Speaking at the event, Somalia’s UN ambassador, Abukar Dahir Osman, known as Baalle, said it was a point of pride for Somalia to lead...
Somalia steps up political dialogue ahead of broader national talks
MOGADISHU — Delegations from Somalia’s federal government and the Somali Future Council held a second round of talks on Thursday, part of ongoing efforts to revive political dialogue in the country, officials said.
The meeting serves as a preparatory step toward a broader conference called by the federal government, which is expected to bring together former national leaders and representatives...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo Ka Qayb Galay Shirka Caalamiga ah ee Suuqa Shaqada ee Sacuudiga
Riyaad, Boqortooyada Sacuudi Carabiya — Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Prof. Saalim Caliyow Ibroow, ayaa ka qayb galay Shirka Caalamiga ah ee Suuqa Shaqada oo ka socda Boqortooyada Sacuudi Carabiya, kaas oo ay ka soo qayb galeen in ka badan 40 wasiir oo ka kala socday dalal kala duwan oo caalamka ah.
Shirkan ayaa...













