Sawirro: Lafta Gareen oo guddoomiyey shirka golaha wasiirada K/Galbeed

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa shir Gudoomiyey shirka Gollaha Wasiiradda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo Todobaadkan Warbixin looga dhagaystay Wasiiradda Wasaaraddaha Amniga,Warfaafinta,Waxbarashada,iyo Dastuurka. Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Dowlad...

Hodan iyo Xamarjajab oo xalay ku baratamay tartan aqooneedka Shabelle

Degmooyinka Hodan iyo Xamarjajab oo ka wada tirsan gobolka Banaadir ayaa xalay ku loolamay tartan aqooneedka faca weyn ee Shabakadda Warbaahinta Shabelle, iyaga oo soo bandhigay tartan aad u xiiso badan. Labada degmo oo...

Maamulka gobolka Banaadir oo war kasoo saaray amniga magaalada Muqdisho

Cali Cabdi Wardheere (Cali Yare) oo ah guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda ee maamulka gobolka Banaadir oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in saacadihii u dambeeyay dad uu ku sifeeyay in ay colaadda ku naaxaan ay...

Khasaaraha qarixii shalay ka dhacay deegaanada Gololey oo sii kordhay

Waxaa korortay, tirada dhimashada ee uu sababay qaraxii shalay ka dhacay degaanka Gololey ee gobolka Shabeelaha dhexe, sida ay sheegeen saraakiish caafimaadka magaalada Jowhar. Tirada dhimashada ayaa gaartay iminka il;aa 20 ruux oo kamid...

DF Soomaaliya oo si ada uga hadashay qoraalada beesha caalamka

Warsaxaafadeed ka soo baxay Dowladda Soomaaliya ayaa si adag loogu jawaabay Qoraaladii ka soo yeeray Beesha Calaamka. Warsaxaafadedka ayaa u qornaa sidan:- Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya waxay si aad ah...

XF Soomaaliya oo ka warbixisay xaaladihii ugu dambeeyay Covid-19 ee Dalka

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 271 xaalado cusub oo COVID-19 ah 48-kii saac ee la soo dhaafay, 32 qof ayaana u geeriyootay, waxaana ka bogsatay 76 ruux.

17 dead in roadside blast in southern Somalia

At least 17 people were killed and two others injured on Wednesday when a commuter minibus hit an improvised explosive device in the Middle Shabelle region of southern Somalia. "We can confirm that 17...

Somalia rolls out Sinopharm vaccines to boost fight against COVID-19

Somalia's health ministry on Wednesday rolled out doses of Sinopharm vaccine donated by China to boost the war against COVID-19 pandemic in the Horn of African nation. The country's deputy minister of health Ahmed...

Somalia’s president OKs mandate extension

Somalia’s president has defiantly signed into law an extension of his mandate and that of his government as the United States and others threatened sanctions and warned of further instability in one of the world’s most fragile...

Gaari ay saarnaayeen dad rayid oo miino ay kula qaraxday Shabeelaha Dhexe

Gaari Caasi ah oo ay saarnaayeen dad shacab ah kana baxay magaalada Muqdisho, oo  ku socday Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hir-Shabeelle, ayaa miino kula qaraxday inta u dhaxeyso Tuulada Gololey & deegaanka Qalimow oo hoos yimaado degmada Balcad...